Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Horseed Mediageneral

Ardayda Puntland oo sanadkii 23aad u dareeray imtixaan midaysan.

In ka badan 23,000 oo arday ayaa saaka u dareeray imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland, kaas…

SO
Ardayda Puntland oo sanadkii 23aad u dareeray imtixaan midaysan.
Sawir / xog muuqaal ah · Horseed Media
Loading enhanced story summary...

Warbixin Soomaali asal ah

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Horseed Media

In ka badan 23,000 oo arday ayaa saaka u dareeray imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland, kaas…

In ka badan 23,000 oo arday ayaa saaka u dareeray imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland, kaas oo ay u fariisanayaan ardayda fasallada 8-aad ee dugsiyada dhexe iyo 12-aad ee dugsiyada sare.

Imtixaankan oo ah kii 23-aad ee si mideysan looga qaado deegaannada Puntland ayaa waxaa soo qabanqaabisay Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland, iyadoo ardaydu kugelayan xarumo kala duwan oo ku yaalla guud ahaan gobolada Puntland.

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada ayaa sheegay in dhammaan diyaar-garowgii lagama maarmaanka ahaa la dhameystiray, isla markaana la adkeeyey ammaanka iyo habsami-u-socodka imtixaanka si ardaydu ugu galaan jawi deggan oo hufan.

Isha: Horseed Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Horseed Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneraldareeraypuntlandimtixaan
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.