Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday dekedaha iyo xarumaha ganacsiga ee Jabuuti
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiGuddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa booqday dekedaha iyo xarumaha ganacsiga ee Jabuuti si uu u soo arko kaabeyaasha dhaqaalaha iyo adeegyada ganacsiga.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Guddoomiyaha ayaa booqday Aagga Ganacsiga Xorta ah ee PK23 (PK23 Free Zone), Dekedda Konteenarrada ee Doraleh (SGTD) iyo Dekedda Adeegyada Kala Duwan ee Doraleh (DMP), halkaas oo uu warbixinno ka dhageystay howlaha dekedaha iyo nidaamyada casriga ah ee loo adeegsado maareynta xamuulka iyo adeegyada saadka.
- Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in booqashadani ay muhiim u tahay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Jabuuti, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga, is-dhaafsiga khibradaha maamulka dekedaha, horumarinta adeegyada saadka iyo fududeynta isu-socodka ganacsiga.
- Sidoo kale, Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa bogaadiyey Dowladda Jabuuti horumarka ay ka sameysay casriyeynta iyo maamulka dekedaha, tayeynta adeegyada saadka, horumarinta kaabeyaasha ganacsiga iyo fududeynta maalgashiga.
- Booqashadan ayaa qeyb ka ah safarka rasmiga ah ee Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu ku joogo Jabuuti, iyadoo ay labada dal leeyihiin xiriir dhow oo dhinacyo badan leh, gaar ahaan ganacsiga, dhaqaalaha iyo iskaashiga gobolka.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay heshiisyada ama iskaashiga gaarka ah ee la falanqeeyay inta lagu guda jiray booqashada?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa booqday dekedaha iyo xarumaha ganacsiga ee Jabuuti.
- Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in booqashadani ay muhiim u tahay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Jabuuti, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga.
- Sidoo kale, Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa bogaadiyey Dowladda Jabuuti horumarka ay ka sameysay casriyeynta iyo maamulka dekedaha.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Carta, Jabuuti – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), oo safar rasmi ah ku jooga Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa booqasho ku tagay dekedaha iyo xarumaha ganacsiga ee dalkaasi, si uu u soo arko horumarka laga sameeyay kaabeyaasha dhaqaalaha iyo adeegyada ganacsiga.
Guddoomiyaha ayaa booqday Aagga Ganacsiga Xorta ah ee PK23 (PK23 Free Zone), Dekedda Konteenarrada ee Doraleh (SGTD) iyo Dekedda Adeegyada Kala Duwan ee Doraleh (DMP), halkaas oo uu warbixinno ka dhageystay howlaha dekedaha iyo nidaamyada casriga ah ee loo adeegsado maareynta xamuulka iyo adeegyada saadka.
Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in booqashadani ay muhiim u tahay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Jabuuti, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga, is-dhaafsiga khibradaha maamulka dekedaha, horumarinta adeegyada saadka iyo fududeynta isu-socodka ganacsiga.
Sidoo kale, Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa bogaadiyey Dowladda Jabuuti horumarka ay ka sameysay casriyeynta iyo maamulka dekedaha, tayeynta adeegyada saadka, horumarinta kaabeyaasha ganacsiga iyo fududeynta maalgashiga. Booqashadan ayaa qeyb ka ah safarka rasmiga ah ee Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu ku joogo Jabuuti, iyadoo ay labada dal leeyihiin xiriir dhow oo dhinacyo badan leh, gaar ahaan ganacsiga, dhaqaalaha iyo iskaashiga gobolka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa booqday dekedaha iyo xarumaha ganacsiga ee Jabuuti si uu u soo arko kaabeyaasha dhaqaalaha iyo adeegyada ganacsiga.
Qodobada muhiimka ah
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa booqday dekedaha iyo xarumaha ganacsiga ee Jabuuti.
- Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in booqashadani ay muhiim u tahay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Jabuuti, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga.
- Sidoo kale, Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa bogaadiyey Dowladda Jabuuti horumarka ay ka sameysay casriyeynta iyo maamulka dekedaha.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha mas'uuliyiinta Jabuuti ee ku saabsan booqashada.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha uu soo jeediyay Guddoomiyaha.
- Maqaalku ma xusin wax natiijo ah ama heshiisyo ka dhashay booqashada.
Gunaanadka akhristaha
Booqashadani waxay muujinaysaa dadaallada socda ee lagu xoojinayo xiriirka ganacsi ee Soomaaliya iyo Jabuuti.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay heshiisyada ama iskaashiga gaarka ah ee la falanqeeyay inta lagu guda jiray booqashada?
- Sidee ayey horumarka dekedaha Jabuuti u saameyn doonaa ganacsiga Soomaaliya?
- Waa maxay talaabooyinka xiga ee ka dambeeya booqashadan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · guddoomiyaha · xarumaha · dekedaha
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada