Macawiisleyda Xawaadle oo gudaha u galay garoonka Beledweyne iyo dagaal…
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Macawiisleyda Xawaadle ayaa gudaha u galay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledweyne iyadoo xiisad culus ay ka taagan tahay, taasoo keentay iska hor imaadyo ay la galeen ciidamada dowladda oo sababay dhaawac ilaa 5 qof.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Macawiisleyda oo wata gaadiidka dagaalka ayaa ka gudbay baraha koontarool ee ay ku sugnaayeen ciidamada Jabuuti ee ilaaliya garoonka, iyaga oo kadib gudaha galay xerada.
- Wararka ayaa intaas kusii daraya in iska hor imaad uu ka dhacay aagga garoonka, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo maleeshiyaadka deegaanka, waxaana ku dhaawacmay illaa 5 qof.
- Cidamada Macawiisleyda ayaa ka hortagaya diyaarado a sheegay inay sidaan ciidamo oo ay dowladda Soomaaliya u direyso Beledweyne, si ay u xoojiyaan ciidamada ku sugan halkaasi.
- Muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayo Macawiisley hubeysan oo ku sugan runway-ga garoonka Beledweyne, iyadoo saraakiisha hoggaamineysa ay direen digniin culus.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doontaa saameynta ficilada maleeshiyada ee maamulka deegaanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Macawiisleyda Xawaadle ayaa gudaha u galay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledweyne iyadoo xiisad culus ay ka taagan tahay.
- Iska hor imaad uu ka dhacay aagga garoonka, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo maleeshiyaadka deegaanka, waxaana ku dhaawacmay illaa 5 qof.
- Ciidamada Macawiisleyda ayaa ka hortagaya diyaarado a sheegay inay sidaan ciidamo oo ay dowladda Soomaaliya u direyso Beledweyne, si ay u xoojiyaan ciidamada ku sugan halkaasi.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Beledweyne (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goordhow ciidamada Macawiisleyda beesha Xawaadle ay gudaha u galeen garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif, halkaas oo ay ka taagan tahay xiisad culus.
Macawiisleyda oo wata gaadiidka dagaalka ayaa ka gudbay baraha koontarool ee ay ku sugnaayeen ciidamada Jabuuti ee ilaaliya garoonka, iyaga oo kadib gudaha galay xerada.
Wararka ayaa intaas kusii daraya in iska hor imaad uu ka dhacay aagga garoonka, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo maleeshiyaadka deegaanka, waxaana ku dhaawacmay illaa 5 qof.
Cidamada Macawiisleyda ayaa ka hortagaya diyaarado a sheegay inay sidaan ciidamo oo ay dowladda Soomaaliya u direyso Beledweyne, si ay u xoojiyaan ciidamada ku sugan halkaasi.
Muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayo Macawiisley hubeysan oo ku sugan runway-ga garoonka Beledweyne, iyadoo saraakiisha hoggaamineysa ay direen digniin culus.
Iska hor imaadkan waxaa ka horreeyay dagaal kale oo xalay magaalada Beledweyne, kaas oo dhex-maray ciidamo uu watay hoggaamiye ku-xigeenka HirShabelle, Cabdifataax Xasan Afrax iyo Macawiisleyda deegaanka, waxaana ku dhintay 1 qof, iyadoo ay ku dhaawacmeen tiro kale.
Xaaladda ayaa weli kacsan, waxaana haatan dhaq-dhaqaaqyo ciidan laga dareemayaa gudaha Beledweyne oo ay ku wada sugan yihiin dhinacyada dagaalamay, iyada oo suuragal ay tahay in mar kasta ay fara saaraan labada dhinac.
Beledweyne ayaa waxaa maalmihii u dambeeyay ka taagneyd xiisad ka dhalatay tabasho ay beesha Xawaadle ka qabto dhismaha HirShabelle, waxaana magaalada ku sugan Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan iyo taliyihii hore e NISA, Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), kuwaas oo hoggaaminayo dhaq-dhaqaaqyada ka dhanka ah maamulka Cali Guudlaawe.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Macawiisleyda Xawaadle ayaa gudaha u galay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledweyne iyadoo xiisad culus ay ka taagan tahay, taasoo keentay iska hor imaadyo ay la galeen ciidamada dowladda oo sababay dhaawac ilaa 5 qof.
Qodobada muhiimka ah
- Macawiisleyda Xawaadle ayaa gudaha u galay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledweyne iyadoo xiisad culus ay ka taagan tahay.
- Iska hor imaad uu ka dhacay aagga garoonka, kaas oo u dhexeeyay ciidamada dowladda iyo maleeshiyaadka deegaanka, waxaana ku dhaawacmay illaa 5 qof.
- Ciidamada Macawiisleyda ayaa ka hortagaya diyaarado a sheegay inay sidaan ciidamo oo ay dowladda Soomaaliya u direyso Beledweyne, si ay u xoojiyaan ciidamada ku sugan halkaasi.
- Dagaal kale oo xalay magaalada Beledweyne, kaas oo dhex-maray ciidamo uu watay hoggaamiye ku-xigeenka HirShabelle, Cabdifataax Xasan Afrax iyo Macawiisleyda deegaanka, waxaana ku dhintay 1 qof.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Faahfaahinta ku saabsan tirada saxda ah ee khasaare iyo macnaha iska hor imaadyada ma ahan kuwo la xaqiijiyay.
- Jawaab ka timid dowladda Soomaaliya ama dhinacyada kale ee ku lugta leh ma jiraan.
Gunaanadka akhristaha
Xiisadaha ka jira Beledweyne ayaa sii kordhaya, iyadoo saameyn ku yeelan karta amniga iyo maamulka deegaanka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doontaa saameynta ficilada maleeshiyada ee maamulka deegaanka?
- Sidee ayey dowladda Soomaaliya uga jawaabi doontaa xiisadaha sii kordhaya?
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadayo si loo hubiyo amniga rayidka ah ee aagga?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · macawiisleyda · xawaadle · gudaha
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada