Maalinta Calanka Soomaaliyeed
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiMaqaalku wuxuu ka hadlayaa muhiimadda calanka Soomaaliyeed, taariikhdiisa, iyo dhibaatada loo soo maray, iyadoo si gaar ah loo iftiiminayo ka qaybqaadashada Maxamed Cawaale Liibaan iyo Maxamed Cabdulle Xalane.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Muxuu yahay macnaha dhabta ah ee calanka?
- Muuqaal ahaan, calankeenna wuxuu u egyahay cirka, xiddigta dhexdiisa ku taallana waxa ay la mid tahay xiddigaha.
- Muwaadin walba oo naftiisa ku waayay ama dhiiggiisu u huray, isaga oo la dagaallamaya cadow gudaha ah ama mid dibadda ah, si ay ummadda Soomaaliyeed ugu noolaato nabad iyo cisi, waa halyey aan la illaawi doonin!
- Laba iyo lixdan sano kaddib, cadawgii uu calanka ka ilaalinayay ayaa maanta dalkeenna ku sugan, welibana isla calankaas ayaa ka ag babanaya.
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu iftiiminayaa muhiimadda taariikheed iyo dhaqameed ee calanka Soomaaliyeed, isagoo muujinaya aqoonsiga qaran iyo midnimada.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin aragtida hadda ee dhallinyarada ku aaddan calanka Soomaaliyeed?
Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Calanka Soomaaliyeed waxaa hindisay Maxamed Cawaale Liibaan 12kii Oktoobar 1954.
- Calankaas noqday astaanta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya markii xornimada la helay 1960kii.
- Calankaas ayaa magaalada Hargeysa laga taagay 26ka Juun 1960.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Toddobaatan iyo laba sano ka hor maanta oo kale, 12kii Oktoobar 1954tii, Maxamed Cawaale Liibaan ayaa hindisay calanka buluugga ah, kaas oo, markii xornimada la helay 1960kii, noqday astaanta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. Calankaas ayaa magaalada Hargeysa laga taagay 26ka Juun 1960, xilligaas oo Cabdullaahi Suldaan Timacadde tiriyay geeraarkii:
Muxuu yahay macnaha dhabta ah ee calanka? Ma wuxuu ka turjumayaa shan Soomaaliyeed?
Soomaaliduse ma shan baa? Muuqaal ahaan, calankeenna wuxuu u egyahay cirka, xiddigta dhexdiisa ku taallana waxa ay la mid tahay xiddigaha.
Marka intaas la isku geeyo, waxa uu muujin karaa cirka iyo xiddigaha. Xiddigta cad ee dhexda uga xardhan calanka buluugga ah waxaa lagu macneeyaa in ay u taagantahay shanta Soomaaliyeed.
Waa hubaal in calankan uu leeyahay qof walba oo Soomaali ah, balse in Soomaalida oo mid ah lagu tilmaamo shan Soomaali waxa ay ka turjumaysaa in la taageerayo kalaqaybintii uu gumaystuhu sameeyay. Qof walba oo Soomaali ah ee aaminsan in ay jiraan shan Soomaaliyeed waa qof faafinaya fikirkii gumaystaha.
Macnahaas oo calanka lagu akhriyo waxa uu horseedi karaa in su’aal la geliyo in gumaystuhu uu ku lug lahaa ama uu fikir ku lahaa samaynta calanka, waana sida dhacday marar badan. Muwaadin walba oo naftiisa ku waayay ama dhiiggiisu u huray, isaga oo la dagaallamaya cadow gudaha ah ama mid dibadda ah, si ay ummadda Soomaaliyeed ugu noolaato nabad iyo cisi, waa halyey aan la illaawi doonin!
Maanta oo kale, waxaa mudan in si gaar ah loo xuso halyey Maxamed Cabdulle Xalane, oo naftiisa u huray ilaalinta calankeenna, iskana diiday in calanka Soomaaliyeed uu gacanta u galo cadowga guunka ah ee Itoobiya. Alle ha u naxariistee, Xalane ayaa arkay ciidankii Xabashida oo ku soo siqaya halkii uu surnaa calanka Soomaaliyeed.
Ciidan kaa tiro badan oo kugu soo wajahan marka aad aragto, waxa ugu horreeya ee maanka aadanaha ku soo dhacaya waa dibugurasho iyo badbaadinta nafta; hasayeeshee Xalane badbaadada calanka ayuu ka doorbiday bixinta naftiisa. Halkaas ayuuna ku shahiiday, isaga oo ku fara-adaygaya in calanku taagnaado, kana dhowraya in uu ciidda taabto.
