Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Goobjoog Somaligeneral

Ruushka oo ku dhawaaqay inuu si rasmi ah gantaalka nukliyeerka ah ee RS-28 Sarmat

Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay in RS-28 Sarmat oo uu Ruushku ku tilmaamo gantaalka nukliyeerka ee ugu awoodda badan dunida la gelin doono adeeg rasmi ah dhammaadka sanadkan, kadib tijaabo cusub oo lagu sheegay inay guuleysatay.

SO
Ruushka oo ku dhawaaqay inuu si rasmi ah gantaalka nukliyeerka ah ee RS-28 Sarmat
Sawir / xog muuqaal ah · Goobjoog Somali

Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay in RS-28 Sarmat la gelin doono adeeg rasmi ah dhammaadka sanadkan.

Maxaa la shaaciyey

  1. Gantaalka RS-28 Sarmat ayaa la sheegay inuu yahay gantaalka nukliyeerka ugu awoodda badan dunida.
  2. Gantaalku wuxuu awood u leeyahay inuu qaado madaxyo nukliyeer badan iyo inuu ka gudbo nidaamyada difaaca gantaallada.
  3. Taliyaha ciidamada gantaallada istaraatiijiga ah ee Ruushka, Sergei Karakayev, ayaa sheegay in Sarmat uu kordhin doono awoodda ka hortagga iyo weerarka.

Macnaha guud

Hadalka Putin ayaa imanaya kadib sanado ay mashruucan la kulmay dib-u-dhac farsamo iyo tijaabooyin fashilmay.

Sarmat uu si weyn u kordhin doono awoodda ka hortagga iyo weerarka ee ciidamada nukliyeerka Ruushka.

Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin, Taliyaha ciidamada gantaallada istaraatiijiga ah ee Ruushka Sergei Karakayev
Ruushka
2026-05-13

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay fahmaan horumarka gantaallada nukliyeerka ee Ruushka iyo saameynta ay ku yeelan karto amniga caalamiga ah.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Goobjoog Somali

Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa ku dhawaaqay in RS-28 Sarmat oo uu Ruushku ku tilmaamo gantaalka nukliyeerka ee ugu awoodda badan dunida la gelin doono adeeg rasmi ah dhammaadka sanadkan, kadib tijaabo cusub oo lagu sheegay inay guuleysatay.

Hadalka Putin ayaa imanaya kadib sanado ay mashruucan la kulmay dib-u-dhac farsamo iyo tijaabooyin fashilmay, ayadoo gantaalka Sarmat, ay mararka qaar warbaahinta reer galbeedku ugu yeeraan mid loogu talagalay inuu beddelo nidaamkii hore ee gantaallada culus ee Midowgii Soofiyeeti, waxaana Moscow ay sheegtay inuu awood u leeyahay inuu qaado madaxyo nukliyeer badan, isla markaana ka gudbi karo nidaamyada difaaca gantaallada ee hadda jira iyo kuwa mustaqbalka.

Taliyaha ciidamada gantaallada istaraatiijiga ah ee Ruushka, Sergei Karakayev, ayaa sheegay i Sarmat uu si weyn u kordhin doono awoodda ka hortagga iyo weerarka ee ciidamada nukliyeerka Ruushka.

Si kastaba, falanqeeyayaal reer galbeed ah ayaa xusay in mashruucan uu horey ula kulmay caqabado farsamo iyo dib-u-dhacyo badan, taas oo keentay su’aalo ku saabsan jadwalka dhabta ah ee hawlgelintiisa.

Isha: Goobjoog Somali. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Goobjoog Somali
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralruushkanukliyeerkadhawaaqay
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.