Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo hambalyo u diray hoggaanka cusub ee Galmudug
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa hambalyo u diray hoggaamiyaha cusub ee Galmudug kaddib guushii ay ka gaareen doorashadooda.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Ra’iisul Wasaaraha ayaa guusha labada mas’uul ku tilmaamay mid taariikhi ah, isagoo u rajeeyay inay si wanaagsan u gutaan waajibaadka loo igmaday.
- Qoraal uu soo saaray ayuu Alle uga baryay inuu ku asturo masuuliyadda loo doortay, isla markaana ku garab galo gudashada waajibaadka qaran ee horyaalla, gaar ahaan u adeegidda shacabka Galmudug.
- Xamsa ayaa sidoo kale bogaadiyay xildhibaannada baarlamaanka Galmudug iyo guddoonkooda, isagoo ku ammaanay sida hufan ee ay u qabteen doorashadii ka dhacday magaalada Dhuusamareeb.
- Wuxuu sheegay in doorashadu waafaqsanayd shuruucda doorashooyinka dalka iyo dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isaga oo geeddi-socodka doorashooyinka ku tilmaamay xaq iyo waajibaad ay bulshada leedahay.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin qorshayaasha gaarka ah ee hoggaanka cusub ee Galmudug?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaaraha ayaa guusha labada mas’uul ku tilmaamay mid taariikhi ah.
- Wuxuu sheegay in doorashadu waafaqsanayd shuruucda doorashooyinka dalka iyo dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
- Doorashadan ayaa Galmudug u furaysa marxalad cusub oo hoggaamineed.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Khamiistii hambalyo u diray hoggaamiyaha cusub ee dowlad-goboleedka Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, iyo ku-xigeenkiisa Cabdiweli Ibraahim Garyare, kaddib markii ay ku guuleysteen doorashadii hoggaanka maamulkaas.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa guusha labada mas’uul ku tilmaamay mid taariikhi ah, isagoo u rajeeyay inay si wanaagsan u gutaan waajibaadka loo igmaday. Qoraal uu soo saaray ayuu Alle uga baryay inuu ku asturo masuuliyadda loo doortay, isla markaana ku garab galo gudashada waajibaadka qaran ee horyaalla, gaar ahaan u adeegidda shacabka Galmudug.
Xamsa ayaa sidoo kale bogaadiyay xildhibaannada baarlamaanka Galmudug iyo guddoonkooda, isagoo ku ammaanay sida hufan ee ay u qabteen doorashadii ka dhacday magaalada Dhuusamareeb. Wuxuu sheegay in doorashadu waafaqsanayd shuruucda doorashooyinka dalka iyo dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isaga oo geeddi-socodka doorashooyinka ku tilmaamay xaq iyo waajibaad ay bulshada leedahay.
Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu sidoo kale rajo ka muujiyay in maamulka cusub iyo shacabka Galmudug ay sii xoojiyaan midnimadooda, ayna halkaas ka sii wadaan horumarka ay gaareen. Doorashadan ayaa Galmudug u furaysa marxalad cusub oo hoggaamineed, iyadoo maamulkaasi ka mid yahay dowlad-goboleedyada muhiimka u ah nidaamka federaalka Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaruhu faahfaahin dheeraad ah kama bixin mudnaanta siyaasadeed iyo qorshayaasha maamulka cusub ee Galmudug.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa guusha labada mas’uul ku tilmaamay mid taariikhi ah, isagoo u rajeeyay inay si wanaagsan u gutaan waajibaadka loo igmaday.
Qoraal uu soo saaray ayuu Alle uga baryay inuu ku asturo masuuliyadda loo doortay, isla markaana ku garab galo gudashada waajibaadka qaran ee horyaalla, gaar ahaan u adeegidda shacabka Galmudug.
Xamsa ayaa sidoo kale bogaadiyay xildhibaannada baarlamaanka Galmudug iyo guddoonkooda, isagoo ku ammaanay sida hufan ee ay u qabteen doorashadii ka dhacday magaalada Dhuusamareeb.
Wuxuu sheegay in doorashadu waafaqsanayd shuruucda doorashooyinka dalka iyo dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isaga oo geeddi-socodka doorashooyinka ku tilmaamay xaq iyo waajibaad ay bulshada leedahay.
Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu sidoo kale rajo ka muujiyay in maamulka cusub iyo shacabka Galmudug ay sii xoojiyaan midnimadooda, ayna halkaas ka sii wadaan horumarka ay gaareen.
Doorashadan ayaa Galmudug u furaysa marxalad cusub oo hoggaamineed, iyadoo maamulkaasi ka mid yahay dowlad-goboleedyada muhiimka u ah nidaamka federaalka Soomaaliya.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa hambalyo u diray hoggaamiyaha cusub ee Galmudug kaddib guushii ay ka gaareen doorashadooda. Wuxuu guushaas ku tilmaamay mid taariikhi ah, isagoo muujiyay rajo ku saabsan guusha maamulka cusub.
Qodobada muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa hambalyo u diray hoggaamiyaha cusub ee Galmudug.
- Ra’iisul Wasaaraha ayaa guusha labada mas’uul ku tilmaamay mid taariikhi ah.
- Wuxuu sheegay in doorashadu waafaqsanayd shuruucda doorashooyinka dalka iyo dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
- Doorashadan ayaa Galmudug u furaysa marxalad cusub oo hoggaamineed.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha ka imaanaya mas'uuliyiinta cusub ee la doortay.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan habka doorashada lama bixiyo.
- Faahfaahinta mudnaanta siyaasadeed ee maamulka cusub lama faahfaahin.
Gunaanadka akhristaha
Hoggaanka cusub ee Galmudug ayaa la doortay, taasoo ah dhacdo muhiim ah oo u ah gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin qorshayaasha gaarka ah ee hoggaanka cusub ee Galmudug?
- Sidee maamulka cusub u wajahaya caqabadaha horyaalla Galmudug?
- Maxay dowladda federaalku taageero u siin doontaa hoggaanka cusub?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · wasaaraha · cusub · galmudug
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada