Bulshada rayidka oo war kasoo saaray tallaabadii Xasan Sheekh
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiUrurrada Bulshada Rayidka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay casuumadda uu madaxweynaha Soomaaliya u fidiyay dhinacyada mucaaradka iyo Dalladda Bulshada Rayidka, si looga wada-hadlo xaaladda siyaasadeed ee dalka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Madaxweynaha ayaa si gaar ah u casuumay Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Madasha Midnimo Qaran iyo Dalladda Bulshada Rayidka, si ay uga qaybgalaan gogol wadatashi Qaran oo ka furmi doonta magaalada Muqdisho 14-18 Nofeembar 2026.
- Sida ay caddeysay Madaxtooyadu kulankaas ayaa waxaa looga hadli doonaa arrimaha masiiriga ah oo ay ugu horreyso doorashada dalka, iyado oo sidoo kale caddeysay in muhiimadu tahay in la muujiyo niyad wanaag iyo isu-tanaasul.
- “Gogoshan ayaa ujeedkeedu yahay in si wadajir ah looga wada hadlo arrimaha doorashooyinka federaalka, si ku dhisan is-afgarad iyo isu-tanaasul,” ayay tiri Madaxtooyadu.
- Intaas kadib war-saxaafadeed kasoo baxay Dalladda Bulshada Rayidka ee SONSA ayaa lagu sheegay in ay soo dhoweynaysaan casuumaadda iyo gogosha wadahadalka ee uu fidiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, si xal looga gaaro khilaafka siyaasadeed ee ku xeeran doorashooyinka federaalka.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa dadaal lagu xallinayo khilaafaadka siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan doorashooyinka soo socda.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo wadahadalka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweynaha ayaa si gaar ah u casuumay Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Madasha Midnimo Qaran iyo Dalladda Bulshada Rayidka, si ay uga qaybgalaan gogol wadatashi Qaran oo ka furmi doonta magaalada Muqdisho 14-18 No
- Sida ay caddeysay Madaxtooyadu kulankaas ayaa waxaa looga hadli doonaa arrimaha masiiriga ah oo ay ugu horreyso doorashada dalka, iyado oo sidoo kale caddeysay in muhiimadu tahay in la muujiyo niyad wanaag iyo isu-tanaasul.
- Dalladda Bulshada Rayidka ee SONSA ayaa lagu sheegay in ay soo dhoweynaysaan casuumaadda iyo gogosha wadahadalka ee uu fidiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, si xal looga gaaro khilaafka siyaasadeed ee ku xeeran doorashoo
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay casuumadda uu madaxweynaha Soomaaliya u fidiyay dhinacyada mucaaradka iyo Dalladda Bulshada Rayidka, si looga wada-hadlo xaaladda siyaasadeed ee dalka.
Madaxweynaha ayaa si gaar ah u casuumay Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Madasha Midnimo Qaran iyo Dalladda Bulshada Rayidka, si ay uga qaybgalaan gogol wadatashi Qaran oo ka furmi doonta magaalada Muqdisho 14-18 Nofeembar 2026.
Sida ay caddeysay Madaxtooyadu kulankaas ayaa waxaa looga hadli doonaa arrimaha masiiriga ah oo ay ugu horreyso doorashada dalka, iyado oo sidoo kale caddeysay in muhiimadu tahay in la muujiyo niyad wanaag iyo isu-tanaasul.
“Gogoshan ayaa ujeedkeedu yahay in si wadajir ah looga wada hadlo arrimaha doorashooyinka federaalka, si ku dhisan is-afgarad iyo isu-tanaasul,” ayay tiri Madaxtooyadu.
Intaas kadib war-saxaafadeed kasoo baxay Dalladda Bulshada Rayidka ee SONSA ayaa lagu sheegay in ay soo dhoweynaysaan casuumaadda iyo gogosha wadahadalka ee uu fidiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, si xal looga gaaro khilaafka siyaasadeed ee ku xeeran doorashooyinka federaalka.
