Topic
kana
2 stories

DF oo beenisay inay u yeertay safiir Jabriil, kana hadashay shirkii muranka dhaliyey
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay ayaa beeniyey warar lagu baahiyey warbaahinta oo sheegayay in dowladda federaalka ay u yeertay safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya, Jibriil Ibraahim Cabdulle, kadib markii uu ka qeyb-galay shir ganacsi oo ka dhacay magaalada Nairobi, kaas oo sidoo kale uu marti ku ahaa safiirka […] The post DF oo

Puntland oo ku dhawaaqday inay dhamaatay sharciyadii DF, kana dalbatay b/caalamka in…
Garoowe (Caasimada Online) – Golaha Wasiirrada Puntland ayaa maanta soo saaray war-murtiyeed ay ku caddeeyeen mowqifkooda ku aaddan Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyagoo sheegay in maamulka Puntland uusan mar dambe aqoonsanayn dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. War-murtiyeedka oo uu warbaahinta u akhriyay Wasiirka Warfaafinta Puntland, Faarax Cali Xirsi ayaa lagu sheegay in