Turjumaad ayaa la diyaarinayaa
Turjumaadda akhriska ee sheekadan wali waa la diyaarinayaa. Qoraalka asalka ah waxaa laga heli karaa hoos.

Warbixin English asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Qoraalkan oo loo soo dhigay bogga Facebook ayaa wata hal sawir oo muujinaya ciidamo gashan dharka tababarka oo meel balbalo ah hoos fadhiya. Qoraalka oo sawirkiisa lagu badiyay color cadaan ah ayaa ah mid been ah.
“Waxaan bogaa dinaya (500) ee Askari ee Tobar-ka Looga furay Degmada Jarriiban,ee Gobolka Mudug. Ciidan-kan ayaa noqon doona kuwa kashaqeeya arrimaha Amniga Gobolka Mudug iyo meeshi kale oo looga baahdo.” Ayaa lagu yiri qoraalka.
Sheegashadan ayaa lagu faafiyay in ay tahay ciidamo cusub oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ay deegaankaas ka qoratay.
Si loo xaqiijiyo xaqiiqada sawiradan, bog wareedka Puntland Mirror ayaa Google-ka ku sameeyay sawir baaris, wuxuuna odaagay in sawirka uusan ahayn mid deegaankaas Jariiban ah, balse uu yahay tababar asbuucaan ciidamada Daban ee Soomaaliya looga furay dugsiga tababarka Bali-doogle sida halkaan ka muuqata iyo halkan .
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Mirror
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan