Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Shabelle Mediageneral

Ra’iisulwasaarihii hore Rooble oo munaasabadda Ciidda Carafo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho – Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed xuseen Rooble, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Adxaa u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Islaamka. “Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa guud ahaan Ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa,” ayuu yiri Rooble. Ra’iisulwasaa

SO
Ra’iisulwasaarihii hore Rooble oo munaasabadda Ciidda Carafo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed
Sawir / xog muuqaal ah · Shabelle Media
Loading enhanced story summary...

Warbixin Soomaali asal ah

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Shabelle Media

Muqdisho – Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed xuseen Rooble, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Adxaa u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Islaamka.

“Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa guud ahaan Ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa,” ayuu yiri Rooble.

Ra’iisulwasaarihii hore ayaa Alle SWT uga baryay shacabka Soomaaliyeed nabad, barwaaqo iyo kheyr joogto ah, isagoo sidoo kale xusay muhiimadda ay leedahay isku garab istaagga bulshada, gaar ahaan danyarta, agoonta iyo dadka tabaaleysan, si ay farxadda Ciidda ula qeybsadaan bulshada inteeda kale.

Isha: Shabelle Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Shabelle Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralroobleiisulwasaarihiihore
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.