Guddoomiyaha SoDMA oo gaaray Dhuusamareeb
Waxa dhacay
Hal il · Shabelle Media
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa gaaray Dhuusamareeb si uu uga qeyb galo Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya (CHF).
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Guddoomiyaha iyo wafdigiisa ayaa magaalada Dhuusamareeb waxaa si diirran ugu soo dhaweeyay wasiirro ka tirsan Galmudug, maamulka gobolka iyo degmada, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
- Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga furmi doona magaalada Dhuusamareeb 26-ka Nofeembar 2026, waxaana ka qeybgalaya mas’uuliyiin ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya, dowlad-goboleedyada, hay’adaha samafalka iyo bah-wadaagta arrimaha bani’aadanimada.
- Shirkan oo halku-dhiggiisu yahay “U Diyaargarowga Musiibooyinka iyo Dhisidda u Adkeysiga, Xoojinta Gurmadka, Sugnaanta Biyaha iyo La-qabsiga Isbeddelka Cimilada ee Soomaaliya” ayaa diiradda lagu saari doonaa xaaladda bani’aadannimo ee dalka, xoojinta diyaar-garowga iyo gurmadka musiibooyinka, sugnaanta biyaha iyo dhisidda awoodda bulshada Soomaaliyeed ee ay kula tacaali karto saameynta isbeddelka cimilada.
- Sidoo kale, shirka ayaa fursad u noqon doona in dowladda, dowlad-goboleedyada iyo hay’adaha samafalku ay ka wada hadlaan sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo isku-duwidda gurmadka bani’aadannimo, gaar ahaan xaaladaha degdegga ah ee ka dhasha musiibooyinka dabiiciga ah.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa gaaray Dhuusamareeb.
- Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga furmi doona magaalada Dhuusamareeb 26-ka Nofeembar 2026.
- Shirkan oo halku-dhiggiisu yahay “U Diyaargarowga Musiibooyinka iyo Dhisidda u Adkeysiga, Xoojinta Gurmadka, Sugnaanta Biyaha iyo La-qabsiga Isbeddelka Cimilada ee Soomaaliya” ayaa diiradda lagu saari doonaa xaaladda bani’aadannimo ee dalka
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Dhuusamareeb – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug, halkaas oo lagu qabanayo Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya (Country Humanitarian Forum – CHF).
Guddoomiyaha iyo wafdigiisa ayaa magaalada Dhuusamareeb waxaa si diirran ugu soo dhaweeyay wasiirro ka tirsan Galmudug, maamulka gobolka iyo degmada, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga furmi doona magaalada Dhuusamareeb 26-ka Nofeembar 2026, waxaana ka qeybgalaya mas’uuliyiin ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya, dowlad-goboleedyada, hay’adaha samafalka iyo bah-wadaagta arrimaha bani’aadanimada.
Shirkan oo halku-dhiggiisu yahay “U Diyaargarowga Musiibooyinka iyo Dhisidda u Adkeysiga, Xoojinta Gurmadka, Sugnaanta Biyaha iyo La-qabsiga Isbeddelka Cimilada ee Soomaaliya” ayaa diiradda lagu saari doonaa xaaladda bani’aadannimo ee dalka, xoojinta diyaar-garowga iyo gurmadka musiibooyinka, sugnaanta biyaha iyo dhisidda awoodda bulshada Soomaaliyeed ee ay kula tacaali karto saameynta isbeddelka cimilada.
Sidoo kale, shirka ayaa fursad u noqon doona in dowladda, dowlad-goboleedyada iyo hay’adaha samafalku ay ka wada hadlaan sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo isku-duwidda gurmadka bani’aadannimo, gaar ahaan xaaladaha degdegga ah ee ka dhasha musiibooyinka dabiiciga ah.
Ugu dambeyn, Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa uga mahadceliyey madaxda iyo shacabka Galmudug soo dhaweynta diirran ee ay u sameeyeen isaga iyo wafdigiisa, isagoo sidoo kale bogaadiyey doorka Dowlad Goboleedka Galmudug ee martigelinta iyo qabanqaabada Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya (CHF).
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa gaaray Dhuusamareeb si uu uga qeyb galo Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya (CHF). Waxaa si diirran ugu soo dhaweeyay madaxda deegaanka iyo xubnaha bulshada.
Qodobada muhiimka ah
- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa gaaray Dhuusamareeb.
- Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga furmi doona magaalada Dhuusamareeb 26-ka Nofeembar 2026.
- Shirkan oo halku-dhiggiisu yahay “U Diyaargarowga Musiibooyinka iyo Dhisidda u Adkeysiga, Xoojinta Gurmadka, Sugnaanta Biyaha iyo La-qabsiga Isbeddelka Cimilada ee Soomaaliya” ayaa diiradda lagu saari doonaa xaaladda bani’aadannimo ee dalka
- Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa uga mahadceliyey madaxda iyo shacabka Galmudug soo dhaweynta diirran ee ay u sameeyeen isaga iyo wafdigiisa.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku saabsan shirka.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha lagu sheegay ma jiro.
- Faahfaahinta ku saabsan ka qeybgalayaasha shirka lama shaacin.
Gunaanadka akhristaha
Gaaritaanka guddoomiyaha SoDMA ee Dhuusamareeb waxay calaamad u tahay bilowga dood muhiim ah oo ku saabsan arrimaha bani’aadannimo ee Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadanimada?
- Sidee bay doodaha shirka u saameyn doonaan dadaallada bani’aadannimo ee Soomaaliya?
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadi doono si loo xalliyo arrimaha la taabanayo inta lagu guda jiro shirka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · humanitarian · humanitarian · gaaray · guddoomiyaha
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Furay Madasha 9-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka
Hiiraanweyn
- AUSSOM oo ballanqaad cusub ka heshay Denmark xilli ay wajahayso hubanti la’aan
Caasimada Online
- Wasiirka Cadaaladda oo Soo Xiray Shirweynaha Qaran ee Dib-u-habaynta Ciidanka Asluubta iyo Xabsiyada Dalka
Hiiraanweyn