R/W Xamza oo maanta duleedka Muqdisho ka daah-furay…
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furay Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Cidda ay saamaysayXamza Cabdi Barre ayaa bogaadiyay ganacsatada gaarka loo leeyahay iyo cid kasta oo maalgashi ku samaysay dalxiiska, gaar ahaan dhinaca xeebaha, oo uu sheegay inay ku jiraan fursadaha ugu waaweyn ee dalxiiska dalka.
- Bandhigan ayaa waxaa ka qeyb-galay boqolaal kamid ah bulshada caasimadda, iyadoo lagu soo bandhigay raasumaalka dalxiiska dalkeenna.
- Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa sheegay in fursadaha dalxiiska dalka ay yihiin kuwo aad u badan, isla markaana ay qayb ka qaadan karaan dakhliga dalka haddii la oofiyo shuruudaha loo baahan yahay, lana helo khayraad aadane oo ku habboon, teknoolajiyad casri ah iyo xirfado.
- Ra’iisul Wasaaraha oo sii hadlayay ayaa sidoo kale taabtay qaddiyadda qaranimada iyo madaxbannaanida dalka, isagoo sheegay in warqad uu siyaasi u diray Qaramada Midoobay ay ahayd mid nasiib-darro ah oo dhaawac weyn ku ah qaranimada iyo midnimada dalka.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay shuruudaha gaarka ah ee loo baahan yahay si dalxiisku u caawiyo dakhliga qaranka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Bandhigan ayaa waxaa ka qeyb-galay boqolaal kamid ah bulshada caasimadda.
- Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa sheegay in fursadaha dalxiiska dalka ay yihiin kuwo aad u badan, isla markaana ay qayb ka qaadan karaan dakhliga dalka haddii la oofiyo shuruudaha loo baahan yahay.
- Xamza Cabdi Barre ayaa bogaadiyay ganacsatada gaarka loo leeyahay iyo cid kasta oo maalgashi ku samaysay dalxiiska, gaar ahaan dhinaca xeebaha.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furay Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo ay qabanayso Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska.
Bandhigan ayaa waxaa ka qeyb-galay boqolaal kamid ah bulshada caasimadda, iyadoo lagu soo bandhigay raasumaalka dalxiiska dalkeenna.
Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa sheegay in fursadaha dalxiiska dalka ay yihiin kuwo aad u badan, isla markaana ay qayb ka qaadan karaan dakhliga dalka haddii la oofiyo shuruudaha loo baahan yahay, lana helo khayraad aadane oo ku habboon, teknoolajiyad casri ah iyo xirfado.
Xamza Cabdi Barre ayaa bogaadiyay ganacsatada gaarka loo leeyahay iyo cid kasta oo maalgashi ku samaysay dalxiiska, gaar ahaan dhinaca xeebaha, oo uu sheegay inay ku jiraan fursadaha ugu waaweyn ee dalxiiska dalka.
Ra’iisul Wasaaraha oo sii hadlayay ayaa sidoo kale taabtay qaddiyadda qaranimada iyo madaxbannaanida dalka, isagoo sheegay in warqad uu siyaasi u diray Qaramada Midoobay ay ahayd mid nasiib-darro ah oo dhaawac weyn ku ah qaranimada iyo midnimada dalka.
“Midnimimadu waa tiirka adag oo la’aantii aysan ummadi taagnaan karin, kaas oo ka sarreeya khilaafaadka siyaasadeed iyo kala aragti duwanaanshaha jiri kara xilliyada qaar. Haddii midnimo la waayo, waxaa beylah loo noqonayaa cadaw. Midnimadeennu waa dhaxal jiilba jiil usoo dhiibayay, loona huray naf iyo maal,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamza.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furay Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya. Bandhigan ayaa waxaa ka qeyb-galay boqolaal kamid ah bulshada caasimadda.
Qodobada muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furay Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya.
- Bandhigan ayaa waxaa ka qeyb-galay boqolaal kamid ah bulshada caasimadda.
- Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa sheegay in fursadaha dalxiiska dalka ay yihiin kuwo aad u badan, isla markaana ay qayb ka qaadan karaan dakhliga dalka haddii la oofiyo shuruudaha loo baahan yahay.
- Xamza Cabdi Barre ayaa bogaadiyay ganacsatada gaarka loo leeyahay iyo cid kasta oo maalgashi ku samaysay dalxiiska, gaar ahaan dhinaca xeebaha.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada aan ka muuqan munaasabadda.
- Eedeymaha ku saabsan muhiimadda fursadaha dalxiiska waxay ku saleysan yihiin hadallada Ra’iisul Wasaaraha.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan tirada ka qeybgalayaasha ama saameynta bandhigga.
Gunaanadka akhristaha
Furitaanka bandhigga dalxiiska ayaa muujinaya diiradda dowladda ku hayso kor u qaadista dalxiiska sidii il dakhli.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay shuruudaha gaarka ah ee loo baahan yahay si dalxiisku u caawiyo dakhliga qaranka?
- Waa maxay tallaabooyinka la qaadi doono si loo hubiyo guusha qaybta dalxiiska?
- Sidee dowladda uga jawaabi doontaa walaacyada la xiriira qaranimada iyo madaxbannaanida?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · furay · duleedka · xamza
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada