Topic
Warkasta is tracking doorashooyinka across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches amniga, kulan, and nisa, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

DHUUSAMAREEB – Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Maxamed Salaad iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa hada gaaray Degmadda Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, halkaas oo dhawaan lagu wado in ay ka bilowdaan Doorashooyinka qof iyo codka ah ee Dowladda Federaalku wado. Ilo xog-ogaal ah ayaa Shabelle u sheegay in Safarka Taliye Mahad Salaad […]
Guddoomiye Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Mudane Saadiq Abshir Garaad, oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Guddiga iyo Xoghayaha Guud, ayaa magaalada Baydhabo kulan muhiim ah kula yeeshay laamaha amniga ee heer federaal iyo heer dowlad-goboleed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta wada-shaqeynta iyo isku dubbaridka howlaha amniga, si l