Laba iyo lixdan sano kaddib, cadawgii uu calanka ka ilaalinayay ayaa maanta dalkeenna ku sugan, welibana isla calankaas ayaa ka ag babanaya. Waana waxa laga dhaxlo burburka.
Heesta Calanka Heesta calanka waxaa curiyay abwaan Xuseen Aw Faarax Dubbad. Abwaanku waxa uu ereyada ku muujiyay midabka calanka iyo jacaylka uu u qabo, waxaana ereyadeeda ka mid ah: Qolo baa calankeedu, waa caynoo, Innaga keenna waa, Cirkoo kale e, Oon caadna lahayn, Ee caashaqaye.
Xiddigyahay caddi, Waad noo ciidamisee, Carradaa keligaa adow curadee, Cadceedda sideedaa u caan noqo ee. Cishadaad dhalataad Calooshayadii sidii culaygii Cidaad marisee, Allow ha ku celin C awooy dhaha.
Saamaynta Federaalka ee Cawaale Maanta oo ah maalintii Cawaale ee 12ka Oktoobar, ma dhicin munaasabado lagu weynaynayo calanka Soomaaliyeed, marka laga reebo kuwa ka dhacay xarumaha dawladda. Dhallinyaro badan ayaaba aan ku baraarugsanayn ama garanayn maalinta calanka, halka qaar kalena uusan wax macne ah la lahayn.
Dhanka kale, maalmaha dawladgoboleedyada waxaa la isugu soo baxaa fagaarayaasha, calankoodana waxaa lagu xardhaa gaadiidka iyo goobaha ganacsiga. Sababta jiilka maanta calanka dawladgoboleedka u weynaynayo, kii Soomaaliyana uusan ugu xafladayn, ma aha in uu Soomaalinimada necebyahay; balse calanka dawladgoboleedka waxa uu u arkaa mid uu si gaar ah u leeyahay, haddii aan loo xafladaynna ceebtu waxa ay ku dhacaysaa degaankiisa.
Hasayeeshee, calankan dadka ka dhexeeya waxa uu u arkaa mid uusan keligiis xil ka saarnayn. Waana halka aynu ku gabnay masuuliyadda iyo danta guud.
Muxuu yahay macnaha dhabta ah ee calanka? Ma wuxuu ka turjumayaa shan Soomaaliyeed? Soomaaliduse ma shan baa?
Muuqaal ahaan, calankeenna wuxuu u egyahay cirka, xiddigta dhexdiisa ku taallana waxa ay la mid tahay xiddigaha. Marka intaas la isku geeyo, waxa uu muujin karaa cirka iyo xiddigaha.
Xiddigta cad ee dhexda uga xardhan calanka buluugga ah waxaa lagu macneeyaa in ay u taagantahay shanta Soomaaliyeed. Waa hubaal in calankan uu leeyahay qof walba oo Soomaali ah, balse in Soomaalida oo mid ah lagu tilmaamo shan Soomaali waxa ay ka turjumaysaa in la taageerayo kalaqaybintii uu gumaystuhu sameeyay.
Qof walba oo Soomaali ah ee aaminsan in ay jiraan shan Soomaaliyeed waa qof faafinaya fikirkii gumaystaha. Macnahaas oo calanka lagu akhriyo waxa uu horseedi karaa in su’aal la geliyo in gumaystuhu uu ku lug lahaa ama uu fikir ku lahaa samaynta calanka, waana sida dhacday marar badan.
Muwaadin walba oo naftiisa ku waayay ama dhiiggiisu u huray, isaga oo la dagaallamaya cadow gudaha ah ama mid dibadda ah, si ay ummadda Soomaaliyeed ugu noolaato nabad iyo cisi, waa halyey aan la illaawi doonin! Maanta oo kale, waxaa mudan in si gaar ah loo xuso halyey Maxamed Cabdulle Xalane, oo naftiisa u huray ilaalinta calankeenna, iskana diiday in calanka Soomaaliyeed uu gacanta u galo cadowga guunka ah ee Itoobiya.
Alle ha u naxariistee, Xalane ayaa arkay ciidankii Xabashida oo ku soo siqaya halkii uu surnaa calanka Soomaaliyeed. Ciidan kaa tiro badan oo kugu soo wajahan marka aad aragto, waxa ugu horreeya ee maanka aadanaha ku soo dhacaya waa dibugurasho iyo badbaadinta nafta; hasayeeshee Xalane badbaadada calanka ayuu ka doorbiday bixinta naftiisa.
