Maxkamadda Sare oo waxba kama jiraan ku sheegtay muddo-xileedka shanta sano ah ee dowladdu ay sheegtay inuu dhaqan-gal yahay
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiMaxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa go'aamisay in muddo-xileedka dastuuriga ah ee Baarlamaanka Federaalka, Madaxweynaha iyo Xukuumadda Federaalka uu ku ekaa sannadkii 2026, iyadoo tilmaantay in tallaabooyinka la qaaday ka dib dhammaadka muddooyinkaas ay yihiin kuwo aan dastuuri ahayn.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Waxa xigaGo'aankan ayaa la filayaa inuu saameyn weyn ku yeesho xaaladda siyaasadeed iyo doodda ku saabsan sharciyadda hay'adaha dowladda Soomaaliya.
- Maxakamadda ayaa xustay in dhammaan tallaabooyinka ay hay'adahaasi qaadeen wixii ka dambeeyay dhammaadka muddooyinkooda ku tilmaantay kuwo aan sharci iyo dastuur midna waafaqsanayn.
- Go'aankan maxkmadda ayaa waxaa soo saaray shan garsoore ka dib dacwad uu soo gudbiyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, taas oo ka dhan ahayd Dowladda Federaalka, gaar ahaan habraacii wax-ka-beddelka loogu sameeyay Dastuurka Kumeelgaarka ah ee 2012 iyo saameynta sharci ee ka dhalatay.
- Maxkamaddu ayaa go'aamisay in muddo-xileedka dastuuriga ah ee hay'adaha federaalka uu sharciyan ahaa afar sano.
Sida ay sheegtay BBC Somali
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa go'aan maxkamadeed oo muhiim ah oo saameyn ku yeelan kara muuqaalka siyaasadeed iyo maamulka Soomaaliya.
- Waxa weli aan caddayn
- Tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda ee loo arko inay yihiin kuwo aan dastuuri ah ma yihiin?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa go'aamisay in muddo-xileedka dastuuriga ah ee Baarlamaanka Federaalka, Madaxweynaha iyo Xukuumadda Federaalka uu ku ekaa sannadkii 2026.
- Maxkamaddu waxay tilmaantay in dhammaan tallaabooyinka ay hay'adahaasi qaadeen wixii ka dambeeyay dhammaadka muddooyinkooda ku tilmaantay kuwo aan sharci iyo dastuur midna waafaqsanayn.
- Maxkamaddu waxay amartay in dhinacyada ay khusayso ay 30 maalmood gudahood ku gaaraan heshiis ku saabsan hannaan doorasho oo la isku raacsan yahay.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Maxkamadda Sare oo waxba kama jiraan ku sheegtay muddo-xileedka shanta sano ah ee dowladdu ay sheegtay inuu dhaqan-gal yahay
Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa go'aamisay in muddo-xileedka dastuuriga ah ee Baarlamaanka Federaalka, Madaxweynaha iyo Xukuumadda Federaalka uu ku ekaa sannadkii 2026.
Maxakamadda ayaa xustay in dhammaan tallaabooyinka ay hay'adahaasi qaadeen wixii ka dambeeyay dhammaadka muddooyinkooda ku tilmaantay kuwo aan sharci iyo dastuur midna waafaqsanayn.
Go'aankan maxkmadda ayaa waxaa soo saaray shan garsoore ka dib dacwad uu soo gudbiyay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, taas oo ka dhan ahayd Dowladda Federaalka, gaar ahaan habraacii wax-ka-beddelka loogu sameeyay Dastuurka Kumeelgaarka ah ee 2012 iyo saameynta sharci ee ka dhalatay.
Maxkamaddu ayaa go'aamisay in muddo-xileedka dastuuriga ah ee hay'adaha federaalka uu sharciyan ahaa afar sano.
Grsoorayaasha ayaa go'aankooda mudda xileedka gundhig uga dhigay Dastuurkii Kumeelgaarka ahaa ee 2012, isla markaana wax-ka-beddelkii 2026 aanu si cad u sheegin in muddada cusub lagu dabaqayo hay'adihii xilka hayay.
Maxkamadda sare ayaa guddoonkeeda ku sheegtay in muddo-xileedka labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka uu dhammaaday 14-kii April2026, halka muddo-xileedka Madaxweynaha Jamhuuriyadda uu dhammaaday 15-kii Maajo 2026.
Tallaabooyinka ay hay'adahaasi qaadeen markii muddo-xileedkoodu dhammaaday waxay Maxkamaddu ku tilmaantay kuwo aan dastuuri iyo sharci ahayn, isla markaana aan waxba ka jirin. Xukuumadda xilgaarsiinta ahna waxay ku koobtay hawlaha maalinlaha ah.
Maxkamaddu waxay dhinacyada siyaasadda ku amartay inay heshiis ka gaaraan hannaanka doorashada, iyadoo waqti cayiman u qabatay in doorasho la qabto.
Dhanka doorashooyiinka Maxkamaddu waxay amartay in dhinacyada ay khusayso ay 30 maalmood gudahood ku gaaraan heshiis ku saabsan hannaan doorasho oo la isku raacsan yahay, doorashadana lagu qabto 90 maalmood gudahood.
Go'aankan ayaa la filayaa inuu saameyn weyn ku yeesho xaaladda siyaasadeed iyo doodda ku saabsan sharciyadda hay'adaha dowladda Soomaaliya.
Dhanka kale Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay xil-ka-qaadistii lagu sameeyay Guddoomiyihii Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf Axmed, iyadoo sheegtay in go'aanka Madaxweynaha uusan waafaqsanayn Dastuurka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa go'aamisay in muddo-xileedka dastuuriga ah ee Baarlamaanka Federaalka, Madaxweynaha iyo Xukuumadda Federaalka uu ku ekaa sannadkii 2026, iyadoo tilmaantay in tallaabooyinka la qaaday ka dib dhammaadka muddooyinkaas ay yihiin kuwo aan dastuuri ahayn.
Qodobada muhiimka ah
- Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa go'aamisay in muddo-xileedka dastuuriga ah ee Baarlamaanka Federaalka, Madaxweynaha iyo Xukuumadda Federaalka uu ku ekaa sannadkii 2026.
- Maxkamaddu waxay tilmaantay in dhammaan tallaabooyinka ay hay'adahaasi qaadeen wixii ka dambeeyay dhammaadka muddooyinkooda ku tilmaantay kuwo aan sharci iyo dastuur midna waafaqsanayn.
- Maxkamaddu waxay amartay in dhinacyada ay khusayso ay 30 maalmood gudahood ku gaaraan heshiis ku saabsan hannaan doorasho oo la isku raacsan yahay.
- Maxkamadda Sare ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay xil-ka-qaadistii lagu sameeyay Guddoomiyihii Maxkamadda Sare, Baashe Yuusuf Axmed.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha maxkamadda.
- Maqaalku ma caddeynayo jawaabaha Dowladda Federaalka ee ku aaddan go'aanka maxkamadda.
- Maqaalku ma faahfaahinayo saameynta go'aankan ku yeelan karto xaaladda siyaasadeed ee hadda jirta.
Gunaanadka akhristaha
Go'aanka Maxkamadda Sare wuxuu horseedi karaa isbeddelo ku yimaada qaab-dhismeedka siyaasadeed iyo habraacyada doorashada Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Tallaabooyinka gaarka ah ee dowladda ee loo arko inay yihiin kuwo aan dastuuri ah ma yihiin?
- Sidee bay xisbiyada siyaasadeed uga jawaabi doonaan amarka Maxkamadda Sare?
- Maxay noqon doonaan cawaaqibka go'aankan ku saabsan doorashooyinka soo socda?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa go'aan maxkamadeed oo muhiim ah oo saameyn ku yeelan kara muuqaalka siyaasadeed iyo maamulka Soomaaliya.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: world · general · sare · xileedka · maxkamadda