Xukuumadda Somalia oo shaacisay in lagu jiro xilli kala guur ah.
Xukuumadda federalka ah ee Somalia ayaa markii ugu horreysey qiratay in dalku kujiro marxalad kala guur…

Xukuumadda federalka ah ee Somalia ayaa qiratay in dalku kujiro marxalad kala guur ah.
Maxaa la shaaciyey
- Xukuumadda ayaa sheegtay in loo baahan yahay awood ciidan iyo cabburin si loo xakameeyo tuugada.
- Wasiirka gaashaandhigga Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in mucaaradka loo oggol yahay inay ka hadlaan hotelka Aljazeera.
- Xukuumadda ayaa caddeysay in dhaqdhaqaaq dheeraad ah aan la aqbali doonin.
“Xilliyada kala-guurka oo xilliyadan oo kale ah dad badan oo tuugo ah ayaa ummadda khalkhal geliya.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan xaaladda amni ee dalka iyo tallaabooyinka xukuumadda.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Xukuumadda federalka ah ee Somalia ayaa markii ugu horreysey qiratay in dalku kujiro marxalad kala guur…
Xukuumadda federalka ah ee Somalia ayaa markii ugu horreysey qiratay in dalku kujiro marxalad kala guur ah, loona baahan yahay awood ciidan iyo cabburin lagu sameeyo cidkasta oo doonaysa inay dhaqaaq samayso.
Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda federalka ah ee Somalia Axmed Macalin Fiqi, ayaa sheegay in lagu jiro xilli kala guur ah ayna xilliyadaan oo kala soo bataan dadka tuugada ah ayna awood iyo cabburin u adeegsan doonaan dadkaasi.
Dhanka kalena, Wasiirka ayaa sheegay in dhinacyada mucaaradka ee ku sugan Muqdisho ay u ogol yihiin inay ka soo hadlaan hotelka Aljazeera, haseyeeshee aan la aqbali doonin dhaqdhaqaaq dheeraad ah.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Horseed Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.