QM oo ka digtay macluul halis ah oo ku soo fool leh Soomaaliya
May 16(Jowhar)Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in malaayiin qof oo Soomaaliyeed ay la ildaran yihiin gaajo daran, iyadoo ka digtay khatar macluul oo si weyn ugu sii fidi karta dalka haddii aan si degdeg ah wax looga qaban. Warbixinta QM ayaa muujineysa in xaaladda bani’aadamnimo ee Soomaaliya ay marayso heer aad u xun, islamarkaana loo […]

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
May 16(Jowhar)Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in malaayiin qof oo Soomaaliyeed ay la ildaran yihiin gaajo daran, iyadoo ka digtay khatar macluul oo si weyn ugu sii fidi karta dalka haddii aan si degdeg ah wax looga qaban.
Warbixinta QM ayaa muujineysa in xaaladda bani’aadamnimo ee Soomaaliya ay marayso heer aad u xun, islamarkaana loo baahan yahay tallaabooyin degdeg ah si looga hortago macluul baahsan oo saameyn ku yeelata shacabka nugul.
Hay’adaha gargaarka ayaa sheegay in loo baahan yahay balaayiin doollar si loo bixiyo gargaar degdeg ah oo lagu badbaadinayo nolosha dadka Soomaaliyeed ee ay saameysay abaarta, colaadaha, iyo sicir bararka sare.
Baaqan dhaqaale ayaa imaanaya xilli ay jirto hoos u dhac ku yimid taageerada caalamiga ah, iyadoo dalal badan oo hore u taageeri jiray gargaarka ay hadda mudnaanta siinayaan arrimahooda gudaha.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan