Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha oo shir-guddoomiyey kulanka laba-toddobaadlaha ah ee Wasaaradda
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiAgaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha, Mudane Maxamed Xasan Shire, ayaa shir-guddoomiyey kulanka laba-toddobaadlaha ah ee Wasaaradda, kaas oo diiradda lagu saaray qiimeynta howlaha iyo qorshayaasha shaqo ee 2026.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray qiimeynta howlaha Wasaaradda, heerka uu marayo fulinta qorshayaasha shaqo ee sannadka 2026 iyo diyaarinta qorshaha sanadka soo socda ee 2027.
- Sidoo kale, waxaa kulanka lagu falanqeeyey sidii looga faa’iideysan lahaa xafiisyada dheeraadka ah ee Wasaaradda, iyo dejinta habraacyo mideysan oo lagu maamulayo gaadiidka cusub ee Wasaaradda.
- Waxa uu sidoo kale Waaxda Qorsheynta faray inay bilowdo diyaarinta dib-u-eegista muddada dhexe ee Istiraatiijiyadda Shanta Sano ee Wasaaradda, taas oo lagu qiimeyn doono heerka fulinta qorshayaasha iyo waxyaabaha u baahan in wax laga beddelo ama la xoojiyo.
- Kulankan laba-toddobaadlaha ah ayaa qeyb ka ah dadaallada Wasaaradda Amniga Gudaha ee lagu xoojinayo isku-duwidda howlaha waaxyaha, kor u qaadista hufnaanta shaqada iyo xaqiijinta qorshayaasha u degsan Wasaaradda.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin howlaha gaarka ah ee lagu qiimeeyay kulanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray qiimeynta howlaha Wasaaradda, heerka uu marayo fulinta qorshayaasha shaqo ee sannadka 2026.
- Agaasimaha Guud, Maxamed Xasan Shire, ayaa agaasimeyaasha waaxyaha faray inay dardargeliyaan dhammaystirka howlaha u qorsheysnaa sannadkan, isla markaana ay si waqtigooda ah u diyaariyaan qorshe-hawleedka sannadka 2027.
- Agaasimaha Guud ayaa xaqiijiyey in Shirka Sanadlaha ah ee Wasaaradda Amniga Gudaha la qaban doono bisha Febraayo 2027.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xasan Shire (Mohamed H. Shire), ayaa shir-guddoomiyey kulanka laba-toddobaadlaha ah ee Wasaaradda, kaas oo ay ka qaybgaleen agaasimeyaasha waaxyaha iyo la-taliyeyaasha farsamo.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray qiimeynta howlaha Wasaaradda, heerka uu marayo fulinta qorshayaasha shaqo ee sannadka 2026 iyo diyaarinta qorshaha sanadka soo socda ee 2027. Ugu horreyn, agaasimeyaasha waaxyaha ayaa kulanka ka soo jeediyey warbixinno la xiriira howlaha u qabsoomay, kuwa hadda socda iyo howlaha weli dhiman ee ku jira qorshaha shaqo ee sannadka 2026.
Sidoo kale, waxaa kulanka lagu falanqeeyey sidii looga faa’iideysan lahaa xafiisyada dheeraadka ah ee Wasaaradda, iyo dejinta habraacyo mideysan oo lagu maamulayo gaadiidka cusub ee Wasaaradda. Agaasimaha Guud, Maxamed Xasan Shire, ayaa agaasimeyaasha waaxyaha faray inay dardargeliyaan dhammaystirka howlaha u qorsheysnaa sannadkan, isla markaana ay si waqtigooda ah u diyaariyaan qorshe-hawleedka sannadka 2027.
Waxa uu sidoo kale Waaxda Qorsheynta faray inay bilowdo diyaarinta dib-u-eegista muddada dhexe ee Istiraatiijiyadda Shanta Sano ee Wasaaradda, taas oo lagu qiimeyn doono heerka fulinta qorshayaasha iyo waxyaabaha u baahan in wax laga beddelo ama la xoojiyo. Dhanka kale, Agaasimaha Guud ayaa xaqiijiyey in Shirka Sanadlaha ah ee Wasaaradda Amniga Gudaha la qaban doono bisha Febraayo 2027, iyadoo ajandaha shirka lagu diyaarin doono wadatashi ballaaran oo lagu falanqeyn doono waxqabadka Wasaaradda, caqabadaha jira iyo mudnaanta istaraatiijiyadeed ee horyaalla.
Kulankan laba-toddobaadlaha ah ayaa qeyb ka ah dadaallada Wasaaradda Amniga Gudaha ee lagu xoojinayo isku-duwidda howlaha waaxyaha, kor u qaadista hufnaanta shaqada iyo xaqiijinta qorshayaasha u degsan Wasaaradda.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha, Mudane Maxamed Xasan Shire, ayaa shir-guddoomiyey kulanka laba-toddobaadlaha ah ee Wasaaradda, kaas oo diiradda lagu saaray qiimeynta howlaha iyo qorshayaasha shaqo ee 2026.
Qodobada muhiimka ah
- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha, Mudane Maxamed Xasan Shire, ayaa shir-guddoomiyey kulanka laba-toddobaadlaha ah ee Wasaaradda.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray qiimeynta howlaha Wasaaradda, heerka uu marayo fulinta qorshayaasha shaqo ee sannadka 2026.
- Agaasimaha Guud, Maxamed Xasan Shire, ayaa agaasimeyaasha waaxyaha faray inay dardargeliyaan dhammaystirka howlaha u qorsheysnaa sannadkan, isla markaana ay si waqtigooda ah u diyaariyaan qorshe-hawleedka sannadka 2027.
- Agaasimaha Guud ayaa xaqiijiyey in Shirka Sanadlaha ah ee Wasaaradda Amniga Gudaha la qaban doono bisha Febraayo 2027.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyada kale.
- Eedeymaha waxay ku saleysan yihiin hadallada lagu sheegay kulanka.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan natiijooyinka kulanka lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa in la xoojiyo isku-duwidda iyo hufnaanta Wasaaradda Amniga Gudaha.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin howlaha gaarka ah ee lagu qiimeeyay kulanka?
- Maxay yihiin caqabadaha hadda ay Wasaaradda wajahdo?
- Sidee ayuu qorshaha shaqo ee 2027 uga duwan yahay kan 2026?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · agaasimaha · gudaha · shir
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada