Topic
Warkasta is tracking hubka across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches ammaanka, iiraan, and kordhiyay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Sawirro iyo warbixino laga helay gudaha dugsiyada Iiraan ayaa muujinaya arday lagu barayo sida hubka loo adeegsado. Waxaa intaas dheer codsiyo loo diray ardayda oo lagu weydiisanayo inay sameystaan lambarro aqoonsi iyo mashaariic cusub sida ‘Dhalinyarada Dagaalyahanka ah’ iyo ‘No+Maydaan’ oo la hirgeliyay, kuwaas oo dib u abuuray su’aalo ku saabsan faragelinta sii kordheysa ee…

New York — Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kordhiyay cunaqabataynta hubka ee saaran gobolka Darfur ee galbeedka Suudaan, balse waxaa fashilmay dadaal uu Mareykanku ku doonayay in xayiraadda lagu ballaariyo dalka oo dhan, kaddib markii Ruushka iyo Shiinaha ay ka horyimaadeen soo jeedintaas. Golaha Ammaanka oo ka kooban 15 xubnood ayaa si wadajir…