Maxaa ka jira in hub lala raacay diyaaraddii uu la socday FIRDHIYE?
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiMaamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa beeniyay wararka sheegaya in la carqaladeeyay amniga madaxweynaha maamulkaas, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), xilli uu ka dhoofayay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Wasiirka Warfaafinta Waqooyi Bare, Mudane Axmed Cabdirisaaq Diiriye ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka ku baahay baraha bulshada ee sheegaya in rag hubeysan ay raaceen diyaaraddii uu la socday madaxweyne Firdhiye, kuwaas oo dhaliyay hadal-heyn xooggan oo ku saabsan xaaladda amni ee garoonka iyo safarka madaxweynaha.
- Wasiir Axmed Cabdirisaaq ayaa sheegay in aysan jirin wax dhacdo amni ah oo la xiriirtay safarka madaxweynaha, isagoo caddeeyay in wararka la faafiyay aysan ku saleysneyn xaqiiqo.
- Sidoo kale, wuxuu ugu baaqay warbaahinta iyo dadka isticmaala baraha bulshada inay ka fogaadaan faafinta xogaha aan la hubin, ayna xogta rasmi ah ka qaataan ilaha dowladda, si looga hortago marin-habaabinta bulshada iyo faafinta warar aan xaqiiqada ku dhisnayn.
- “Waxaan si rasmiya u xaqiijinayaa in aanay jirin wax dhacdo amni ah oo ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde xilligii uu safrayay Madaxweynaha Dowladda Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye,” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay wararka gaarka ah ee sababay beeninta Maamulka Waqooyi Bari?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wasiirka Warfaafinta Waqooyi Bare, Mudane Axmed Cabdirisaaq Diiriye ayaa sheegay in aysan jirin wax dhacdo amni ah oo la xiriirtay safarka madaxweynaha, isagoo caddeeyay in wararka la faafiyay aysan ku saleysneyn xaqiiqo.
- Wasiir Axmed Cabdirisaaq ayaa ugu baaqay warbaahinta iyo dadka isticmaala baraha bulshada inay ka fogaadaan faafinta xogaha aan la hubin, ayna xogta rasmi ah ka qaataan ilaha dowladda.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Laascaanood (Caasimada Online) – Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa beeniyay wararka sheegaya in la carqaladeeyay amniga madaxweynaha maamulkaas, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), xilli uu ka dhoofayay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Wasiirka Warfaafinta Waqooyi Bare, Mudane Axmed Cabdirisaaq Diiriye ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka ku baahay baraha bulshada ee sheegaya in rag hubeysan ay raaceen diyaaraddii uu la socday madaxweyne Firdhiye, kuwaas oo dhaliyay hadal-heyn xooggan oo ku saabsan xaaladda amni ee garoonka iyo safarka madaxweynaha.
Wasiir Axmed Cabdirisaaq ayaa sheegay in aysan jirin wax dhacdo amni ah oo la xiriirtay safarka madaxweynaha, isagoo caddeeyay in wararka la faafiyay aysan ku saleysneyn xaqiiqo.
Sidoo kale, wuxuu ugu baaqay warbaahinta iyo dadka isticmaala baraha bulshada inay ka fogaadaan faafinta xogaha aan la hubin, ayna xogta rasmi ah ka qaataan ilaha dowladda, si looga hortago marin-habaabinta bulshada iyo faafinta warar aan xaqiiqada ku dhisnayn.
“Waxaan si rasmiya u xaqiijinayaa in aanay jirin wax dhacdo amni ah oo ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde xilligii uu safrayay Madaxweynaha Dowladda Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye,” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta.
Waxaa kale oo uu kusii daray “Waxaan warbaahinta ugu baaqayaa inay ka fogaadaan faafinta wararka aan xaqiiqada ku dhisnayn”.
Arrintan ayaa kusoo beegmeysa xilli baraha bulshada ay si weyn ugu faafaan warar la xiriira amniga iyo dhaq-dhaqaaqyada mas’uuliyiinta siyaasadeed, kuwaas oo mararka qaar dhaliya dood iyo hadal-heyn ka hor inta aan laga helin xaqiijin rasmi ah oo ka timaadda dhinacyada ay khuseyso.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa beeniyay wararka sheegaya in la carqaladeeyay amniga madaxweynaha maamulkaas, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), xilli uu ka dhoofayay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Qodobada muhiimka ah
- Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa beeniyay wararka sheegaya in la carqaladeeyay amniga madaxweynaha maamulkaas, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), xilli uu ka dhoofayay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
- Wasiirka Warfaafinta Waqooyi Bare, Mudane Axmed Cabdirisaaq Diiriye ayaa sheegay in aysan jirin wax dhacdo amni ah oo la xiriirtay safarka madaxweynaha, isagoo caddeeyay in wararka la faafiyay aysan ku saleysneyn xaqiiqo.
- Wasiir Axmed Cabdirisaaq ayaa ugu baaqay warbaahinta iyo dadka isticmaala baraha bulshada inay ka fogaadaan faafinta xogaha aan la hubin, ayna xogta rasmi ah ka qaataan ilaha dowladda.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka soo baxay Maamulka Waqooyi Bari iyo Wasiirka Warfaafinta.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashooyinka lagu sheegay maqaalka.
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid kuwa sameeyay sheegashooyinka hore ee ku saabsan dhacdada amniga.
Gunaanadka akhristaha
Maamulka Waqooyi Bari ayaa si rasmi ah u beeniyay wax dhacdo amni ah oo la xiriirta madaxweynaha inta uu safarka ku jiray.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay wararka gaarka ah ee sababay beeninta Maamulka Waqooyi Bari?
- Ma jiraan baaritaanno socda oo ku saabsan sheegashooyinka la xiriira amniga madaxweynaha?
- Waa maxay tallaabooyinka la qaadayo si loo hubiyo amniga hogaamiyayaasha siyaasadeed inta lagu jiro safarka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · firdhiye · maxaa · diyaaraddii
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Dowladda Federaalka iyo Woqooyibari oo mamnuucay in aan hub iyo ciidan lala raaco diyaaraha aado Deegaanada Maamulkaas
Hiiraanweyn
- DFS Iyo Waqooyi Bari oo Adkeeyey Qaadista Hubka Ee Duullimaadyada Laascaanood
Goobjoog Somali
- Abwaan oo ka qaybgelin furitaanka kalfadhiga baarlamaanka Waqooyi Bari
Puntland Post