Topic
Warkasta is tracking cunaqabatayn across 1 report from 1 source. Recent coverage touches kale and laftagareen, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta cunaqabatayn maaliyadeed kusoo rogtay madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo 9 xubnood oo kale oo kamid ah saaxibadiisa ku kala sugan duleedka Baydhaba iyo magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya. Kooxdan ayaa dowladda Soomaaliya waxa ay ku eedeysay inay ku…