DF oo ka digtay khatar amni oo ka dhalan karta qalalaasaha Itoobiya
Waxa dhacay
70 ilbiriqsiDowladda Soomaaliya ayaa ka digtay in sii xumaanshaha xaaladda amni iyo siyaasadeed ee Itoobiya uu saameyn ku yeelan karo amniga Soomaaliya, gaar ahaan howlgalka Midowga Afrika ee dalka ka socda.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) oo wareysi siiyay TRT World ayaa sheegay in xasilloonida Itoobiya ay muhiim u tahay Soomaaliya, isaga oo xusay xiriirka dhow ee labada dal iyo xuduudda ay wadaagaan.
- Labada dal ayuu tilmaamay inay leeyihiin xiriir bulsho, dhaqaale iyo taariikhi ah oo soo jireen ah, isaga oo sheegay in xaalad kasta oo amni iyo siyaasadeed oo ka dhacda Itoobiya ay si toos ah ama si dadban ugu soo gudbi karto Soomaaliya.
- Wasiir Cali Balcad ayaa sheegay in qalalaase ka dhaca Itoobiya uu saameyn ku yeelan karo ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, maadaama xaaladda dalkooda ay ku qasbi karto in ciidamo dib loogu celiyo Itoobiya ama ay yaraato awoodda ay ku taageerayaan howlgalka amniga Soomaaliya.
- Joogitaanka ciidamada Itoobiya ayuu ku tilmaamay mid qayb ka ah dadaallada lagu sugayo amniga Soomaaliya iyo dagaalka lagula jiro kooxaha hubeysan, isaga oo ka digay in isbeddel ku yimaada tirada ama awoodda ciidamadaasi uu saameyn ku yeelan karo howlaha socda.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Soomaaliya ka fiirsaneyso jawaabta xaaladda Itoobiya?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowladda Soomaaliya ayaa ka digtay in sii xumaanshaha xaaladda amni iyo siyaasadeed ee Itoobiya uu saameyn ku yeelan karo amniga Soomaaliya.
- Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar ayaa sheegay in xasilloonida Itoobiya ay muhiim u tahay Soomaaliya.
- Cali Maxamed Cumar ayaa sheegay in xaalad kasta oo amni iyo siyaasadeed oo ka dhacda Itoobiya ay si toos ah ama si dadban ugu soo gudbi karto Soomaaliya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa ka digtay in sii xumaanshaha xaaladda amni iyo siyaasadeed ee Itoobiya uu saameyn ku yeelan karo amniga Soomaaliya, gaar ahaan howlgalka ciidamada Midowga Afrika ee dalka ka socda, maadaama Itoobiya ay ka mid tahay dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya.
Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) oo wareysi siiyay TRT World ayaa sheegay in xasilloonida Itoobiya ay muhiim u tahay Soomaaliya, isaga oo xusay xiriirka dhow ee labada dal iyo xuduudda ay wadaagaan.
Labada dal ayuu tilmaamay inay leeyihiin xiriir bulsho, dhaqaale iyo taariikhi ah oo soo jireen ah, isaga oo sheegay in xaalad kasta oo amni iyo siyaasadeed oo ka dhacda Itoobiya ay si toos ah ama si dadban ugu soo gudbi karto Soomaaliya.
Wasiir Cali Balcad ayaa sheegay in qalalaase ka dhaca Itoobiya uu saameyn ku yeelan karo ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, maadaama xaaladda dalkooda ay ku qasbi karto in ciidamo dib loogu celiyo Itoobiya ama ay yaraato awoodda ay ku taageerayaan howlgalka amniga Soomaaliya.
Joogitaanka ciidamada Itoobiya ayuu ku tilmaamay mid qayb ka ah dadaallada lagu sugayo amniga Soomaaliya iyo dagaalka lagula jiro kooxaha hubeysan, isaga oo ka digay in isbeddel ku yimaada tirada ama awoodda ciidamadaasi uu saameyn ku yeelan karo howlaha socda.
Sidoo kale, Cali Balcad ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Soomaalida Itoobiya ay si toos ah u saameyn karaan colaadaha iyo qalalaasaha ka dhaca dalkaas, taas oo sii kordhin karta saameynta amni iyo bani’aadannimo ee labada dhinac.
Wasiirka ayaa ugu dambeyn xusay in Soomaaliya iyo Itoobiya ay yihiin laba dal oo isku tiirsan, isla markaana xasilloonida labada dal ay dano wadaag u tahay, maadaama xiriirkooda uu ku dhisan yahay derisnimo, dhaqaale, bulsho iyo taariikh wadaag.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Soomaaliya ayaa ka digtay in sii xumaanshaha xaaladda amni iyo siyaasadeed ee Itoobiya uu saameyn ku yeelan karo amniga Soomaaliya, gaar ahaan howlgalka Midowga Afrika ee dalka ka socda.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Soomaaliya ayaa ka digtay in sii xumaanshaha xaaladda amni iyo siyaasadeed ee Itoobiya uu saameyn ku yeelan karo amniga Soomaaliya.
- Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar ayaa sheegay in xasilloonida Itoobiya ay muhiim u tahay Soomaaliya.
- Cali Maxamed Cumar ayaa sheegay in xaalad kasta oo amni iyo siyaasadeed oo ka dhacda Itoobiya ay si toos ah ama si dadban ugu soo gudbi karto Soomaaliya.
- Wasiir Cali Balcad ayaa sheegay in qalalaase ka dhaca Itoobiya uu saameyn ku yeelan karo ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka soo baxay mas'uuliyiinta dowladda Soomaaliya.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo la bixiyay oo ku saabsan eedeymaha la sheegay.
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid mas'uuliyiinta Itoobiya.
Gunaanadka akhristaha
Xasilloonida Itoobiya waxaa loo arkaa inay muhiim u tahay amniga iyo siyaasadda Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Soomaaliya ka fiirsaneyso jawaabta xaaladda Itoobiya?
- Sidee bay u beddeli kartaa ka qaybgalka ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya haddii qalalaasuhu sii socdo?
- Maxay noqon doonaan saameynta bani'aadannimo ee dadka Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Soomaalida Itoobiya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · itoobiya · digtay · amni