Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday dhismaha hay’ad sirdoon oo u gaar ah
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dhismaha hay’ad sirdoon oo u gaar ah, iyadoo la horgeeyay hindise sharciyeedka lagu dhisayo.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed ayaa saaka la horgeeyay Hindise-Sharciyeedka lagu dhisayo Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo magaceeda loo soo gaabiyo (SISA), waxaana goluhu uu hindisahan marsiiyay akhrinta koowaad.
- Sidoo kale, shirka oo uu guddoomiyay Hoggaamiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa looga hadlay xaaladaha guud ee deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan amniga, saameynta isbeddelka cimilada, dardargelinta maamul-daadejinta iyo horumarinta dhallinyarada Koonfur Galbeed.
- Waxaa kale oo uu guluhu ka dooday muhiimadda ay leedahay xoojinta amniga, wax ka qabashada saameynta isbeddelka cimilada, horumarinta nidaamka maamul-daadejinta iyo abuurista fursado horumarineed oo dhallinyarada loogu horseedayo kaalin muuqata oo ku aaddan dowlad-dhiska iyo horumarka bulshada.
- Madaxweyne Sheekh Aadan Madoobe ayaa Golaha Wasiirada kula dardaarmay inay dardargeliyaan qorshyaasha hormarineed ee loogu adeegayo shacabka ku nool guud ahaan Koonfur Galbeed.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin awoodaha gaarka ah ee hay’adda sirdoonka cusub?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dhismaha hay’ad sirdoon oo u gaar ah.
- Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed ayaa saaka la horgeeyay Hindise-Sharciyeedka lagu dhisayo Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo magaceeda loo soo gaabiyo (SISA).
- Shirka oo uu guddoomiyay Hoggaamiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa looga hadlay xaaladaha guud ee deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan amniga, saameynta isbeddelka cimilada.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Baydhaba (Caasimada Online) – Dowalad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta tallaabo u qaaday dhismaha hay’ad sirdoon oo u gaar ah, xilli haatan maamulkaas uu dagaal adag kula jiro Al-Shabaab iyo ciidamo taabacsan Cabdicasii Lafta-gareen.
Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed ayaa saaka la horgeeyay Hindise-Sharciyeedka lagu dhisayo Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo magaceeda loo soo gaabiyo (SISA), waxaana goluhu uu hindisahan marsiiyay akhrinta koowaad.
Sidoo kale, shirka oo uu guddoomiyay Hoggaamiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa looga hadlay xaaladaha guud ee deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan amniga, saameynta isbeddelka cimilada, dardargelinta maamul-daadejinta iyo horumarinta dhallinyarada Koonfur Galbeed.
Waxaa kale oo uu guluhu ka dooday muhiimadda ay leedahay xoojinta amniga, wax ka qabashada saameynta isbeddelka cimilada, horumarinta nidaamka maamul-daadejinta iyo abuurista fursado horumarineed oo dhallinyarada loogu horseedayo kaalin muuqata oo ku aaddan dowlad-dhiska iyo horumarka bulshada.
Madaxweyne Sheekh Aadan Madoobe ayaa Golaha Wasiirada kula dardaarmay inay dardargeliyaan qorshyaasha hormarineed ee loogu adeegayo shacabka ku nool guud ahaan Koonfur Galbeed.
Xaaladda guud ee deegaannada Koonfur Galbeed ayaa haatan ah mid kacsan, waxaana meelaha ka socda dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo ka dhan ah ciidamada daabacsan madaxweynihii hore maamulkaasi, kuwaas oo gacanta ku haya degmooyin ka tirsan gobolka Baay.
Ciidamada dowladda ayaa haatan u dhaqaaqay aaga degmada Buurhakaba, si ay ugu soo celiyaan gacanta Koonfur Galbeed, maadaama ay tahay magaalado istaraatiiji ah oo isku xirta gobollada Bay, Shabeellaha Hoose, Banaadir, Hiiraan iyo Jubbooyinka, waana tan muhiimad gaar ah siinaysa degmadan oo kamid ah deegaano dhowr ah oo laga qabsaday maamulka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dhismaha hay’ad sirdoon oo u gaar ah, iyadoo la horgeeyay hindise sharciyeedka lagu dhisayo. Shirka oo uu guddoomiyay Hoggaamiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa looga hadlay arrimaha amniga iyo isbeddelka cimilada.
Qodobada muhiimka ah
- Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dhismaha hay’ad sirdoon oo u gaar ah.
- Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed ayaa saaka la horgeeyay Hindise-Sharciyeedka lagu dhisayo Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo magaceeda loo soo gaabiyo (SISA).
- Shirka oo uu guddoomiyay Hoggaamiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa looga hadlay xaaladaha guud ee deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan amniga, saameynta isbeddelka cimilada.
- Ciidamada dowladda ayaa haatan u dhaqaaqay aaga degmada Buurhakaba, si ay ugu soo celiyaan gacanta Koonfur Galbeed.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku saabsan dhismaha hay’adda sirdoonka.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka socda dowladda Koonfur Galbeed iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Tirooyinka khasaare ama saameynta gaarka ah ee khilaafka socda lama soo sheegin.
Gunaanadka akhristaha
Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ayaa qaadaya tallaabooyin lagu xoojinayo amniga iyadoo ay jiraan khilaafyo socda.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin awoodaha gaarka ah ee hay’adda sirdoonka cusub?
- Sidee ayay dhismaha hay’addan u saameyn doontaa khilaafka socda ee Al-Shabaab?
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadayo si wax looga qabto saameynta isbeddelka cimilada ee gobolka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · security · security · sirdoon · galbeed
Sii akhri
- Xilli ay ciidammada shisheeye ka baxayaan Soomaaliya, al‑Shabaab ma la wareegi kartaa dalka?
BBC Somali
- Turkiga iyo Soomaaliya oo Bilawday Aasaaska Ciidamada Badda iyo Ballaarinta Iskaashiga Millateri
Hiiraanweyn
- Sawirro: Wararkii ugu dambeeyay ee howl-gallada culus ee ka socda gobolka Baay
Caasimada Online