Topic
Warkasta is tracking kala across 6 reports from 5 sources. Recent coverage touches dhaqaalaha, dhaqaale, and difaaca, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho โ Golaha Dhaqaalaha Qaranka (NEC), oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka ahna La-taliyaha Sare ee Dhaqaalaha Madaxweynaha, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay hayโadaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, iyagoo wada-tashi kala yeeshay Hindisaha Xoojinta Dhaqaale Nabadeed, oo ku saleysan Hiigsiga Qarni-jirka 2060 (CV2060) iyo Qorshaha Isbedde

Jimco, 4, Sep 2026 {HMC} Yemen ayaa ku baaqday in la xoojiyo iskaashiga gobolka ee lagu carqaladeynayo shabakadaha sahayda iyo maalgelinta ee lala xiriirinayo Xuutiyiinta, iyadoo ka digtay in dhaqdhaqaaqyada sharci-darrada ahi ay khatar ku yihiin amniga Yemen iyo guud ahaan gobolka. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Arrimaha Qurbo-joogta Yemen, Afrah Cabdicasiis Al-Zouba, ayaa arrintan kala hadashay [

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo manta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo la xiriira dhaqaalaha, amniga iyo difaaca dalka. Kulanka Golaha oo uu shir-guddoomiyey Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan amniga dalka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa kulammo doceedyo la yeelatay Madax iyo Masโuuliyiin sare oo ka kala socday hayโadaha iyo dowladaha xubnaha ka ah Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), intii uu ka socday magaalada Islamabad Shirka Haweenka Islaamka. Kulammada ayaa Wasiiraddu la qaadatay Agaasimah

Baro sababaha timaha u kala daataan marka hurdada laga soo kaco iyo talooyinka khubarada ee ilaalinta caafimaadka iyo quruxda timaha iyadoo la adeegsanayo silk, satin iyo daryeel habboon. The post Khubarada Daryeelka Timaha oo Daaha Ka Rogay Sababaha Timaha u Kala Daataan Marka Hurdada Laga Soo Kaco first appeared on Radio Dalsan .

Taliyaha Ciidanka Kumaandooska Danab ee fadhigoodu yahay ceelka Ligle ee duleedka Magaalada Garoowe Jimcaale Jaamac Takar,โฆ