Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyey duleedka Xudur, kuna dilay horjooge Al-Shabaab u qaabilsanaa baadda shacabka
Waxa dhacay
Hal il · Shabelle Media
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ka fuliyey duleedka Xudur, kuna dilay horjooge Al-Shabaab u qaabilsanaa baadda shacabka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu dilay horjooge lagu magacaabi jiray Mustaf Maxamed Dhaayow, kaas oo kooxda Al-Shabaab u qaabilsanaa ururinta lacagaha iyo xoolaha ay baadda uga qaadaan shacabka ku nool deegaanno ka tirsan gobolka Bakool.
- Wasaaraddu waxay sheegtay in horjoogaha la dilay uu door ku lahaa falalka baadda ah ee kooxda Al-Shabaab ay ku dhibaateyso dadka rayidka ah, gaar ahaan bulshada ku nool deegaannada ay weli ka jirto saameynta maleeshiyaadkaasi.
- Howlgalkan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ku doonayaan ciribtirka haraadiga maleeshiyaadka Al-Shabaab, iyadoo ciidamada ay sii wadaan baacsiga horjoogayaasha kooxda ee ku dhuumaaleysanaya godadka iyo dhulka howdka ah.
- Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadisay geesinimada iyo naf-hurnimada Ciidanka Xoogga Dalka, iyadoo sheegtay in la sii dardargelin doono howlgalada ka dhanka ah maleeshiyaadka Al-Shabaab.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xaqiijiyo amniga shacabka ka dib howlgalkaan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan deegaanka Moora Hagar Guudale, oo qiyaastii 20 KM dhanka koonfureed kaga beegan magaalada Xudur.
- Horjooge lagu magacaabi jiray Mustaf Maxamed Dhaayow, kaas oo kooxda Al-Shabaab u qaabilsanaa ururinta lacagaha iyo xoolaha ay baadda uga qaadaan shacabka.
- Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadisay geesinimada iyo naf-hurnimada Ciidanka Xoogga Dalka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Xudur, Bakool – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey duleedka deegaanka Moora Hagar Guudale, oo qiyaastii 20 KM dhanka koonfureed kaga beegan magaalada Xudur ee gobolka Bakool, kaas oo lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaadka Al-Shabaab.
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu dilay horjooge lagu magacaabi jiray Mustaf Maxamed Dhaayow, kaas oo kooxda Al-Shabaab u qaabilsanaa ururinta lacagaha iyo xoolaha ay baadda uga qaadaan shacabka ku nool deegaanno ka tirsan gobolka Bakool.
Wasaaraddu waxay sheegtay in horjoogaha la dilay uu door ku lahaa falalka baadda ah ee kooxda Al-Shabaab ay ku dhibaateyso dadka rayidka ah, gaar ahaan bulshada ku nool deegaannada ay weli ka jirto saameynta maleeshiyaadkaasi.
Howlgalkan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ku doonayaan ciribtirka haraadiga maleeshiyaadka Al-Shabaab, iyadoo ciidamada ay sii wadaan baacsiga horjoogayaasha kooxda ee ku dhuumaaleysanaya godadka iyo dhulka howdka ah.
Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadisay geesinimada iyo naf-hurnimada Ciidanka Xoogga Dalka, iyadoo sheegtay in la sii dardargelin doono howlgalada ka dhanka ah maleeshiyaadka Al-Shabaab. Wasaaraddu waxay sidoo kale adkaysay in dadaallada milatari ay sii socon doonaan, si meesha looga saaro khatarta amni ee kooxda, loona xaqiijiyo nabadda iyo xasilloonida dalka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ka fuliyey duleedka Xudur, kuna dilay horjooge Al-Shabaab u qaabilsanaa baadda shacabka.
Qodobada muhiimka ah
- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ka fuliyey duleedka Xudur, kuna dilay horjooge Al-Shabaab u qaabilsanaa baadda shacabka.
- Howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan deegaanka Moora Hagar Guudale, oo qiyaastii 20 KM dhanka koonfureed kaga beegan magaalada Xudur.
- Horjooge lagu magacaabi jiray Mustaf Maxamed Dhaayow, kaas oo kooxda Al-Shabaab u qaabilsanaa ururinta lacagaha iyo xoolaha ay baadda uga qaadaan shacabka.
- Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadisay geesinimada iyo naf-hurnimada Ciidanka Xoogga Dalka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay war-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan howlgalka ama tirada khasaareed.
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha Al-Shabaab ama dhinacyada kale.
Gunaanadka akhristaha
Howlgalka wuxuu muujinayaa dadaallada milatari ee socda ee Ciidanka Xoogga Dalka ka dhanka ah Al-Shabaab gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xaqiijiyo amniga shacabka ka dib howlgalkaan?
- Sidee ayay Ciidanka Xoogga Dalka u sii wadi doonaan howlgaladooda ka dhanka ah Al-Shabaab gobolka?
- Maxay noqon doontaa saameynta howlgalkaan ku yeelan doonto hawlaha Al-Shabaab ee Bakool?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · security · security · horjooge · howlgal
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada