DF oo cunaqabatayn saartay Laftagareen, Taliye Shub iyo siyaasiyiin kale
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiDowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa cunaqabatayn maaliyadeed ku soo rogtay madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo 9 xubnood oo kale, iyada oo ku eedeysay inay taageeraan Al-Shabaab.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kooxdan ayaa dowladda Soomaaliya waxa ay ku eedeysay inay ku lug leeyihiin maalgelinta iyo taageeridda Al-Shabaab, kadib weerarradii ay kusoo qaadeenmagaalada Baydhaba, kuwaas oo loo adeegsaday gawaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa.
- Guddiga Qaran ee ka-hortagga lacag-dhaqidda iyo la-dagaallanka maalgelinta Argagixisada oo soo saaray war-saxaafadeed ayaa liiska cunaqabataynta maaliyadeed ee Cayiman ku daray shakhsiyaadkan oo haatan dagaal adag kula jiray maamulka Koonfur Galbeed.
- Sidoo kale, guddiga ayaa shaaca ka qaaday winay ka go’an xoojinta dadaallada lagu ciribtiraayo maalgelinta argagixisada, laguna adkaynaayo hirgelinta cunaqabataynta maaliyadeed ee cayiman, si loo ilaaliyo amniga iyo xasilloonida dalka.
- Xubnaha cunaqabateynta la saaray ayaa kala ah;- 1-Abdiaziz Hassan Mohamed (Laftagareen) 2- Hassan Abdulkadir Mohamed 3- Mahad Abdirahman Adan (Shub) 4- Ibrahim Adan Ali (Najah) 5- Hassan Abdi Mohamed (Ugaas Hassan) 6-Abdullahi Ali Watiin 7-Abdifatah Mahad Abdirahman 8-Abdimajid Mowlid Hassan 9-Amiin Mad Daruur 10-Abshir Aden Isak.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin cadaymaha gaarka ah ee dowladda haysato ee ku saabsan taageerada la sheegay ee Al-Shabaab?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa cunaqabatayn maaliyadeed ku soo rogtay madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo 9 xubnood oo kale.
- Dowladda Soomaaliya waxa ay ku eedeysay inay ku lug leeyihiin maalgelinta iyo taageeridda Al-Shabaab.
- Guddiga Qaran ee ka-hortagga lacag-dhaqidda iyo la-dagaallanka maalgelinta Argagixisada ayaa soo saaray war-saxaafadeed.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta cunaqabatayn maaliyadeed kusoo rogtay madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo 9 xubnood oo kale oo kamid ah saaxibadiisa ku kala sugan duleedka Baydhaba iyo magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya.
Kooxdan ayaa dowladda Soomaaliya waxa ay ku eedeysay inay ku lug leeyihiin maalgelinta iyo taageeridda Al-Shabaab, kadib weerarradii ay kusoo qaadeenmagaalada Baydhaba, kuwaas oo loo adeegsaday gawaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa.
Guddiga Qaran ee ka-hortagga lacag-dhaqidda iyo la-dagaallanka maalgelinta Argagixisada oo soo saaray war-saxaafadeed ayaa liiska cunaqabataynta maaliyadeed ee Cayiman ku daray shakhsiyaadkan oo haatan dagaal adag kula jiray maamulka Koonfur Galbeed.
Sidoo kale, guddiga ayaa shaaca ka qaaday winay ka go’an xoojinta dadaallada lagu ciribtiraayo maalgelinta argagixisada, laguna adkaynaayo hirgelinta cunaqabataynta maaliyadeed ee cayiman, si loo ilaaliyo amniga iyo xasilloonida dalka.
Xubnaha cunaqabateynta la saaray ayaa kala ah;- 1-Abdiaziz Hassan Mohamed (Laftagareen) 2- Hassan Abdulkadir Mohamed 3- Mahad Abdirahman Adan (Shub) 4- Ibrahim Adan Ali (Najah) 5- Hassan Abdi Mohamed (Ugaas Hassan) 6-Abdullahi Ali Watiin 7-Abdifatah Mahad Abdirahman 8-Abdimajid Mowlid Hassan 9-Amiin Mad Daruur 10-Abshir Aden Isak.
Dhanka kale, Guddiga Qaran ee ka-hortagga lacag-dhaqidda iyo la-dagaallanka maalgelinta Argagixisada ayaa uga digay muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo hay’adaha kale inay xiriir la sameeyaan ama la macaamilaan shaqsiyaadkan, waxaana lasoo saaray qodobbada hoose;-
1) Waxaa ka reeban in ay la macaamilaan shaqsiyaadka ku jira liiskan 2) Waxaa waajib ku ah in ay xayiraan hanti kasta ay leeyihiin shaqsiyaadka ku xusan liiskan; 3) Waxaa sidoo kale waajib ku ah in warbixin deg deg ah ee dhaqdhaqaaqyada (transactions) shaqsiyaadkan u diraan Xarunta Warbixinada Maaliyadda, Financial Reporting Center (FRC).
“Dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed waxaa lagu wargelinayaa in ay mamnuuc tahay xiriir kasta oo dhaqaale ama fududayn ah oo loo sameeyo shaqsiyaadka kor ku xusan, iyada oo ciddii jebisa go’aanka Guddiga lala tiigsan doono xeerarka la-dagaallanka argagixisada ee dhaqangalka ah,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay guddiga.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa cunaqabatayn maaliyadeed ku soo rogtay madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo 9 xubnood oo kale, iyada oo ku eedeysay inay taageeraan Al-Shabaab.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa cunaqabatayn maaliyadeed ku soo rogtay madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo 9 xubnood oo kale.
- Dowladda Soomaaliya waxa ay ku eedeysay inay ku lug leeyihiin maalgelinta iyo taageeridda Al-Shabaab.
- Guddiga Qaran ee ka-hortagga lacag-dhaqidda iyo la-dagaallanka maalgelinta Argagixisada ayaa soo saaray war-saxaafadeed.
- Xubnaha cunaqabateynta la saaray ayaa kala ah;- 1-Abdiaziz Hassan Mohamed (Laftagareen) 2- Hassan Abdulkadir Mohamed 3- Mahad Abdirahman Adan (Shub) ...
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la xiriira dadka lagu magacaabay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid shakhsiyaadka lagu magacaabay cunaqabataynta.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaannada Guddiga Qaran ee ka-hortagga lacag-dhaqidda iyo la-dagaallanka maalgelinta Argagixisada.
Gunaanadka akhristaha
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa tallaabo ka qaaday shakhsiyaad ay ku eedeysay inay taageeraan argagixisada.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin cadaymaha gaarka ah ee dowladda haysato ee ku saabsan taageerada la sheegay ee Al-Shabaab?
- Sidee loo dhaqan gelin doonaa cunaqabatayntan?
- Maxay noqon doonaan cawaaqibka shakhsiyaadka lagu magacaabay cunaqabataynta?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · kale · cunaqabatayn · laftagareen
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Dowladda Federaalka oo cunaqabateynta maaliyadeed saartay Laftagareen iyo Taliye Shub
Puntland Post
- {DAAWO MUQAALKA} Laftagareen iyo Taliye Shub oo lagu daray Liiska Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Soomaaliya
Hiiraanweyn
- Madaxdii hore ee Koonfur Galbeed oo lagu daray liiska cunaqabateynta maaliyadeed
Goobjoog Somali