Topic
Warkasta is tracking cusub across 7 reports from 6 sources. Recent coverage touches agaasimaha, dagaal, and digtay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Marka adeeggan cusub la hirgeliyo, dadka waxay awoodi doonaan inay wada sheekaystaan iyaga oo aan shaacin lambarkooda taleefanka.

Dowladda Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadashay khidmadaha cusub ay soo rogtay shirkadda DP World ee sababay xirnaanshaha dekedda iyo… Sii akhri

Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa maanta xasaanad siiyey xubnaha cusub ee Golaha Wasiirrada Puntland ee uu…

DHUUSAMAREEB – Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa ku qaabiley Xafiiska Xoghaya Guud ee Golaha iskaashiga Mihnadlayaasha caafimaadka Qaranka, Kulanka ayaa Lagaga wada Hadley isla Markaana diiradda lagu saarey qaab-dhismeedka shaqo iyo Xoojinta Iskaashiga labada Xafiis. Intii uu kulanku socday, Xoghayaha guud ayaa Xafiiska siiyey warbixin guud oo ku saabsan [&#

Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa galabta sameynaya taariikh cusub, maadaama ay markii ugu horreysay abid Soomaaliya ku matalayaan tartan rasmi ah oo kubadda cagta ah. Gabdhaha Ocean Stars ayaa kulanka furitaanka tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee Haweenka galabta magaalada Dar es Salaam kula ciyaaraya martigeliyeyaasha tartanka ee […]

ADDIS ABABA – Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa ka digtay suurtagalnimada dagaal cusub oo ka qarxa gobolka Tigray, kadib markii ay sheegtay in xubno mayal adag oo ka tirsan Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray (TPLF) ay qorsheynayaan guluf militari oo ka dhan ah dowladda dhexe maalmaha soo socda. Qoraal ay si wadajir ah u soo saareen […]

Jun 11 (Jowhar)- Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa farriin hambalyo ah u diray hoggaamiyaha cusub ee Dowlad-goballeedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur. Guul taariikhi ah ayay u ahayd xildhibaanada iyo guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo markii hore kusoo baxay doorasho qof iyo cod ah. “Allaha kula garabgalo