Topic
Warkasta is tracking weerar across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches baxaya, dhacay, and dhinteen, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Baardheere (Raxanreeb Online) Wararka laga helayo degmada Baardheere ee gobolka Gedo, ayaa sheegaya in ku dhawaad 10 askari ay ku dhinteen, halka dhowr kalena ay ku dhaawacmeen weerar maanta ka dhacay degmadaasi. Weerarka ayaa la sheegay inuu ku bilowday madaafiic ah, waxaana lagu beegsaday xero lagu tababarayay laguna qorayay ciidamo dowladda federaal ah ee cusub.... The post Wararkii ugu dambeey
Faahfaahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar duqayn ah oo la sheegay in lagu bartilmaameedsaday guriga Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan, oo loo yaqaan Taliye Shub, kuna yaalla degmada Doolow ee gobolka Gedo.

BAYDHABO, Soomaaliya — Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulkaasi ay fashiliyeen weerar saaka lagu qaaday magaalada Baydhabo, inkastoo ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed ay sheegteen inay iyagu ka dambeeyeen weerarka. Afhayeenka Dowladda Koonfur Galbeed, Maxamed Sheekh Cabdullaahi (Xaayow), ayaa sheegay in weer