Xukuumadda Soomaaliya oo soo dhoweysay jadwalka doorashooyinka, kuna baaqday wadahadal siyaasadeed
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay jadwalka doorashooyinka ay shaacisay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, kuna baaqday wadahadal siyaasadeed.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- War-saxaafadeed ay dowladdu soo saartay 15-kii Oktoobar, 2026, ayay ku sheegtay in jadwalku yahay tallaabo muhiim ah oo loo qaaday hirgelinta geeddi-socodka doorashooyinka iyo xoojinta dimuqraadiyadda dalka.
- Dowladdu waxay sheegtay inay 18-kii bilood ee la soo dhaafay wadday dadaallo wadatashi iyo wada-xaajood oo loogu talagalay in dhinacyada siyaasadda Soomaaliyeed ay heshiis ka gaaraan arrimaha masiiriga ah ee dalka, gaar ahaan hannaanka doorashooyinka.
- Waxay intaas ku dartay in wadahadalladaasi ay sii socon doonaan, iyadoo ay ka go’an tahay in laga gaaro is-afgarad ballaaran oo ay wada taageeraan dhinacyada siyaasadda.
- Xukuumaddu waxay ku tilmaantay soo dhoweynta jadwalka doorashooyinka iyo sii wadidda wada-xaajoodyada laba dadaal oo is-dhammaystiraya, kuwaas oo ay sheegtay inay muhiim u yihiin ilaalinta xasilloonida, xoojinta midnimada qaranka iyo xaqiijinta xuquuqda dastuuriga ah ee muwaadiniinta.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hubiyo doorashooyin nabdoon?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay jadwalka doorashooyinka ay shaacisay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka.
- Dowladdu waxay sheegtay in jadwalku yahay tallaabo muhiim ah oo loo qaaday hirgelinta geeddi-socodka doorashooyinka iyo xoojinta dimuqraadiyadda dalka.
- Dowladdu waxay ugu baaqday dhammaan dhinacyada siyaasadda inay si niyad-wanaag iyo mas’uuliyad qaran leh uga qayb qaataan wadatashiga.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
MUQDISHO — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii soo dhoweysay jadwalka doorashooyinka ay shaacisay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, kaas oo qeexaya qorshaha doorashooyinka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka iyo Madaxweynaha Soomaaliya.
War-saxaafadeed ay dowladdu soo saartay 15-kii Oktoobar, 2026, ayay ku sheegtay in jadwalku yahay tallaabo muhiim ah oo loo qaaday hirgelinta geeddi-socodka doorashooyinka iyo xoojinta dimuqraadiyadda dalka.
Dowladdu waxay sheegtay inay 18-kii bilood ee la soo dhaafay wadday dadaallo wadatashi iyo wada-xaajood oo loogu talagalay in dhinacyada siyaasadda Soomaaliyeed ay heshiis ka gaaraan arrimaha masiiriga ah ee dalka, gaar ahaan hannaanka doorashooyinka.
Waxay intaas ku dartay in wadahadalladaasi ay sii socon doonaan, iyadoo ay ka go’an tahay in laga gaaro is-afgarad ballaaran oo ay wada taageeraan dhinacyada siyaasadda.
Xukuumaddu waxay ku tilmaantay soo dhoweynta jadwalka doorashooyinka iyo sii wadidda wada-xaajoodyada laba dadaal oo is-dhammaystiraya, kuwaas oo ay sheegtay inay muhiim u yihiin ilaalinta xasilloonida, xoojinta midnimada qaranka iyo xaqiijinta xuquuqda dastuuriga ah ee muwaadiniinta.
Dowladda ayaa ugu baaqday dhammaan dhinacyada siyaasadda inay si niyad-wanaag iyo mas’uuliyad qaran leh uga qayb qaataan wadatashiga, isla markaana ay iska kaashadaan qabashada doorashooyin nabdoon oo xoojiya kalsoonida shacabka iyo dowladnimada Soomaaliya.
Bayaanka dowladda ayaa imanaya iyadoo jadwalka doorashooyinka uu yahay arrin xasaasi ah oo ay dhinacyada siyaasadda Soomaaliya ku kala aragti duwan yihiin, gaar ahaan hannaanka doorashada iyo baahida loo qabo heshiis siyaasadeed oo loo dhan yahay.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay jadwalka doorashooyinka ay shaacisay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, kuna baaqday wadahadal siyaasadeed.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay jadwalka doorashooyinka ay shaacisay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka.
- Dowladdu waxay sheegtay in jadwalku yahay tallaabo muhiim ah oo loo qaaday hirgelinta geeddi-socodka doorashooyinka iyo xoojinta dimuqraadiyadda dalka.
- Dowladdu waxay ugu baaqday dhammaan dhinacyada siyaasadda inay si niyad-wanaag iyo mas’uuliyad qaran leh uga qayb qaataan wadatashiga.
- Xukuumaddu waxay ku tilmaantay soo dhoweynta jadwalka doorashooyinka iyo sii wadidda wada-xaajoodyada laba dadaal oo is-dhammaystiraya.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada siyaasadda ee ku saabsan jadwalka doorashooyinka.
- Eedeymaha ku saabsan muhiimadda jadwalka doorashooyinka waxay ku saleysan yihiin bayaanka dowladda.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan heshiiska dhinacyada siyaasadda ee ku saabsan hannaanka doorashada lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si firfircoon u dhiirrigelinaysaa jadwalka doorashooyinka iyo wadahadalka siyaasadeed.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hubiyo doorashooyin nabdoon?
- Sidee ayay dowladda u maareyn doontaa aragtiyaha kala duwan ee dhinacyada siyaasadda ku saabsan hannaanka doorashada?
- Waa maxay waqtiga loo qorsheeyay wadahadalada ay dowladda xustay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · doorashooyinka · dhoweysay · jadwalka
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada