Dowladaha Soomaaliya iyo Uganda oo ka saxiixay Baaqa Muqdisho
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiDowladaha Soomaaliya iyo Uganda ayaa saxiixay Baaqa Muqdisho, iyadoo la soo gabagabeeyay dib u-eegista muddada dhexe.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Go’aan la gaarayWasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta saxiixay Baaqa Muqdisho ee Madasha Maalgashiga iyo Ganacsiga Dowladaha Soomaaliya iyo Uganda ee Bandhigga Wadajirka lada dal.
- Go’aan la gaarayWaxa uu bayaanka dowladda Uganda u saxiixay Mudane Jeneraal Henry Tumukunde oo ah, Wasiirka Wasaaradda Jinsiga, Shaqada iyo Horumarinta Bulshada ee Jamhuuriyadda Uganda, xilli la soo gabagabeeyay kulanka dib u-eegista muddada dhexe ee Guddiga Wadajirka ah ee Joogtada ah ee labada dal.
- Baaqa ayaa labada dal ku waajibinaya inay ballaariyaan ganacsiga iyo maalgashiga.
- Waxa uu sidoo kale daba socdaa heshiisyadii laga gaaray dhinacyada shaqada iyo duulista rayidka, wuxuuna astaan u yahay soo gabagabeynta dib u-eegistii ugu horreysay ee muddada dhexe oo ay Soomaaliya martigeliso.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hirgeliyo bayaanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta saxiixay Baaqa Muqdisho.
- Mudane Jeneraal Henry Tumukunde oo ah, Wasiirka Wasaaradda Jinsiga, Shaqada iyo Horumarinta Bulshada ee Jamhuuriyadda Uganda, xilli la soo gabagabeeyay kulanka dib u-eegista muddada dhexe.
- Baaqa ayaa labada dal ku waajibinaya inay ballaariyaan ganacsiga iyo maalgashiga.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Khamiis 22 Oct 2026 {HMC} Dowladaha Soomaaliya iyo Uganda oo ka saxiixay Baaqa Muqdisho, iyadoo la soo Gabagabeeyay Dib u-eegista Muddada Dhexe.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta saxiixay Baaqa Muqdisho ee Madasha Maalgashiga iyo Ganacsiga Dowladaha Soomaaliya iyo Uganda ee Bandhigga Wadajirka lada dal.
Waxa uu bayaanka dowladda Uganda u saxiixay Mudane Jeneraal Henry Tumukunde oo ah, Wasiirka Wasaaradda Jinsiga, Shaqada iyo Horumarinta Bulshada ee Jamhuuriyadda Uganda, xilli la soo gabagabeeyay kulanka dib u-eegista muddada dhexe ee Guddiga Wadajirka ah ee Joogtada ah ee labada dal.
Baaqa ayaa labada dal ku waajibinaya inay ballaariyaan ganacsiga iyo maalgashiga.
Waxa uu sidoo kale daba socdaa heshiisyadii laga gaaray dhinacyada shaqada iyo duulista rayidka, wuxuuna astaan u yahay soo gabagabeynta dib u-eegistii ugu horreysay ee muddada dhexe oo ay Soomaaliya martigeliso.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladaha Soomaaliya iyo Uganda ayaa saxiixay Baaqa Muqdisho, iyadoo la soo gabagabeeyay dib u-eegista muddada dhexe.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladaha Soomaaliya iyo Uganda ayaa saxiixay Baaqa Muqdisho.
- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta saxiixay Baaqa Muqdisho.
- Mudane Jeneraal Henry Tumukunde oo ah, Wasiirka Wasaaradda Jinsiga, Shaqada iyo Horumarinta Bulshada ee Jamhuuriyadda Uganda, xilli la soo gabagabeeyay kulanka dib u-eegista muddada dhexe.
- Baaqa ayaa labada dal ku waajibinaya inay ballaariyaan ganacsiga iyo maalgashiga.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada aan ka qaybgalin saxiixa.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan faahfaahinta bayaanka lama bixiyo.
- Maqaalku ma caddeynayo natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo bayaanka.
Gunaanadka akhristaha
Saxiixa Baaqa Muqdisho wuxuu calaamad u yahay tallaabo loo qaaday iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Uganda.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hirgeliyo bayaanka?
- Sidee loo kormeeri doonaa ballaarinta ganacsiga iyo maalgashiga?
- Maxay yihiin natiijooyinka dib u-eegista muddada dhexe?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · saxiixay · dowladaha · soomaaliya