Maalinta Caalamiga ah ee Baabi’inta Hubka Nugliyeerka: Halis aan la Dhaaddayn
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiMaqaalku wuxuu ka hadlayaa Maalinta Caalamiga ah ee Baabi’inta Hubka Nugliyeerka, isagoo iftiiminaya khataraha caalamiga ah ee la xiriira hubka nugliyeerka oo ka baxsan goobaha dagaalka tooska ah.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Go’aan la gaarayHeshiiska Mamnuucidda Hubka Nuliyeerka ( TPNW ) waxaa la ansixiyay 2017 , wuxuuna dhaqangalay 2021 .
- Doodda hubka sida arxandarrada wax u gummaada ee nugliyeerka waxaa inta badan lagu soo qaadaa awoodda quwadaha iyo dheellitirka ciidamadooda.
- Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sannadkii 2013kii u asteeyay 26ka Sebtembar, sannad kasta, Maalinta Caalamiga ah ee Baabi’inta Hubka Nugliyeerka ee ba’an wax u gummaada.
- Amniga ku dhisan hanjabaadda aargoosiga Muddo dheer, dawladaha haysta hubka nugliyeerka waxay amnigooda qayb ahaan ku saleeyeen cabsigelinta nugliyeerka : in cadowga laga baajiyo weerar iyadoo la tusayo in weerarkiisa looga jawaabi karo weerar ba’an.
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee caalamiga ah ee lagu xallinayo khataraha hubka nugliyeerka?
Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
Maqaalku wuxuu ka hadlayaa Maalinta Caalamiga ah ee Baabi’inta Hubka Nugliyeerka, isagoo iftiiminaya khataraha caalamiga ah ee la xiriira hubka nugliyeerka oo ka baxsan goobaha dagaalka tooska ah.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
26ka Sebtembar waxay dunidu isxusuusisaa in khatarta hubka nugliyeerku aysan ku koobnayn goobta uu qaraxu ka dhaco. Waxay gaari kartaa dadka, beeraha iyo nolosha dalal aan dagaalka qayb ka ahayn.
Doodda hubka sida arxandarrada wax u gummaada ee nugliyeerka waxaa inta badan lagu soo qaadaa awoodda quwadaha iyo dheellitirka ciidamadooda. Waxaase dooddaas ka danbeeya weydiin culus: maxaa ku dhacaya dadka iyo degaankooda haddii hubkan la adeegsado?
Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sannadkii 2013kii u asteeyay 26ka Sebtembar, sannad kasta, Maalinta Caalamiga ah ee Baabi’inta Hubka Nugliyeerka ee ba’an wax u gummaada. Maalintani waxay fursad u tahay in dib loo eego raadkii xumaa ee hore loo mutay, halisaha weli taagan iyo dadaalka looga hortagayo in hubkaas halista ah mar kale la isu adeegsado.
Amniga ku dhisan hanjabaadda aargoosiga Muddo dheer, dawladaha haysta hubka nugliyeerka waxay amnigooda qayb ahaan ku saleeyeen cabsigelinta nugliyeerka : in cadowga laga baajiyo weerar iyadoo la tusayo in weerarkiisa looga jawaabi karo weerar ba’an. Xisaabtaasi waxay ku tiirsantahay in dhinacyadu si sax ah u fahmaan awoodda iyo ujeeddada midba midka kale.
Halkaas ayay tabardarradeedu taallaa. Xiisad siyaasadeed, xog si qalad ah loo fasiray ama digniin aan la xaqiijin waxay madaxda gelin kartaa xaalad ay go’aan culus ku gaaraan waqti kooban.
Hubka loogu talaggalay in lagu baajiyo dagaal wuxuu, marka xisaabtu qaldanto, noqon karaa isha musiibada laga baqayo. Qiiqa dagaalku sidee ayuu beeraha u gaari karaa?
Khasaaraha dagaal nugliyeer kuma ekaan karo burburka iyo shucaaca ka dhasha qaraxyada. Cilmibaaris ku salaysan moodeello cimileed iyo kuwo waxsoosaarka cuntada ah ayaa baaray waxa dhici kara haddii dababka ka kaca magaalooyinka la beegsado ay hawada sare u diraan qiiq madow oo badan.
Qiiqaas oo gaara lakabka sare ee jawiga, istaraatosfeerka , wuxuu yarayn karaa iftiinka qorraxda ee dhulka soo gaara. Hoosudhaca iftiinka iyo isbeddelka heerkulku waxay dhaawici karaan waxsoosaarka dalagyada, kalluunka iyo xoolaha.
Saameyntan suuraggalka ah ayaa qayb ka ah waxa loo yaqaan jiilaalka nugliyeerka . Baaxadda dhibaatadu waxay ku xirnaan lahayd baaxadda dagaalka iyo xaddiga qiiqa hawada gala; waa saadaal cilmiyeed, mana aha dhacdo hore dunida uga dhacday heerkaas.
Dalka ka fog goobta dagaalka ayaa sidaas oo kale wajihi kara cunto yari. Qiiqa hawada gala iyo hakadka ku yimaadda waxsoosaarka cuntadu ma raacaan soohdimaha siyaasadeed.
Casharkii Hiroshima iyo Nagasaki Waxa la hubo, oo aan moodeel lagu saadaalin, waa dhibaatadii ka dhalatay bambooyinkii atomiga ahaa ee lagu tuuray Hiroshima iyo Nagasaki sannadkii 1945. Qaraxyadu waxay dileen dad badan, waxay burburiyeen magaalooyin, waxayna dhaawacyo iyo cudurro muddo dheer jiray ku reebeen dad ka badbaaday.
Dadkii ka badbaaday, oo loo yaqaan hibakusha , waxay dunida la wadaageen wixii ay arkeen iyo saamAyntii dhaawaca iyo shucaacu ku yeesheen noloshooda. Isbitaallada Laanqayrta Cas ee Japan ayaa tobannaan sano kaddib weli daryeelayay dad la ildaran dhibaatooyin caafimaad ee ay ka dhaxleen qaraxyadii ay sababeen madaxyadii nugliyeerku, oo ay ka mid yihiin noocyo kansar ah.
Markhaatifurkooda ayaa doodda hub-ka-dhigista ku soo celinaya dadka ay go’aannada siyaasadeed saamaynayaan. Teknoolojiyadda iyo go’aanka aadanaha Garaadgacmeedka, weerarrada dhijitaalka ah iyo horumarka hababka hubka ayaa su’aalo cusub ka keenaya kalsoonida lagu qabi karo digniinaha amni.
Haddii xog qaldan ama faragelin dhijitaal ahi saamayso nidaam digniin, waqtiga loo helo xaqiijinta xogta ayaa muhiim noqonaya. Taasi macnaheedu ma aha in garaadgacmeedka uu keligiis go’aaminayo adeegsiga hubka sida ba’an wax u gummaada ee nugliyeerka.
Khatartu waxay ka dhalan kartaa sida xogta loo ururiyo, loo qiimeeyo, looguna bandhigo dadka go’aanka leh, gaar ahaan xilliga xiisaddu sarrayso. Hay’adda Qaramada Midoobay ee Cilmibaarista Hub-ka-dhigista, UNIDIR, waxay tilmaantay in isdhexgalka teknoolojiyadahan iyo nidaamyada nugliyeerku kordhin karo halista xiisad sii xoogaysata.
Heshiisyada iyo caqabadda hirgelintooda Heshiiska Kahortagga Faafitaanka Hubka Nugliyeerka ( NPT ) ayaa ka mid ah tiirarka ugu waaweyn ee xeerarka caalamiga ah ee arrintan khuseeya. Waxaa saxiixa loo furay 1968 , wuxuuna dhaqan galay 1970 .
Heshiisku wuxuu ka hadlayaa kahortagga faafitaanka hubka nugliyeerka, iskaashiga adeegsiga nabadeed ee tamarta nugliyeerka iyo dadaalka hub-ka-dhigista. Heshiiska Mamnuucidda Hubka Nuliyeerka ( TPNW ) waxaa la ansixiyay 2017 , wuxuuna dhaqangalay 2021 .
Dawladaha ku biiray ayuu ka mamnuucayaa, waxyaabo kale oo ay weheliyaan, samaynta, tijaabinta, haysashada, adeegsiga iyo ku hanjabidda adeegsiga hubka nugliyeerka. Baaxadda mamnuuciddaas iyo sida ay u hirgeli karto waxay ku xiran yihiin dawladaha heshiiska ku biira iyo tallaabooyinka ay qaadaan.
Heshiisyadu waxay dejin karaan waajibaad iyo hannaan wadahadal. Haseyeeshee, dhimista khatartu waxay sidoo kale u baahan tahay in dawladuhu xoojiyaan kalsoonida, ilaaliyaan waddooyinka wadahadalka, si adag u hubiyaan digniinaha, una sii wadaan wadaxaajoodka hubka dhigista.
Xusuus u baahan ficil Hiroshima iyo Nagasaki waxay muujiyeen dhibaatada hubkan marka la adeegsado. Daraasadaha cimilada iyo cuntaduna waxay muujinayaan in dagaal nugliyeer oo mustaqbalka dhaca uu saamayn gaarsiin karo dad aad uga fog goobta qaraxyada.
26ka Sebtembar sidaas darteed waa maalin lagu xusuusto dadkii waxyeelladu gaartay, laguna miisaamo go’aannada maanta la gaarayo. Su’aasha hortaalla dawladaha ma aha oo keliya sida looga baajin karo weerar; waa sida looga hortagi karo in qalad, xiisad ama dagaal uu dadweynaha dunida u horseedo khasaare aan dib loo sixi karin.
Muddo dheer, dawladaha haysta hubka nugliyeerka waxay amnigooda qayb ahaan ku saleeyeen cabsigelinta nugliyeerka : in cadowga laga baajiyo weerar iyadoo la tusayo in weerarkiisa looga jawaabi karo weerar ba’an. Xisaabtaasi waxay ku tiirsantahay in dhinacyadu si sax ah u fahmaan awoodda iyo ujeeddada midba midka kale.
Halkaas ayay tabardarradeedu taallaa. Xiisad siyaasadeed, xog si qalad ah loo fasiray ama digniin aan la xaqiijin waxay madaxda gelin kartaa xaalad ay go’aan culus ku gaaraan waqti kooban. Hubka loogu talaggalay in lagu baajiyo dagaal wuxuu, marka xisaabtu qaldanto, noqon karaa isha musiibada laga baqayo.
Qiiqa dagaalku sidee ayuu beeraha u gaari karaa? Khasaaraha dagaal nugliyeer kuma ekaan karo burburka iyo shucaaca ka dhasha qaraxyada.
Cilmibaaris ku salaysan moodeello cimileed iyo kuwo waxsoosaarka cuntada ah ayaa baaray waxa dhici kara haddii dababka ka kaca magaalooyinka la beegsado ay hawada sare u diraan qiiq madow oo badan. Qiiqaas oo gaara lakabka sare ee jawiga, istaraatosfeerka , wuxuu yarayn karaa iftiinka qorraxda ee dhulka soo gaara.
Hoosudhaca iftiinka iyo isbeddelka heerkulku waxay dhaawici karaan waxsoosaarka dalagyada, kalluunka iyo xoolaha. Saameyntan suuraggalka ah ayaa qayb ka ah waxa loo yaqaan jiilaalka nugliyeerka .
Baaxadda dhibaatadu waxay ku xirnaan lahayd baaxadda dagaalka iyo xaddiga qiiqa hawada gala; waa saadaal cilmiyeed, mana aha dhacdo hore dunida uga dhacday heerkaas. Dalka ka fog goobta dagaalka ayaa sidaas oo kale wajihi kara cunto yari.
Qiiqa hawada gala iyo hakadka ku yimaadda waxsoosaarka cuntadu ma raacaan soohdimaha siyaasadeed. Casharkii Hiroshima iyo Nagasaki Waxa la hubo, oo aan moodeel lagu saadaalin, waa dhibaatadii ka dhalatay bambooyinkii atomiga ahaa ee lagu tuuray Hiroshima iyo Nagasaki sannadkii 1945.
Qaraxyadu waxay dileen dad badan, waxay burburiyeen magaalooyin, waxayna dhaawacyo iyo cudurro muddo dheer jiray ku reebeen dad ka badbaaday. Dadkii ka badbaaday, oo loo yaqaan hibakusha , waxay dunida la wadaageen wixii ay arkeen iyo saamAyntii dhaawaca iyo shucaacu ku yeesheen noloshooda.
Isbitaallada Laanqayrta Cas ee Japan ayaa tobannaan sano kaddib weli daryeelayay dad la ildaran dhibaatooyin caafimaad ee ay ka dhaxleen qaraxyadii ay sababeen madaxyadii nugliyeerku, oo ay ka mid yihiin noocyo kansar ah. Markhaatifurkooda ayaa doodda hub-ka-dhigista ku soo celinaya dadka ay go’aannada siyaasadeed saamaynayaan.
Teknoolojiyadda iyo go’aanka aadanaha Garaadgacmeedka, weerarrada dhijitaalka ah iyo horumarka hababka hubka ayaa su’aalo cusub ka keenaya kalsoonida lagu qabi karo digniinaha amni. Haddii xog qaldan ama faragelin dhijitaal ahi saamayso nidaam digniin, waqtiga loo helo xaqiijinta xogta ayaa muhiim noqonaya.
