Beesha caalamka oo door weyn ka ciyaaraysa wada-hadallada DF iyo mucaaradka
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiBeesha caalamka ayaa fududeyneysa wada-hadallada dowladda federaalka iyo mucaaradka Soomaaliya, kuwaas oo la qorsheeyay inay Muqdisho ka dhacaan inta u dhexeysa 14-ka illaa 18-ka November.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wada-hadallada ayaa la qorsheeyay inay Muqdisho ka dhacaan inta u dhexeysa 14-ka illaa 18-ka November, waxaana diiradda lagu saari doonaa sidii dhinacyada siyaasadeed ay uga heshiin lahaayeen hannaanka doorashada iyo qaabka wadajirka ah ee loo maamulayo.
- Doorka dhex-dhexaadinta waxaa qaadanaya afarta dhinac ee loo yaqaan Rubucda (Quartet), kuwaas oo qorsheynaya in kulamada lagu soo bandhigo mabaadi’da aas-aasiga ah ee heshiiska, sidoo kalena la qabto shirar ay yeeshaan hoggaamiyeyaasha siyaasadeed iyo guddiyada farsamada.
- Qorshahan waxaa sidoo kale qeyb ka ah sugidda amniga madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland, Siciid Deni iyo Axmed Madoobe, iyadoo dalalka ciidamadoodu ku sugan yihiin Soomaaliya laga codsaday inay mas’uuliyaddaas qaataan.
- Cadaadiska lagu doonayo in heshiis laga gaaro doorashooyinka ayaa imaanaya xilli uu dalka ka jiro khilaaf siyaasadeed oo xooggan.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa dadaallada diblomaasiyadeed ee socda si loo xalliyo khilaafaadka doorashooyinka Soomaaliya, kuwaas oo muhiim u ah xasiloonida siyaasadeed ee dalka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo wada-hadallada?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Beesha caalamka ayaa door weyn ka ciyaaraysa fududeynta wada-hadallada dowladda federaalka iyo mucaaradka Soomaaliya.
- Wada-hadallada ayaa la qorsheeyay inay Muqdisho ka dhacaan inta u dhexeysa 14-ka illaa 18-ka November.
- Rubucda (Quartet) ayaa qorsheynaya in kulamada lagu soo bandhigo mabaadi’da aas-aasiga ah ee heshiiska.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu doonayo in xal looga gaaro khilaafka doorashooyinka Soomaaliya ayaa isa soo taraya, iyadoo Mareykanka, Britain, Turkiga iyo Midowga Yurub ay isku raaceen inay fududeeyaan wada-hadallada dowladda federaalka iyo mucaaradka.
Wada-hadallada ayaa la qorsheeyay inay Muqdisho ka dhacaan inta u dhexeysa 14-ka illaa 18-ka November, waxaana diiradda lagu saari doonaa sidii dhinacyada siyaasadeed ay uga heshiin lahaayeen hannaanka doorashada iyo qaabka wadajirka ah ee loo maamulayo.
Doorka dhex-dhexaadinta waxaa qaadanaya afarta dhinac ee loo yaqaan Rubucda (Quartet), kuwaas oo qorsheynaya in kulamada lagu soo bandhigo mabaadi’da aas-aasiga ah ee heshiiska, sidoo kalena la qabto shirar ay yeeshaan hoggaamiyeyaasha siyaasadeed iyo guddiyada farsamada.
Qorshahan waxaa sidoo kale qeyb ka ah sugidda amniga madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland, Siciid Deni iyo Axmed Madoobe, iyadoo dalalka ciidamadoodu ku sugan yihiin Soomaaliya laga codsaday inay mas’uuliyaddaas qaataan.
Cadaadiska lagu doonayo in heshiis laga gaaro doorashooyinka ayaa imaanaya xilli uu dalka ka jiro khilaaf siyaasadeed oo xooggan. Waxaa xaaladda sii cakiraya walaaca laga qabo bixitaanka ciidamada Uganda ee Soomaaliya ku jooga heshiis laba geesood ah iyo suurtagalnimada in Al-Shabaab ay ka faa’iideysato meelaha uu amnigu ka liito.
Dadaalladan diblomaasiyadeed ayaa sidoo kale daba socda go’aankii Maxkamadda Sare ee 5-tii November, kaas oo lagu diiday muddo-kordhinta madaxweynaha iyo baarlamaanka, isla markaana awoodaha xukuumadda ra’iisul wasaaraha lagu koobay hawlaha maalinlaha ah ee sii wadidda maamulka.
Xukunkaasi wuxuu dhinacyada ay khuseyso ku waajibinayaa inay heshiis ka gaaraan hannaanka doorashada ugu dambeyn 5-ta December 2026.
Sidoo kale, muddada loo qabtay qabashada doorashooyinka ayaa ah 90 maalmood laga bilaabo maalintii go’aanka maxkamadda la gaaray, taas oo ku eg 3-da February 2027.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Beesha caalamka ayaa fududeyneysa wada-hadallada dowladda federaalka iyo mucaaradka Soomaaliya, kuwaas oo la qorsheeyay inay Muqdisho ka dhacaan inta u dhexeysa 14-ka illaa 18-ka November.
Qodobada muhiimka ah
- Beesha caalamka ayaa door weyn ka ciyaaraysa fududeynta wada-hadallada dowladda federaalka iyo mucaaradka Soomaaliya.
- Wada-hadallada ayaa la qorsheeyay inay Muqdisho ka dhacaan inta u dhexeysa 14-ka illaa 18-ka November.
- Rubucda (Quartet) ayaa qorsheynaya in kulamada lagu soo bandhigo mabaadi’da aas-aasiga ah ee heshiiska.
- Go’aankii Maxkamadda Sare ee 5-tii November, kaas oo lagu diiday muddo-kordhinta madaxweynaha iyo baarlamaanka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dowladda federaalka ama xisbiyada mucaaradka.
- Eedeymaha ku saabsan doorka Rubucda iyo go'aanka Maxkamadda Sare ayaa ku saleysan warbixinta maqaalka.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha maqaalka lagu sheegay ma jiro.
Gunaanadka akhristaha
Beesha caalamka ayaa si firfircoon uga qayb qaadaneysa dhexdhexaadinta wada-hadallada siyaasadeed ee Soomaaliya iyadoo ay jiraan khilaafaad doorasho oo weyn.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo wada-hadallada?
- Sidee amniga loo xaqiijin doonaa inta lagu jiro wada-hadallada?
- Maxay yihiin saameynta go'aanka Maxkamadda Sare ee xaaladda siyaasadeed?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa dadaallada diblomaasiyadeed ee socda si loo xalliyo khilaafaadka doorashooyinka Soomaaliya, kuwaas oo muhiim u ah xasiloonida siyaasadeed ee dalka.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · wada · hadallada · mucaaradka
Sii akhri
- Mucaaradka oo dowladda ku eedeeyay inay afgambi ciidan xilka uga tuurtay Guddoomiyihii Maxkamadda Sare
Shabelle Media
- Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya Shirka Cimilada ee COP31 oo ka furmaya magaalada Antalya
Shabelle Media
- Soomaaliya iyo Liibiya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhaqaalaha iyo maaliyadda
Shabelle Media