Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Kormeeray Maxkamadaha Racfaanka iyo Gobolka Banaadir
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiGuddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Garyaqaan Ibraahim Iidle Sulaymaan, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarumaha Maxkamadaha Racfaanka iyo Gobolka Banaadir.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Guddoomiyaha ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka, Mudane Saciid Cali Maxamed, iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, Mudane Saalax Cali Maxamuud.
- Kormeerka kaddib, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa hoolka Maxkamadda Gobolka kulan is-xogwaraysi ah kula yeeshay garsoorayaasha labada maxkamadood, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda guud ee garsoorka, caqabadaha jira iyo sidii loo sii horumarin lahaa hufnaanta, tayada iyo dardargelinta adeegga garsoorka.
- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa carabka ku adkeeyey doorka ay leedahay in adeegyada garsoorka loo dhoweyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka ku nool deegaannada fog-fog ee ay ku adag tahay inay u safraan xarumaha Maxkamadaha.
- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ibraahim Iidle Sulaymaan, ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay kor u qaadista hufnaanta iyo tayada shaqada garsoorka, xoojinta wada-shaqaynta hayโadaha garsoorka iyo abuurista jawi shaqo oo suurtageliya in muwaadiniintu helaan caddaalad hufan oo waqtigeeda ku timaadda.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo horumariyo adeegyada garsoorka ee deegaannada fog-fog?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Intii uu kormeerku socday, Guddoomiyuhu wuxuu mid mid u booqday xafiisyada kala duwan, isagoo warbixinno ka dhegaystay shaqaalaha iyo masuuliyiinta.
- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa carabka ku adkeeyey doorka ay leedahay in adeegyada garsoorka loo dhoweyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka ku nool deegaannada fog-fog.
- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay kor u qaadista hufnaanta iyo tayada shaqada garsoorka, xoojinta wada-shaqaynta hayโadaha garsoorka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh ยท Soomaali
Soomaali ยท Mashiin turjumay ยท Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
๐๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ, ๐๐ ๐๐จ๐ฏ๐๐ฆ๐๐๐ซ, ๐๐๐๐:- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Garyaqaan Ibraahim Iidle Sulaymaan, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarumaha Maxkamadaha Racfaanka iyo Gobolka Banaadir, halkaas oo uu u kuurgalay habsami-u-socodka shaqada iyo xaaladaha shaqo ee labada maxkamadood.
Guddoomiyaha ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka, Mudane Saciid Cali Maxamed, iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, Mudane Saalax Cali Maxamuud. Intii uu kormeerku socday, Guddoomiyuhu wuxuu mid mid u booqday xafiisyada kala duwan, isagoo warbixinno ka dhegaystay shaqaalaha iyo masuuliyiinta, kana xog-wareystay shaqada maalinlaha ah iyo duruufaha ay ku shaqeeyaan.
Kormeerka kaddib, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa hoolka Maxkamadda Gobolka kulan is-xogwaraysi ah kula yeeshay garsoorayaasha labada maxkamadood, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda guud ee garsoorka, caqabadaha jira iyo sidii loo sii horumarin lahaa hufnaanta, tayada iyo dardargelinta adeegga garsoorka.
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa carabka ku adkeeyey doorka ay leedahay in adeegyada garsoorka loo dhoweyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka ku nool deegaannada fog-fog ee ay ku adag tahay inay u safraan xarumaha Maxkamadaha. Waxa uu intaa raaciyey in arrintani ay qayb muhiim ah ka tahay dadaallada lagu horumarinayo garsoorka, laguna xaqiijinayo helitaanka caddaalad loo siman yahay.
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ibraahim Iidle Sulaymaan, ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay kor u qaadista hufnaanta iyo tayada shaqada garsoorka, xoojinta wada-shaqaynta hayโadaha garsoorka iyo abuurista jawi shaqo oo suurtageliya in muwaadiniintu helaan caddaalad hufan oo waqtigeeda ku timaadda.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Garyaqaan Ibraahim Iidle Sulaymaan, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarumaha Maxkamadaha Racfaanka iyo Gobolka Banaadir. Wuxuu adkeeyey muhiimadda ay leedahay in adeegyada garsoorka la heli karo iyo kor u qaadista hufnaanta iyo tayada garsoorka.
Qodobada muhiimka ah
- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Garyaqaan Ibraahim Iidle Sulaymaan, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarumaha Maxkamadaha Racfaanka iyo Gobolka Banaadir.
- Intii uu kormeerku socday, Guddoomiyuhu wuxuu mid mid u booqday xafiisyada kala duwan, isagoo warbixinno ka dhegaystay shaqaalaha iyo masuuliyiinta.
- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa carabka ku adkeeyey doorka ay leedahay in adeegyada garsoorka loo dhoweyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka ku nool deegaannada fog-fog.
- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay kor u qaadista hufnaanta iyo tayada shaqada garsoorka, xoojinta wada-shaqaynta hayโadaha garsoorka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyada kale ee ku saabsan xaaladda garsoorka.
- Eedeymaha ku saabsan xaaladaha adeegyada garsoorka waxay ku saleysan yihiin kaliya hadallada Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan xaaladaha maxkamadaha lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Kormeerka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare wuxuu muujinayaa dadaallada socda ee lagu horumarinayo nidaamka garsoorka Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo horumariyo adeegyada garsoorka ee deegaannada fog-fog?
- Sidee ayay maxkamaduhu u wajahaan caqabadaha la xusay intii lagu jiray kormeerka?
- Maxay yihiin jawaabaha ay shaqaaluhu bixiyeen ee ku saabsan xaaladaha shaqadooda?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka โSababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia ยท general ยท maxkamadaha ยท gobolka ยท guddoomiyaha
Sii akhri
- Magacaabista iyo xil-ka-qaadista guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya: Yaa leh awoodda dastuuriga ah?
Hiiraan Online
- QM oo ka hor-timid xil ka qaadistii guddoomiye Baashe, soona saartay dalab adag
Caasimada Online
- Qareennada Bariga Afrika oo warqad culus usoo diray Xasan Sheekh, kana dalbaday inโฆ
Caasimada Online