Topic
Warkasta is tracking calanka across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches soomaaliya, dowladda, and gubay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Markabka lagu magacaabo TEDY, oo ka diiwaangashan Soomaaliya kuna socda calanka , ayaa lagu weeraray meel u dhow dekedda Odesa ee Badda Madow, sida ay werisay shabakadda Euronews.

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta si adag uga hadlay fal lagu gubay calanka Turkiga oo maalmo ka hor ka dhacay deegaanno ka tirsan Jubbaland, kaddib markii dibadbaxayaal careysan ay dab qabadsiiyeen calanka. Jaamac oo aad ugu dhow Ankara ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in dhul […] The post Daawo: Jaamac

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa amar ku bixiyay in muddo saddex maalmood ah hoos loo dhigo calanka,… Sii akhri