Halkaas ayuuna ku shahiiday, isaga oo ku fara-adaygaya in calanku taagnaado, kana dhowraya in uu ciidda taabto.
Laba iyo lixdan sano kaddib, cadawgii uu calanka ka ilaalinayay ayaa maanta dalkeenna ku sugan, welibana isla calankaas ayaa ka ag babanaya. Waana waxa laga dhaxlo burburka.
Heesta Calanka Heesta calanka waxaa curiyay abwaan Xuseen Aw Faarax Dubbad. Abwaanku waxa uu ereyada ku muujiyay midabka calanka iyo jacaylka uu u qabo, waxaana ereyadeeda ka mid ah: Qolo baa calankeedu, waa caynoo, Innaga keenna waa, Cirkoo kale e, Oon caadna lahayn, Ee caashaqaye.
Xiddigyahay caddi, Waad noo ciidamisee, Carradaa keligaa adow curadee, Cadceedda sideedaa u caan noqo ee. Cishadaad dhalataad Calooshayadii sidii culaygii Cidaad marisee, Allow ha ku celin C awooy dhaha.
Saamaynta Federaalka ee Cawaale Maanta oo ah maalintii Cawaale ee 12ka Oktoobar, ma dhicin munaasabado lagu weynaynayo calanka Soomaaliyeed, marka laga reebo kuwa ka dhacay xarumaha dawladda. Dhallinyaro badan ayaaba aan ku baraarugsanayn ama garanayn maalinta calanka, halka qaar kalena uusan wax macne ah la lahayn.
Dhanka kale, maalmaha dawladgoboleedyada waxaa la isugu soo baxaa fagaarayaasha, calankoodana waxaa lagu xardhaa gaadiidka iyo goobaha ganacsiga. Sababta jiilka maanta calanka dawladgoboleedka u weynaynayo, kii Soomaaliyana uusan ugu xafladayn, ma aha in uu Soomaalinimada necebyahay; balse calanka dawladgoboleedka waxa uu u arkaa mid uu si gaar ah u leeyahay, haddii aan loo xafladaynna ceebtu waxa ay ku dhacaysaa degaankiisa.
Hasayeeshee, calankan dadka ka dhexeeya waxa uu u arkaa mid uusan keligiis xil ka saarnayn. Waana halka aynu ku gabnay masuuliyadda iyo danta guud.
Heesta calanka waxaa curiyay abwaan Xuseen Aw Faarax Dubbad. Abwaanku waxa uu ereyada ku muujiyay midabka calanka iyo jacaylka uu u qabo, waxaana ereyadeeda ka mid ah:
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Maqaalku wuxuu ka hadlayaa muhiimadda calanka Soomaaliyeed, taariikhdiisa, iyo dhibaatada loo soo maray, iyadoo si gaar ah loo iftiiminayo ka qaybqaadashada Maxamed Cawaale Liibaan iyo Maxamed Cabdulle Xalane.
Qodobada muhiimka ah
- Calanka Soomaaliyeed waxaa hindisay Maxamed Cawaale Liibaan 12kii Oktoobar 1954.
- Calankaas noqday astaanta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya markii xornimada la helay 1960kii.
- Calankaas ayaa magaalada Hargeysa laga taagay 26ka Juun 1960.
- Maqaalku wuxuu xusayaa muhiimadda aqoonsiga dhibaatada loo soo maray calanka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashooyinka la sameeyay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka yimid dhinac kasta oo ku saabsan aragtida hadda ee calanka.
- Maqaalku wuxuu ka maqan yahay faahfaahinta ku saabsan dabaaldegga dadweynaha ama aqoonsiga calanka maanta.
Gunaanadka akhristaha
Calanka Soomaaliyeed wuxuu astaan u yahay sharaf qaran iyo dhibaatada loo soo maray xornimada.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin aragtida hadda ee dhallinyarada ku aaddan calanka Soomaaliyeed?
- Sidee ayay gobollada kala duwan ee Soomaaliya u dabaaldegayaan maalinta calanka?
- Maxay yihiin dadaallada jira si loo baro jiilka cusub muhiimadda calanka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu iftiiminayaa muhiimadda taariikheed iyo dhaqameed ee calanka Soomaaliyeed, isagoo muujinaya aqoonsiga qaran iyo midnimada.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · calanka · soomaaliyeed · maalinta