Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha oo booqday qoysas ay roobab iyo dabeylo ku saameeyeen Lafoole
Waxa dhacay
70 ilbiriqsiGuddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, Mudane Liibaan Cabdi Cigaal, ayaa booqday qoysas ay roobab xooggan iyo dabeylo ku saameeyeen Lafoole, taasoo keentay dhimashada afar qof iyo dhaawaca saddex kale.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Cidda ay saamaysayGuddoomiyaha oo ay wehliyaan maamulka deegaanka Lafoole iyo mas’uuliyiin ka tirsan gobollada Banaadir iyo Shabeellaha Hoose ayaa booqday qoysaska ay musiibadu saameysay, isaga oo tacsi u diray ehelada dadkii ku geeriyooday, una muujiyay garab istaag iyo taageero.
- Dadka ku geeriyooday dhacdadan waxaa ka mid ahaa hooyo lagu magacaabi jiray Sahro Cabdi Maxamuud iyo labadeeda carruur, halka qofka afaraad uu ahaa wiil yar oo deris la ahaa qoyska.
- Cidda ay saamaysayGuddoomiye Liibaan Cabdi Cigaal ayaa sheegay in Hay’addu ay dadaal ugu jirto sidii gurmad iyo taageero loo gaarsiin lahaa qoysaska ay musiibadu saameysay, isaga oo xusay in la xoojin doono wacyigelinta iyo digniinaha la xiriira khataraha ka dhasha roobabka, dabeylaha iyo isbeddelka cimilada.
- Cidda ay saamaysayWaxa uu tilmaamay in dadka barakacayaasha ah ay si gaar ah ugu nugul yihiin xaaladaha cimilada, maadaama qoysas badan ay ku nool yihiin hoy cooshado ah oo aan u adkeysan karin roobabka xooggan iyo dabeylaha.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa saameynta musiibooyinka dabiiciga ah ee ku saabsan bulshooyinka nugul iyo baahida loo qabo caawimaad bini'aadantinimo.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin caawimaad gaar ah oo la siin doono qoysaska ay saameeyeen?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Roobab xooggan iyo dabeylo watay ayaa sababay dhimashada afar qof iyo dhaawaca saddex kale oo ku yaal Lafoole.
- Guddoomiyaha ayaa sheegay in Hay’addu ay dadaal ugu jirto sidii gurmad iyo taageero loo gaarsiin lahaa qoysaska ay musiibadu saameysay.
- Guddoomiyaha maamulka deegaanka Lafoole, Xuseen Xasan Diinle, ayaa uga mahadceliyay Guddoomiyaha booqashada iyo garab istaagga uu u muujiyay qoysaska dhibaatadu saameysay.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Lafoole, duleedka Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, Mudane Liibaan Cabdi Cigaal, ayaa socdaal garab istaag ah ku tagay Kaamka Daaru Asal ee deegaanka Lafoole, halkaas oo roobab xooggan oo dabeylo watay ay sababeen dhimashada afar qof iyo dhaawaca saddex kale.
Guddoomiyaha oo ay wehliyaan maamulka deegaanka Lafoole iyo mas’uuliyiin ka tirsan gobollada Banaadir iyo Shabeellaha Hoose ayaa booqday qoysaska ay musiibadu saameysay, isaga oo tacsi u diray ehelada dadkii ku geeriyooday, una muujiyay garab istaag iyo taageero.
Dadka ku geeriyooday dhacdadan waxaa ka mid ahaa hooyo lagu magacaabi jiray Sahro Cabdi Maxamuud iyo labadeeda carruur, halka qofka afaraad uu ahaa wiil yar oo deris la ahaa qoyska. Sidoo kale, saddex qof oo kale ayaa ku dhaawacmay roobabka iyo dabeylaha xooggan.
Guddoomiye Liibaan Cabdi Cigaal ayaa sheegay in Hay’addu ay dadaal ugu jirto sidii gurmad iyo taageero loo gaarsiin lahaa qoysaska ay musiibadu saameysay, isaga oo xusay in la xoojin doono wacyigelinta iyo digniinaha la xiriira khataraha ka dhasha roobabka, dabeylaha iyo isbeddelka cimilada.
Waxa uu tilmaamay in dadka barakacayaasha ah ay si gaar ah ugu nugul yihiin xaaladaha cimilada, maadaama qoysas badan ay ku nool yihiin hoy cooshado ah oo aan u adkeysan karin roobabka xooggan iyo dabeylaha.
Dhankiisa, Guddoomiyaha maamulka deegaanka Lafoole, Xuseen Xasan Diinle, ayaa uga mahadceliyay Guddoomiyaha booqashada iyo garab istaagga uu u muujiyay qoysaska dhibaatadu saameysay, isaga oo Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adaha samafalka ugu baaqay inay ka qeyb qaataan gurmadka dadka ay saameeyeen roobabka iyo dabeylaha.
Socdaalka Guddoomiyaha ayaa qeyb ka ah dadaallada Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ee lagu ilaalinayo nolosha dadka nugul, loogu gurmanayo qoysaska ay saameeyaan musiibooyinka dabiiciga ah, isla markaana lagu wacyigelinayo bulshada si looga hortago khasaaraha ka dhasha xaaladaha cimilada.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, Mudane Liibaan Cabdi Cigaal, ayaa booqday qoysas ay roobab xooggan iyo dabeylo ku saameeyeen Lafoole, taasoo keentay dhimashada afar qof iyo dhaawaca saddex kale.
Qodobada muhiimka ah
- Roobab xooggan iyo dabeylo watay ayaa sababay dhimashada afar qof iyo dhaawaca saddex kale oo ku yaal Lafoole.
- Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, Mudane Liibaan Cabdi Cigaal, ayaa socdaal garab istaag ah ku tagay qoysas ay musiibadu saameysay.
- Guddoomiyaha ayaa sheegay in Hay’addu ay dadaal ugu jirto sidii gurmad iyo taageero loo gaarsiin lahaa qoysaska ay musiibadu saameysay.
- Guddoomiyaha maamulka deegaanka Lafoole, Xuseen Xasan Diinle, ayaa uga mahadceliyay Guddoomiyaha booqashada iyo garab istaagga uu u muujiyay qoysaska dhibaatadu saameysay.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan tirada khasaare.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka yimid qoysaska ay saameeyeen ama dhinacyada kale.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka yimid mas'uuliyiin iyada oo aan la helin xaqiijin dibadda ah.
Gunaanadka akhristaha
Booqashadu waxay muujinaysaa muhiimadda taageerada qoysaska ay saameeyeen musiibooyinka dabiiciga ah.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin caawimaad gaar ah oo la siin doono qoysaska ay saameeyeen?
- Ma jiraan dadaallo socda oo lagu hortagayo musiibooyinka noocan ah mustaqbalka?
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadayo si loo taageero dadka barakacayaasha ah ee gobolka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa saameynta musiibooyinka dabiiciga ah ee ku saabsan bulshooyinka nugul iyo baahida loo qabo caawimaad bini'aadantinimo.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · barakacayaasha · hay · qaxootiga