DF Soomaaliya oo diidmo adag kala kulantay Itoobiya kadib markii ay isku dayday…
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Dowladda Soomaaliya ayaa isku dayday inay dhex-dhexaadiso khilaafka u dhexeeya Masar, Suudaan iyo Itoobiya ee ku saabsan biyo-xireenka weyn ee Itoobiya (GERD), balse dadaalkaasi ayaa fashilmay kadib markii Addis Ababa ay si adag u diiday hindisihii la hordhigay.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Badr Abdelatty ayaa sheegay in hindisaha Soomaaliya looga gol lahaa in dib loo dhaqaajiyo wada-hadallada ku saabsan muranka biyaha webiga Niilka, hase yeeshee aan wax natiijo ah laga gaarin dadaalkaas.
- Abdelatty oo Sabtidii magaalada Qaahira kula hadlay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa sheegay in kulan arrintan looga hadlay lagu qabtay Turkiga, balse uu ku dhammaaday horumar la’aan, taas oo uu ku sababeeyay mowqifka dowladda Itoobiya.
- Wasiirka ma uusan shaacin faah-faahinta hindisaha ay Muqdisho soo bandhigtay ama qaabka ay doonaysay inay u dhex-dhexaadiso dhinacyada isku haya arrinta biyo-xireenka, balse wuxuu xaqiijiyey in Soomaaliya ay qaaday dadaal cusub oo lagu doonayay in lagu dhaqaajiyo wada-hadallada.
- Hadalkan ayaa kusoo beegmaya xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka u dhexeeya Qaahira iyo Addis Ababa, gaar ahaan arrimaha la xiriira biyo-xireenka Itoobiya iyo isku dayga Itoobiya ay ku dooneyso inay hesho marin-badeed.
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay hindisaha gaarka ah ee Soomaaliya soo bandhigtay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowladda Soomaaliya ayaa isku dayday inay dhex-dhexaadiso khilaafka u dhexeeya Masar, Suudaan iyo Itoobiya ee ku saabsan biyo-xireenka weyn ee Itoobiya (GERD), balse dadaalkaasi ayaa fashilmay kadib markii Addis Ababa ay si adag u diiday hi
- Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Badr Abdelatty ayaa sheegay in hindisaha Soomaaliya looga gol lahaa in dib loo dhaqaajiyo wada-hadallada ku saabsan muranka biyaha webiga Niilka, hase yeeshee aan wax natiijo ah laga gaarin dadaalkaas.
- Abdelatty oo Sabtidii magaalada Qaahira kula hadlay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa sheegay in kulan arrintan looga hadlay lagu qabtay Turkiga, balse uu ku dhammaaday horumar la’aan, taas oo uu ku sababeeyay mowqifka dowladda Itoobiya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Qaahira (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan isku dayday inay dhex-dhexaadiso khilaafka u dhexeeya Masar, Suudaan iyo Itoobiya ee ku saabsan biyo-xireenka weyn ee Itoobiya (GERD), balse dadaalkaasi ayaa fashilmay kadib markii Addis Ababa ay si adag u diiday hindisihii la hordhigay.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Badr Abdelatty ayaa sheegay in hindisaha Soomaaliya looga gol lahaa in dib loo dhaqaajiyo wada-hadallada ku saabsan muranka biyaha webiga Niilka, hase yeeshee aan wax natiijo ah laga gaarin dadaalkaas.
Abdelatty oo Sabtidii magaalada Qaahira kula hadlay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa sheegay in kulan arrintan looga hadlay lagu qabtay Turkiga, balse uu ku dhammaaday horumar la’aan, taas oo uu ku sababeeyay mowqifka dowladda Itoobiya.
Wasiirka ma uusan shaacin faah-faahinta hindisaha ay Muqdisho soo bandhigtay ama qaabka ay doonaysay inay u dhex-dhexaadiso dhinacyada isku haya arrinta biyo-xireenka, balse wuxuu xaqiijiyey in Soomaaliya ay qaaday dadaal cusub oo lagu doonayay in lagu dhaqaajiyo wada-hadallada.
Hadalkan ayaa kusoo beegmaya xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka u dhexeeya Qaahira iyo Addis Ababa, gaar ahaan arrimaha la xiriira biyo-xireenka Itoobiya iyo isku dayga Itoobiya ay ku dooneyso inay hesho marin-badeed.
Masar ayaa weli ku adkeysanaysa in muranka biyo-xireenka iyo arrinta marin-badeedku yihiin laba qodob oo kala madax-bannaan, iyadoo wasiirka arrimaha dibadda Masar uu caddeeyay in amniga biyaha dalkiisa uu yahay arrin la xiriirta jiritaanka qaranka oo aan laga gorgortami karin.
“Masar kama soo horjeedo horumarka dalalka ku teedsan webiga Niilka, balse waxay dalbanaysa in la dhowro shuruucda caalamiga ah, madax-bannaanida dalalka iyo xuquuqda dowladaha uu webigu maro,” ayuu yiri Abdelatty.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Soomaaliya ayaa isku dayday inay dhex-dhexaadiso khilaafka u dhexeeya Masar, Suudaan iyo Itoobiya ee ku saabsan biyo-xireenka weyn ee Itoobiya (GERD), balse dadaalkaasi ayaa fashilmay kadib markii Addis Ababa ay si adag u diiday hindisihii la hordhigay.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Soomaaliya ayaa isku dayday inay dhex-dhexaadiso khilaafka u dhexeeya Masar, Suudaan iyo Itoobiya ee ku saabsan biyo-xireenka weyn ee Itoobiya (GERD), balse dadaalkaasi ayaa fashilmay kadib markii Addis Ababa ay si adag u diiday hi
- Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Badr Abdelatty ayaa sheegay in hindisaha Soomaaliya looga gol lahaa in dib loo dhaqaajiyo wada-hadallada ku saabsan muranka biyaha webiga Niilka, hase yeeshee aan wax natiijo ah laga gaarin dadaalkaas.
- Abdelatty oo Sabtidii magaalada Qaahira kula hadlay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa sheegay in kulan arrintan looga hadlay lagu qabtay Turkiga, balse uu ku dhammaaday horumar la’aan, taas oo uu ku sababeeyay mowqifka dowladda Itoobiya.
- Masar ayaa weli ku adkeysanaysa in muranka biyo-xireenka iyo arrinta marin-badeedku yihiin laba qodob oo kala madax-bannaan, iyadoo wasiirka arrimaha dibadda Masar uu caddeeyay in amniga biyaha dalkiisa uu yahay arrin la xiriirta jiritaanka
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay hadalada Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Faahfaahin ku saabsan hindisaha Soomaaliya ama habka dhex-dhexaadinta ma la bixin.
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha Itoobiya ama Suudaan.
Gunaanadka akhristaha
Isku dayga dowladda Soomaaliya ee dhex-dhexaadinta khilaafka GERD ayaa fashilmay sababtoo ah diidmada adag ee Itoobiya.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay hindisaha gaarka ah ee Soomaaliya soo bandhigtay?
- Maxay yihiin sababaha ka dambeeya diidmada Itoobiya ee hindisaha?
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka xiga ee Soomaaliya ay qaadi doonto?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · itoobiya · isku · adag