Topic
Warkasta is tracking war across 5 reports from 3 sources. Recent coverage touches bulshada, cusub, and dilay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay casuumadda uu madaxweynaha Soomaaliya u fidiyay dhinacyada mucaaradka iyo Dalladda Bulshada Rayidka, si looga wada-hadlo xaaladda siyaasadeed ee dalka. Madaxweynaha ayaa si gaar ah u casuumay Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Madasha Midnimo Qaran iyo Dalladda Bulshada Rayidka, si ay uga q

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijada laba baaritaan oo laga qaaday muwaadin Soomaaliyeed oo karantiil loo geliyay xiriir uu la yeeshay qof qabay cudurka Ebola, kuwaas dhammaantood noqday (Negative), taas oo ka dhigan in aan laga helin fayraska Ebola. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ay wasaaraddu soo saartay, muwaadi

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ee ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo Madasha Samatabixinta ee Muqdisho ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku… Sii akhri
Masar, Ereteriya, Soomaaliya iyo Suudaan ayaa ku baaqay xalal siyaasadeed iyo kuwo nabadeed iyadoo ay sii kordhayaan khilaafaadka gobolka, oo ay ku jiraan dagaalka sokeeye ee Suudaan iyo dagaallo waaweyn oo ka socda Itoobiya.

Diyaarad gaar ah oo sidday maydadka badmaaxiintii u dhashay dalka Pakistaan iyo kuwa dhaawaca ah ayaa maanta oo Axad ah ka degtay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Jinnah ee magaalada Karachi. Diyaaradda ayaa sidday meydadka saddex badmaax oo Pakistani ah iyo afar shaqaale ah oo ku dhaawacmay markabka MT Honour 25,…