R/W Xamza oo shaaciyay sida looga gudbi karo caqabadaha Soomaaliya haysta
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa ka qeyb-galay munaasabadda Xuska Maalinta Istaatiistikada Afrika 2026 oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Istaatistikada Qaranka, isagoo ka hadlay hirgelinta nidaam joogto ah oo lagu soo saaro istaatistikada biyaha iyo fayo-dhowrka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Munaasabadda ayaa sanadkan looga hadlay hirgelinta nidaam joogto ah oo lagu soo saaro istaatistikada biyaha iyo fayo-dhowrka, si loo helo horumar waara oo adkaysi u leh isbeddelka cimilada Afrika.
- Ra’iisul Wasaaraha ayaa khudbaddiisa ku sheegay in caqabadaha dalkeenna haysta looga gudbi karo marka la helo xog wax-ku-ool ah oo sugan, taas oo muujinaysa tirakoobka saxda ah ee bulshada, adeegyada asaasiga ah ee la heli karo, meelaha ay ka jiraan gaabisyada adeegyada iyo goobaha u baahan in maalgashi lagu sameeyo.
- Xamza ayaa tilmaamay in xogtaasi ay muhiim u tahay hagidda mudnaanta ummadda, isla markaana ay saldhig u noqon karto maalgashiga dadweynaha, si dadka Soomaaliyeed ay u noqdaan kuwo u adkaysan kara saameynta isbeddelka cimilada.
- Sidoo kale, Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu sheegay inay muhiim tahay in si dhab ah loo fahmo xaaladda uu dalkeennu ku sugan yahay iyo sida wax looga beddeli karo duruufaha kala duwan iyo baahiyaha bulshada, si loo gaaro go’aanno sax ah loona dejiyo barnaamijyo mudnaan leh.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hagaajiyo ururinta xogta Soomaaliya?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa ka qeyb-galay munaasabadda Xuska Maalinta Istaatiistikada Afrika 2026 oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Istaatistikada Qaranka.
- Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in caqabadaha dalkeenna haysta looga gudbi karo marka la helo xog wax-ku-ool ah oo sugan.
- Xamza ayaa tilmaamay in xogtaasi ay muhiim u tahay hagidda mudnaanta ummadda.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa maanta ka qeyb-galay munaasabadda Xuska Maalinta Istaatiistikada Afrika 2026 (African Statistics Day) oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Istaatistikada Qaranka (SNBS) ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya.
Munaasabadda ayaa sanadkan looga hadlay hirgelinta nidaam joogto ah oo lagu soo saaro istaatistikada biyaha iyo fayo-dhowrka, si loo helo horumar waara oo adkaysi u leh isbeddelka cimilada Afrika.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa khudbaddiisa ku sheegay in caqabadaha dalkeenna haysta looga gudbi karo marka la helo xog wax-ku-ool ah oo sugan, taas oo muujinaysa tirakoobka saxda ah ee bulshada, adeegyada asaasiga ah ee la heli karo, meelaha ay ka jiraan gaabisyada adeegyada iyo goobaha u baahan in maalgashi lagu sameeyo.
Xamza ayaa tilmaamay in xogtaasi ay muhiim u tahay hagidda mudnaanta ummadda, isla markaana ay saldhig u noqon karto maalgashiga dadweynaha, si dadka Soomaaliyeed ay u noqdaan kuwo u adkaysan kara saameynta isbeddelka cimilada.
Sidoo kale, Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu sheegay inay muhiim tahay in si dhab ah loo fahmo xaaladda uu dalkeennu ku sugan yahay iyo sida wax looga beddeli karo duruufaha kala duwan iyo baahiyaha bulshada, si loo gaaro go’aanno sax ah loona dejiyo barnaamijyo mudnaan leh.
“Hal-ku-dhigga sannadkan waxa uu si gaar ah diiradda u saaraya istaatistikada biyaha iyo fayo-dhowrka, biyo-yaraanta, abaaraha soo noqnoqda, fatahaadaha, adeegyada fayo-dhowrka oo aan ku filnayn iyo culaysyada ka dhasha. Isbeddelka cimiladu waxa uu saamayn ku leeyahay nolosha dadka, caafimaadka bulshada, sugnaanta cuntada iyo fursadaha dhaqaale,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre.
Sidoo kale, Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu xusay in sannado dhowr ah aan dalkeenna laga samayn tirakoob dhammaystiran oo dadweynaha iyo guryaha ah, balse hadda loo baahan yahay in loo diyaar-garoobo lana dardar-geliyo qabashada tirakoobkaas.
Wuxuu carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in sare loo qaado tayada, dhamaystirnaanta, helitaanka iyo wadaagista xogta maamul ee ay soo saaraan hay’adaha dowladda, si xogta rasmiga ahi ay u noqoto saldhig lagu saleeyo go’aannada iyo qorshayaasha horumarineed ee dalka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa ka qeyb-galay munaasabadda Xuska Maalinta Istaatiistikada Afrika 2026 oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Istaatistikada Qaranka, isagoo ka hadlay hirgelinta nidaam joogto ah oo lagu soo saaro istaatistikada biyaha iyo fayo-dhowrka.
Qodobada muhiimka ah
- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa ka qeyb-galay munaasabadda Xuska Maalinta Istaatiistikada Afrika 2026 oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Istaatistikada Qaranka.
- Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in caqabadaha dalkeenna haysta looga gudbi karo marka la helo xog wax-ku-ool ah oo sugan.
- Xamza ayaa tilmaamay in xogtaasi ay muhiim u tahay hagidda mudnaanta ummadda.
- Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu xusay in sannado dhowr ah aan dalkeenna laga samayn tirakoob dhammaystiran oo dadweynaha iyo guryaha ah.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku saabsan hadallada Ra’iisul Wasaaraha.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha uu Ra’iisul Wasaaruhu soo jeediyay.
- Maqaalku ma cayimayo ka qaybgalka dadka kale ee caan ah ee munaasabadda.
Gunaanadka akhristaha
Ra’iisul Wasaaraha ayaa adkeynaya doorka muhiimka ah ee xogta lagu kalsoon yahay si loo xalliyo caqabadaha Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo hagaajiyo ururinta xogta Soomaaliya?
- Sidee dowladda uga jawaabi doontaa caqabadaha uu Ra’iisul Wasaaruhu xusay?
- Goormaa la filayaa in la qabto tirakoobka dhammaystiran ee la xusay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · xamza · looga · soomaaliya