Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Horseed Mediageneral

Xukuumadda Somalia oo ka dooddey hirgelinta dastuurka cusub.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan ayaa looga hadlay Qorshaha Hirgalinta Dastuurka…

SO
Xukuumadda Somalia oo ka dooddey hirgelinta dastuurka cusub.
Sawir / xog muuqaal ah · Horseed Media

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday hirgelinta dastuurka cusub ee dalka.

Maxaa la shaaciyey

  1. Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ayaa soo jeedisay ujeeddooyinka muhiimka ah ee hirgalinta dastuurka, iyadoo la qorsheynayo in dhammaan qodobbada dastuurka la hirgaliyo inta u dhaxeysa sanadaha 2026-2029.
  2. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in dastuurka uu dhaqangal yahay laga bilaabo maalinkii uu saxiixay Madaxweynaha.
  3. Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyay siyaasado iyo heshiisyo muhiim ah, oo ay ka mid yihiin siyaasadda horumarinta isboortiga Soomaaliya.

Macnaha guud

Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka shaqeyneysa hirgelinta dastuurka cusub si loo xoojiyo midnimada qaranka iyo hey’adaha dowladda.

Hirgalintiisa farsamo ahaan ay ku caddahay Dastuurka laftiisa, taasi oo qaadanaysa muddo.

Ra’iisul Wasaare Xamsa
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
2026-05-17

Sababta ay muhiim u tahay: Hirgelinta dastuurka cusub ayaa muhiim u ah siyaasadda dalka iyo horumarka Qaranka Soomaaliyeed.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Horseed Media

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan ayaa looga hadlay Qorshaha Hirgalinta Dastuurka…

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan ayaa looga hadlay Qorshaha Hirgalinta Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo ahmiyad weyn u leh hey’adaha dowladda, siyaasadda dalka iyo midnimada Qaranka Soomaaliyeed.

Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo golaha ka-hor jeedisay qorshaha lagu hirgalinyo dastuurka, muddada iyo farsamada, ayaa soo jeedisay ujeeddooyinka muhiimka ah ee uu leeyahay hirgalinta dastuurka dalka, kaasi oo qeexaya hubinta in dhammaan qodobbada dastuurka la hirgaliyo muddada dastuurka ku qeexan ee ah inta u dhaxeysa sanadaha (2026-2029).

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulanka guddoomiyey, ayaa sheegay in laga bilaabo maalinkii uu saxiixay Madaxweynaha iyo Maalinkii lagu soo saaray faafinta rasmiga ah uu dhaqangal yahay dastuurka, balse hirgalintiisa farsamo ahaan ay ku caddahay Dastuurka laftiisa, taasi oo qaadanaysa muddo, gaar ahaan arrimaha ku saabsan maamulka.

Isha: Horseed Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Horseed Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneraldastuurkaxukuumaddasomalia
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.

La socodsii

Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.