Dowladda Soomaaliya oo si adag uga hortimid magacaabista safiir Israa’iil ay sheegtay inuu ka hawlgeli doono Hargeysa
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiDowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hortimid magacaabista Israa’iil ee safiir ka hawlgeli doona Hargeysa, iyadoo sheegtay in tallaabooyinkan la qaaday iyada oo aan oggolaansho laga haysan.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa lagu sheegay in tallaabooyinkan, oo la qaaday iyada oo aan oggolaansho laga haysan Dowladda Federaalka Soomaaliya, ay si bareer ah uga hor imaanayaan madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.
- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay tallaabooyinkaas u aqoonsan tahay kuwo aan waxba ka jirin, isla markaana aan lahayn wax saameyn sharci ah.
- Sidoo kale, war-saxaafadeedka ayaa lagu xusay in aasaasidda xiriir diblomaasiyadeed iyo furitaanka xarumo diblomaasiyadeed oo joogto ah ay u baahan yihiin oggolaanshaha dowladda leh madaxbannaanida dalka, sida uu dhigayo Heshiiska Vienna ee Xiriirka Diblomaasiyadeed.
- Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa sidoo kale sheegtay in tallaabooyinkan ay daba socdaan aqoonsigii ay Israa’iil ku dhawaaqday bishii Diseembar 2025, kaas oo ay hore u diideen Midowga Afrika, Urur-goboleedka IGAD, Jaamacadda Carabta iyo Ururka Iskaashiga Islaamka.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha socda ee ku saabsan aqoonsiga diblomaasiyadeed iyo madaxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya, taasoo saameyn ku yeelan karta xasiloonida gobolka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda Soomaaliya qaadi doonto si ay uga jawaabto magacaabista Israa’iil?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hortimid magacaabista Israa’iil ee safiir ka hawlgeli doona Hargeysa.
- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in tallaabooyinkan, oo la qaaday iyada oo aan oggolaansho laga haysan Dowladda Federaalka Soomaaliya.
- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay tallaabooyinkaas u aqoonsan tahay kuwo aan waxba ka jirin, isla markaana aan lahayn wax saameyn sharci ah.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay tallaabada ay Israa’iil ku sheegtay inay safiir u magacawday Hargeysa, iyo dhagax-dhigga dhisme ay ku tilmaantay safaarad ku taalla dhulka Soomaaliyeed.
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa lagu sheegay in tallaabooyinkan, oo la qaaday iyada oo aan oggolaansho laga haysan Dowladda Federaalka Soomaaliya, ay si bareer ah uga hor imaanayaan madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay tallaabooyinkaas u aqoonsan tahay kuwo aan waxba ka jirin, isla markaana aan lahayn wax saameyn sharci ah. Wasaaraddu waxay caddeysay in Hargeysa iyo gobollada Waqooyi-galbeed ay weli yihiin qeyb aan ka go’i karin Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Sidoo kale, war-saxaafadeedka ayaa lagu xusay in aasaasidda xiriir diblomaasiyadeed iyo furitaanka xarumo diblomaasiyadeed oo joogto ah ay u baahan yihiin oggolaanshaha dowladda leh madaxbannaanida dalka, sida uu dhigayo Heshiiska Vienna ee Xiriirka Diblomaasiyadeed. Dowladdu waxay intaas ku dartay inaysan jirin tallaabo hal dhinac ah oo baal-mari karta shuruudahaas ama wax ka beddeli karta maqaamka dhulka Soomaaliyeed.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa sidoo kale sheegtay in tallaabooyinkan ay daba socdaan aqoonsigii ay Israa’iil ku dhawaaqday bishii Diseembar 2025, kaas oo ay hore u diideen Midowga Afrika, Urur-goboleedka IGAD, Jaamacadda Carabta iyo Ururka Iskaashiga Islaamka. War-saxaafadeedka ayaa looga digay in tallaabooyinka dhiirrigelinaya kala-qaybsanaanta, isla markaana iska indha-tiraya xuduudaha caalamku aqoonsan yahay, ay halis u yihiin inay sii kordhiyaan xiisadaha amni ee ka jira gobolka, gaar ahaan Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.
Dowladda Soomaaliya ayaa Israa’iil ugu baaqday inay si degdeg ah uga laabato tallaabooyinkan, iyadoo sidoo kale dowladaha iyo hay’adaha caalamiga ah ugu baaqday inay diidaan, kana fogaadaan wax kasta oo sharciyad siin kara. Ugu dambeyn, Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay sheegtay inay xaq u leedahay inay qaaddo dhammaan tallaabooyinka diblomaasiyadeed, siyaasadeed iyo sharci ee ku habboon, si waafaqsan sharciga caalamiga ah, si ay u difaacdo madaxbannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee dalka.
Wasaaraddu waxay ku soo gabagabeysay bayaankeeda in madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya ay tahay in la ixtiraamo, isla markaana midnimada ummadda Soomaaliyeed aysan ahayn arrin gorgortan geli karta.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hortimid magacaabista Israa’iil ee safiir ka hawlgeli doona Hargeysa, iyadoo sheegtay in tallaabooyinkan la qaaday iyada oo aan oggolaansho laga haysan.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hortimid magacaabista Israa’iil ee safiir ka hawlgeli doona Hargeysa.
- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in tallaabooyinkan, oo la qaaday iyada oo aan oggolaansho laga haysan Dowladda Federaalka Soomaaliya.
- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay tallaabooyinkaas u aqoonsan tahay kuwo aan waxba ka jirin, isla markaana aan lahayn wax saameyn sharci ah.
- Dowladda Soomaaliya ayaa Israa’iil ugu baaqday inay si degdeg ah uga laabato tallaabooyinkan.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaab ka timid Israa’iil oo ku saabsan eedeymaha ay soo jeedisay dowladda Soomaaliya.
- Eedeymaha ay soo jeedisay dowladda Soomaaliya ma ahan kuwo si madax-bannaan loo xaqiijiyay.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya.
Gunaanadka akhristaha
Dowladda Soomaaliya waxay si adag uga hortimid tallaabooyinka Israa’iil ee ku saabsan Hargeysa, iyadoo difaacaysa madaxbannaanideeda iyo sheegashada dhuleed.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda Soomaaliya qaadi doonto si ay uga jawaabto magacaabista Israa’iil?
- Sidee ayey bulshada caalamka uga falcelin doontaa xaaladdan?
- Maxay yihiin saameynta ay ku yeelan karto xiriirka diblomaasiyadeed ee gobolka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha socda ee ku saabsan aqoonsiga diblomaasiyadeed iyo madaxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya, taasoo saameyn ku yeelan karta xasiloonida gobolka.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · iil · hargeysa · sheegtay