DF Soomaaliya oo cambaareysay weerar lagu qaaday kaniisad ku taalla…
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiDowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay weerar culus oo lagu qaaday kaniisad ku taalla gobolka Karak ee dalka Urdun, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Cidda ay saamaysayDhanka kale, Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in garab istaag iyo taageero ay la garab taagan tahay dowladda iyo shacabka Boqortooyada Haashimiyiinta Urdun, iyadoo tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoysaska iyo ehelada dadkii ku naf waayay weerarkaasi.
- War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in weerarrada noocan oo kale ah ay ka hor imaanayaan mabaadi’da bani’aadantinimada, nabadda iyo wada noolaanshaha bulshada, iyadoo adkaysay muhiimadda ay leedahay ilaalinta goobaha cibaadada iyo meelaha ay dadku isugu yimaadaan.
- Dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale bayaankeeda ku muujisay sida ay uga xun tahay khasaaraha nafeed iyo dhibaatada ka dhalatay weerarka, iyadoo caddeysay inay si buuxda uga soo horjeeddo falalka argagixisada, rabshadaha iyo xagjirnimada nooc kasta oo ay yihiin.
- Cidda ay saamaysayWaxay sidoo kale dhaawacyada u rajaysay caafimaad degdeg ah, iyadoo Alle uga baryeysa inuu u fududeeyo xaaladdooda caafimaad, isla markaana samir iyo iimaan ka siiyo qoysaska ay musiibadu saamaysay.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Soomaaliya qaadi doonto ka dib weerarkan?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in garab istaag iyo taageero ay la garab taagan tahay dowladda iyo shacabka Boqortooyada Haashimiyiinta Urdun, iyadoo tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoysaska iyo ehelada dadkii ku naf waayay weerarkaasi.
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqday in caddaaladda la horkeeno dhammaan dadkii ka dambeeyay weerarka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si adag u cambaareysay weerar culus oo lagu qaaday kaniisad ku taalla gobolka Karak ee dalka Urdun, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah oo xilligaas ku sugnaa goobta.
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in weerarrada noocan oo kale ah ay ka hor imaanayaan mabaadi’da bani’aadantinimada, nabadda iyo wada noolaanshaha bulshada, iyadoo adkaysay muhiimadda ay leedahay ilaalinta goobaha cibaadada iyo meelaha ay dadku isugu yimaadaan.
Dowladda Soomaaliya ayaa sidoo kale bayaankeeda ku muujisay sida ay uga xun tahay khasaaraha nafeed iyo dhibaatada ka dhalatay weerarka, iyadoo caddeysay inay si buuxda uga soo horjeeddo falalka argagixisada, rabshadaha iyo xagjirnimada nooc kasta oo ay yihiin.
“Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa weerarkii argagixiso ee lagu qaaday kaniisad ku taalla Gobolka Karak, dalka Urdun ee Boqortooyada Haashimiyiinta, weerarkaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah oo si nabad ah ugu sugnaa goobtaasi. Goobaha nuucaani ahi ee ee bulshada iskugu timaado, waana in la dhowraa lana ilaaliyaa,” aya lagu yiri war-saxaafadeedka.
Dhanka kale, Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in garab istaag iyo taageero ay la garab taagan tahay dowladda iyo shacabka Boqortooyada Haashimiyiinta Urdun, iyadoo tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoysaska iyo ehelada dadkii ku naf waayay weerarkaasi.
Waxay sidoo kale dhaawacyada u rajaysay caafimaad degdeg ah, iyadoo Alle uga baryeysa inuu u fududeeyo xaaladdooda caafimaad, isla markaana samir iyo iimaan ka siiyo qoysaska ay musiibadu saamaysay.
Ugu dambeyn, Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqday in caddaaladda la horkeeno dhammaan dadkii ka dambeeyay weerarka, si loo xaqiijiyo isla xisaabtan, loogana hortago falal kale oo waxyeello u geysta dadka rayidka ah iyo amniga bulshada.
Si kastaba, ha’ahaatee Weerarkan ayaa mar kale muujiyay muhiimadda ay leedahay iskaashiga caalamiga ah ee lagula dagaallamayo argagixisada iyo xagjirnimada, iyo baahida loo qabo in la xoojiyo dadaallada lagu ilaalinayo nolosha dadka rayidka ah, goobaha cibaadada iyo qiyamka nabadda iyo wada noolaanshaha.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay weerar culus oo lagu qaaday kaniisad ku taalla gobolka Karak ee dalka Urdun, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah. Soomaaliya ayaa sidoo kale muujisay garab istaag iyo tacsi u dirtay qoysaska dhibanayaasha.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay weerar culus oo lagu qaaday kaniisad ku taalla gobolka Karak ee dalka Urdun, kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah.
- Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in garab istaag iyo taageero ay la garab taagan tahay dowladda iyo shacabka Boqortooyada Haashimiyiinta Urdun, iyadoo tacsi tiiraanyo leh u dirtay qoysaska iyo ehelada dadkii ku naf waayay weerarkaasi.
- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqday in caddaaladda la horkeeno dhammaan dadkii ka dambeeyay weerarka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dowladda Urdun ama dhinacyada kale ee ku lugta leh.
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan tirada khasaare.
- Maqaalku wuxuu ku saleysan yahay bayaanka rasmiga ah ee dowladda Soomaaliya.
Gunaanadka akhristaha
Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay weerarka waxayna muujisay garab istaag dadka dhibanayaasha ah ee Urdun.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Soomaaliya qaadi doonto ka dib weerarkan?
- Ma jiraan faahfaahin ku saabsan tirada khasaare ama dhaawac?
- Maxay yihiin tallaabooyinka lagu xoojinayo iskaashiga caalamiga ah ee lagula dagaallamayo argagixisada?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · soomaaliya · weerar · kaniisad