SONSA ayaa shaaca ka qaaday in gogoshan wadahadalka ay u aragto tallaabo muhiim ah oo mudan in laga mira-dhaliyo, iyada oo war-saxaafadeedka lagu yiri “Hadaba, si looga gudbo xaaladda adag ee uu dalku marayo, Bulshada Rayidku waxa ay ku baaqaysaa in xil gaar ah la iska saaro sidii dhinacyadu uga wada qayb geli lahaayeen gogosha wadahadalka, loogana fogaado dib-u-dhac iyo waqti dheeraad ah oo lagu sii lumiyo”.
Waxaa kale oo lasii raaciyay “Bulshada Rayidka waxa ay rajaynaysaa in gogoshu noqoto mid dhab ah oo ku dhisan isku-tanaasul la taaban karo, laguna dadaalo sidii xal dhab ah looga gaari lahaa arrimaha aas’aasiga u ah doorashooyinka federaalka”.
Sidoo kale waxay Dalladda Bulshada Rayidka ku talisay in gogosha ay noqoto mid la jaanqaadeysa lana falgaleysa wadahadalladii ay horay u wadeen beesha caalamka, kaas oo laysugu soo dhoweeynayay dowladda iyo mucaaradka ay ka mid yihiin Golaha Mustaqbalka, Madasha Midnimo Qaran iyo Nabad iyo Nolol.
Ugu dambayn, Bulshada Rayidka ayaa ku baaqday in dadaal ballaaran lagu bixiyo sidii loo xaqiijin lahaa in ka qaybgalka gogosha wadahadalku noqdo mid loo dhan yahay. “Taasi waxa ay fududayn doontaa hirgelinta heshiisyada ka soo baxa wadahadallada la filayo, loogana gudbi karo khilaafaadka siyaasadeed ee saameeyay geeddi-socodka dowlad-dhiska, amniga, dhaqaalaha, midnimada iyo kalsoonida shacabka Soomaaliyeed,” ayaa lagu soo gabagabeeyay qoraalka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay casuumadda uu madaxweynaha Soomaaliya u fidiyay dhinacyada mucaaradka iyo Dalladda Bulshada Rayidka, si looga wada-hadlo xaaladda siyaasadeed ee dalka. Gogol wadatashi ayaa lagu qorsheeyay in lagu qabto Muqdisho 14-18 Nofeembar 2026.
Qodobada muhiimka ah
- Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay casuumadda uu madaxweynaha Soomaaliya u fidiyay dhinacyada mucaaradka iyo Dalladda Bulshada Rayidka, si looga wada-hadlo xaaladda siyaasadeed ee dalka.
- Madaxweynaha ayaa si gaar ah u casuumay Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Madasha Midnimo Qaran iyo Dalladda Bulshada Rayidka, si ay uga qaybgalaan gogol wadatashi Qaran oo ka furmi doonta magaalada Muqdisho 14-18 No
- Sida ay caddeysay Madaxtooyadu kulankaas ayaa waxaa looga hadli doonaa arrimaha masiiriga ah oo ay ugu horreyso doorashada dalka, iyado oo sidoo kale caddeysay in muhiimadu tahay in la muujiyo niyad wanaag iyo isu-tanaasul.
- Dalladda Bulshada Rayidka ee SONSA ayaa lagu sheegay in ay soo dhoweynaysaan casuumaadda iyo gogosha wadahadalka ee uu fidiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, si xal looga gaaro khilaafka siyaasadeed ee ku xeeran doorashoo
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada mucaaradka ee la casuumay.
- Eedeymaha ku saabsan muhiimadda wadahadalka waxay ku saleysan yihiin bayaannada ka soo baxay ururrada bulshada rayidka iyo Madaxtooyada.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha ma jiraan.
Gunaanadka akhristaha
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa casuumay kooxo siyaasadeed iyo ururrada bulshada si ay uga wada hadlaan arrimaha doorashooyinka muhiimka ah.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo wadahadalka?
- Sidee loo xaqiijin doonaa ka qaybgalka dhinacyada mucaaradka?
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadi doono si wax looga qabto khilaafaadka siyaasadeed si hufan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa dadaal lagu xallinayo khilaafaadka siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan doorashooyinka soo socda.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · rayidka · bulshada · war
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada