Dowladda Federaalka iyo Woqooyibari oo mamnuucay in aan hub iyo ciidan lala raaco diyaaraha aado Deegaanada Maamulkaas
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiDowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari ayaa mamnuucay in hub iyo ciidan lala raaco diyaaradaha aado deegaanadooda kadib dhacdo amni oo ka dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee Muqdisho.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Ammaradan ayaa dabajooga dhacda amni oo ka dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho, maalinimadii Axadda ee 4-ta bishan, xilli uu garoonka ka dhoofayay Madaxweyanaha Waqooyi Bari, Cabdiqaadir Firdhiye.
- Sida ilo kala duwan oo ka tirsan Waqooyi Bari iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya u xaqiijiyeen Warbaahinta waxaa jiray shaki ka dhashay shaqsiyaad hubaysan oo raaci lahaa diyaaraddii uu ku safri lahaa Madaxweyne Firdhiye.
- Shaqsiyaadkan ayaa looga shakiyay inay waxyeelo amni u gaystaan diyaaradda, halka warar aan la xaqiijin ay sheegayaan in diyaaradda loo qorsheeyay afduub, hase ahaatee ay laamaha ammaanku ka hortageen.
- Dowladda Federaalka iyo hay’adaheeda amniga ayaa ku dadaalay in hoos loo dhigo warkan, waxaana laga tiray baraha Internet ka warqad uu soo saaray Maareeye Ku Xigeenka Duulista Hawada.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa welwelka amni ee socda ee Soomaaliya, gaar ahaan ku saabsan badbaadada safarka hawada.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo dhaqan geliyo ammarada safarka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari ayaa soo saaray ammaro safar oo kusaabsan gaadiidka iyo garoonada ku kala yaal Muqdisho iyo Laascaanood.
- Ammaradan ayaa dabajooga dhacda amni oo ka dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho, maalinimadii Axadda ee 4-ta bishan.
- Waxaa jiray shaki ka dhashay shaqsiyaad hubaysan oo raaci lahaa diyaaraddii uu ku safri lahaa Madaxweyne Firdhiye.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Jimco 9 Oct 2026 {HMC} Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari ayaa soo saaray ammaro safar oo kusaabsan gaadiidka iyo garoonada ku kala yaal Muqdisho iyo Laascaanood.
Ammaradan ayaa dabajooga dhacda amni oo ka dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho, maalinimadii Axadda ee 4-ta bishan, xilli uu garoonka ka dhoofayay Madaxweyanaha Waqooyi Bari, Cabdiqaadir Firdhiye.
Sida ilo kala duwan oo ka tirsan Waqooyi Bari iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya u xaqiijiyeen Warbaahinta waxaa jiray shaki ka dhashay shaqsiyaad hubaysan oo raaci lahaa diyaaraddii uu ku safri lahaa Madaxweyne Firdhiye.
Shaqsiyaadkan ayaa looga shakiyay inay waxyeelo amni u gaystaan diyaaradda, halka warar aan la xaqiijin ay sheegayaan in diyaaradda loo qorsheeyay afduub, hase ahaatee ay laamaha ammaanku ka hortageen.
Dowladda Federaalka iyo hay’adaheeda amniga ayaa ku dadaalay in hoos loo dhigo warkan, waxaana laga tiray baraha Internet ka warqad uu soo saaray Maareeye Ku Xigeenka Duulista Hawada.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari ayaa mamnuucay in hub iyo ciidan lala raaco diyaaradaha aado deegaanadooda kadib dhacdo amni oo ka dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee Muqdisho.
Qodobada muhiimka ah
- Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari ayaa soo saaray ammaro safar oo kusaabsan gaadiidka iyo garoonada ku kala yaal Muqdisho iyo Laascaanood.
- Ammaradan ayaa dabajooga dhacda amni oo ka dhacday garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho, maalinimadii Axadda ee 4-ta bishan.
- Waxaa jiray shaki ka dhashay shaqsiyaad hubaysan oo raaci lahaa diyaaraddii uu ku safri lahaa Madaxweyne Firdhiye.
- Warar aan la xaqiijin ay sheegayaan in diyaaradda loo qorsheeyay afduub, hase ahaatee ay laamaha ammaanku ka hortageen.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan dhacdada amniga.
- Faahfaahinta ku saabsan shaqsiyaadka hubaysan iyo niyadooda waxay ku saleysan yihiin warar aan la xaqiijin.
- Lama hayo jawaab ka timid hay'adaha ammaanka ee ku saabsan dhacdada.
Gunaanadka akhristaha
Dowladda Federaalka iyo Waqooyi Bari waxay qaadeen tallaabooyin taxaddar ah oo ka jawaabaya khatar amni oo suurtagal ah oo ka jirta garoonka diyaaradaha.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo dhaqan geliyo ammarada safarka?
- Sidee loo kormeeri doonaa xaaladda amniga ee garoonka diyaaradaha Aadan Cade mustaqbalka?
- Maxaa faahfaahin dheeraad ah laga bixin karaa shaqsiyaadka hubaysan ee ku lugta leh?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa welwelka amni ee socda ee Soomaaliya, gaar ahaan ku saabsan badbaadada safarka hawada.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · federaalka · ciidan · woqooyibari
Sii akhri
- {DAAWO SAWIRADA} Kumaandooska Turkiga iyo Kumaandooska Soomaaliya ayaa si wadajir ah u sameeyay dhoollatus Ciidan
Hiiraanweyn
- Dowladda Hoose ee Garoowe oo ka hadashay dhul loo seereeyay garoonka diyaaradaha
Puntland Post
- Soomaaliya oo Hambalyo u Dirtay Uganda Munaasabadda 64-aad ee Xorriyaddeeda
Shabelle Media