Masar maxay IMF dib ugu celinaysa balaayiin dollar?
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Dowladda Masar ayaa qorsheynaysa inay bisha soo socota ee December ku bilowdo bixinta qayb ka mid ah deynta ay ku leedahay Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) oo gaaraysa $5.7 Bilyan.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Qorshahan ayaa lagu wadaa in si rasmi ah loogu soo gaba-gabeeyo deyntaas sannadka 2030, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo la hadlay warbaahinta.
- Sid qorshaha ku cad, wajiga koowaad ee bixintan ayay dowladda Masar ku bixin doontaa lacag dhan $350 Milyan oo doollar.
- Halganka dowladda ee bixinta lacagtan ayaa yimid iyada oo horay qorshuhu ahaa in hal mar la wada bixiyo, hase yeeshee waxaa caqabad ku noqday dhibaatooyinka dhaqaale ee ka jira dalkaasi.
- Diiwaanka Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) ayaa muujinaya in Qaahira ay muddo afar jeer ah lacagtan ka soo amaahatay hay’adda.
- Waxa weli aan caddayn
- Mashaariicdee dhaqaalaha ayaa lagu maalgeliyay deynihii hore ee IMF?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowladda Masar ayaa qorsheynaysa inay bisha December ku bilowdo bixinta qayb ka mid ah deynta ay ku leedahay Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF), taas oo gaaraysa $5.7 Bilyan oo doollar.
- Wajiga koowaad ee bixintan ayay dowladda Masar ku bixin doontaa lacag dhan $350 Milyan oo doollar.
- Qorshahan ayaa lagu wadaa in si rasmi ah loogu soo gaba-gabeeyo deyntaas sannadka 2030.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Qaahira (Caasimada Online) – Dowladda Masar ayaa ku guda jirta qorshe ay bisha soo socota ee December ku bilabaayso bixinta qayb ka mid ah deynta ay ku leedahay Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF), taas oo gaaraysa $5.7 Bilyan oo doollar.
Qorshahan ayaa lagu wadaa in si rasmi ah loogu soo gaba-gabeeyo deyntaas sannadka 2030, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo la hadlay warbaahinta.
Sid qorshaha ku cad, wajiga koowaad ee bixintan ayay dowladda Masar ku bixin doontaa lacag dhan $350 Milyan oo doollar. Intaas kadib, waxaa si tartiib-tartiib ah loo dhammaystiri doonaa inta ka dhiman deyntaas.
Halganka dowladda ee bixinta lacagtan ayaa yimid iyada oo horay qorshuhu ahaa in hal mar la wada bixiyo, hase yeeshee waxaa caqabad ku noqday dhibaatooyinka dhaqaale ee ka jira dalkaasi.
Diiwaanka Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) ayaa muujinaya in Qaahira ay muddo afar jeer ah lacagtan ka soo amaahatay hay’adda.
Lacagahan ayay dowladdu u adeegsatay mashaariic kala duwan oo ay ka mid yihiin kabidda dhaqaalaha dowladda iyo xal u helidda dhibaatooyinka dhaqaale ee dalka soo wajahay sanadaha 2016, laba jeer oo ka mid ahayd 2020 iyo sanadkii 2022.
Dhinaca kale, khubarrada dhaqaalaha ee Masar ayaa sheegaya in dowladdu ay kordhisay ilaha dhaqaalaha dalkeeda si ay uga hortagto in deyntu ay ka gudubto waqtigii loogu talagalay.
Khubaradu waxay xuseen in dib-u-dhac kasta oo ku yimaada bixinta deyntaan uu sii kordhinayo dulsaarka lacagta, taas oo culays dheeraad ah ku noqonaysa dhaqaalaha Masar, waana midda ay haatan ka carareyso Qaahira.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Masar ayaa qorsheynaysa inay bisha soo socota ee December ku bilowdo bixinta qayb ka mid ah deynta ay ku leedahay Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) oo gaaraysa $5.7 Bilyan.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Masar ayaa qorsheynaysa inay bisha December ku bilowdo bixinta qayb ka mid ah deynta ay ku leedahay Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF), taas oo gaaraysa $5.7 Bilyan oo doollar.
- Wajiga koowaad ee bixintan ayay dowladda Masar ku bixin doontaa lacag dhan $350 Milyan oo doollar.
- Qorshahan ayaa lagu wadaa in si rasmi ah loogu soo gaba-gabeeyo deyntaas sannadka 2030.
- Diiwaanka Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) ayaa muujinaya in Qaahira ay muddo afar jeer ah lacagtan ka soo amaahatay hay’adda.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka soo baxay mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Masar.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan faahfaahinta qorshaha bixinta.
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyada kale.
Gunaanadka akhristaha
Masar ayaa bilaabi doonta bixinta deyn weyn oo ay u leedahay IMF, taasoo saameyn ku yeelan karta xasilloonida dhaqaale ee dalka.
Waxa weli aan caddayn
- Mashaariicdee dhaqaalaha ayaa lagu maalgeliyay deynihii hore ee IMF?
- Sidee ayuu qorshaha bixinta u saameyn doonaa xaaladda dhaqaale ee Masar?
- Maxay dowladda ka qabanaysaa maareynta deynta?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · economy · economy · masar · imf
Warbixintan hadda hal il oo keliya ayaa soo gudbisay: Caasimada Online.