Taasi macnaheedu ma aha in garaadgacmeedka uu keligiis go’aaminayo adeegsiga hubka sida ba’an wax u gummaada ee nugliyeerka. Khatartu waxay ka dhalan kartaa sida xogta loo ururiyo, loo qiimeeyo, looguna bandhigo dadka go’aanka leh, gaar ahaan xilliga xiisaddu sarrayso.
Hay’adda Qaramada Midoobay ee Cilmibaarista Hub-ka-dhigista, UNIDIR, waxay tilmaantay in isdhexgalka teknoolojiyadahan iyo nidaamyada nugliyeerku kordhin karo halista xiisad sii xoogaysata. Heshiisyada iyo caqabadda hirgelintooda Heshiiska Kahortagga Faafitaanka Hubka Nugliyeerka ( NPT ) ayaa ka mid ah tiirarka ugu waaweyn ee xeerarka caalamiga ah ee arrintan khuseeya.
Waxaa saxiixa loo furay 1968 , wuxuuna dhaqan galay 1970 . Heshiisku wuxuu ka hadlayaa kahortagga faafitaanka hubka nugliyeerka, iskaashiga adeegsiga nabadeed ee tamarta nugliyeerka iyo dadaalka hub-ka-dhigista.
Heshiiska Mamnuucidda Hubka Nuliyeerka ( TPNW ) waxaa la ansixiyay 2017 , wuxuuna dhaqangalay 2021 . Dawladaha ku biiray ayuu ka mamnuucayaa, waxyaabo kale oo ay weheliyaan, samaynta, tijaabinta, haysashada, adeegsiga iyo ku hanjabidda adeegsiga hubka nugliyeerka.
Baaxadda mamnuuciddaas iyo sida ay u hirgeli karto waxay ku xiran yihiin dawladaha heshiiska ku biira iyo tallaabooyinka ay qaadaan. Heshiisyadu waxay dejin karaan waajibaad iyo hannaan wadahadal.
Haseyeeshee, dhimista khatartu waxay sidoo kale u baahan tahay in dawladuhu xoojiyaan kalsoonida, ilaaliyaan waddooyinka wadahadalka, si adag u hubiyaan digniinaha, una sii wadaan wadaxaajoodka hubka dhigista. Xusuus u baahan ficil Hiroshima iyo Nagasaki waxay muujiyeen dhibaatada hubkan marka la adeegsado.
Daraasadaha cimilada iyo cuntaduna waxay muujinayaan in dagaal nugliyeer oo mustaqbalka dhaca uu saamayn gaarsiin karo dad aad uga fog goobta qaraxyada. 26ka Sebtembar sidaas darteed waa maalin lagu xusuusto dadkii waxyeelladu gaartay, laguna miisaamo go’aannada maanta la gaarayo.
Su’aasha hortaalla dawladaha ma aha oo keliya sida looga baajin karo weerar; waa sida looga hortagi karo in qalad, xiisad ama dagaal uu dadweynaha dunida u horseedo khasaare aan dib loo sixi karin.
Qiiqa dagaalku sidee ayuu beeraha u gaari karaa?
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Maqaalku wuxuu ka hadlayaa Maalinta Caalamiga ah ee Baabi’inta Hubka Nugliyeerka, isagoo iftiiminaya khataraha caalamiga ah ee la xiriira hubka nugliyeerka oo ka baxsan goobaha dagaalka tooska ah.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan saameynta hubka nugliyeerka.
- Ma jiro jawaab ka timid dowladaha ama ururada ku saabsan eedeymaha la xiriira khataraha nugliyeerka.
- Maqaalku wuxuu si weyn ugu tiirsan yahay tusaalooyin taariikhi ah iyo moodeello fikradeed iyada oo aan la xusin dhacdooyin gaar ah oo hadda socda.
Gunaanadka akhristaha
Akhristayaasha waa in ay ka warqabaan saamaynta ballaaran ee hubka nugliyeerka ka baxsan khilaafaadka milatari ee tooska ah.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee caalamiga ah ee lagu xallinayo khataraha hubka nugliyeerka?
- Sidee bay xiisadaha siyaasadeed ee hadda jira u saameeyaan isticmaalka hubka nugliyeerka?
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadi karo si looga hortago macluumaadka khaldan ee ku saabsan khataraha nugliyeerka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · hubka · dhaaddayn · inta