Sanbaloolshe oo kashifay arrimo xasaasi ah oo la xiriira Itoobiya iyo Imaaraadka
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiCabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ka hadlay eedeymo xasaasi ah oo ku saabsan dhisidda jabhad hubeysan iyo la macaamilkiisa Itoobiya iyo Imaaraadka intii uu shir jaraa'id ku qabtay Beledweyne.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Soo-jeedinUgu dambayn, wuxuu ku baaqay in talada dalka dhexda lasoo dhigo, isla markaana wada-hadallada socda ee arrimaha masiiriga ah lagu saleeyaa midnimo, wada-tashi iyo is-afgarad.
- Sanbaloolshe ayaa si wayn u difaacay qorshiiisa iyo abaabulka uu haatan ka wado gobolka Hiiraan, wuxuuna ku dooday in jabhad la dhiso uusan isaga ugu horreyn, isla markaana madaxweyne Xasan Sheekh uu qudhiisu jabhad soo noqday xilligii uu socday dagaalkii Mirinaayo.
- “Anaga jabhadaha nalagu sheegaayo jabhado ayaa ka horreeyay Xasan Sheekh oo ah madaxweynaha dalka waa la ogyahay Mirinaayo ayuu galay jabhad ma ahaynoo?
- Sidoo kale, wuxuu soo hadal qaaday eedeymaha shaqsiyeed ee loo jeediyay, kuna aadan inuu la shaqeynayo dowlado shisheeye, gaar ahaan waddamada Itoobiya iyo Isu Tegga Imaaraadka Carabta, isaga oo xusay in aanu ahayn siyaasigii ugu horreeyay ee tega dalalkaas, ayna kaga horreeyeen madaxweynayaal iyo siyaasiyiin kale oo Soomaaliyeed.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin cadeymaha gaarka ah ee taageeraya eedeymaha uu Sanbaloolshe soo jeediyay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ka hadlay eedeymo xasaasi ah oo ku saabsan dhisidda jabhad hubeysan iyo la macaamilkiisa Itoobiya iyo Imaaraadka.
- Sanbaloolshe ayaa si wayn u difaacay qorshiiisa iyo abaabulka uu haatan ka wado gobolka Hiiraan, isagoo sheegay in uusan ahayn kan ugu horreeya ee jabhad dhisa.
- Wuxuu xusay in madaxweynaha hadda talada haya uu dhawr jeer ku laa laabtay Itoobiya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Beledweyne (Caasimada Online) – Agaasimihi hor ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka, Mudane Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo shir jaraa’id ku qabtay Beledweyne ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan eedeymaha loo jeediyay ee dhisidda jabhad hubeysan iyo la macaamiilkiisa dalalka Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta.
Sanbaloolshe ayaa si wayn u difaacay qorshiiisa iyo abaabulka uu haatan ka wado gobolka Hiiraan, wuxuuna ku dooday in jabhad la dhiso uusan isaga ugu horreyn, isla markaana madaxweyne Xasan Sheekh uu qudhiisu jabhad soo noqday xilligii uu socday dagaalkii Mirinaayo.
“Anaga jabhadaha nalagu sheegaayo jabhado ayaa ka horreeyay Xasan Sheekh oo ah madaxweynaha dalka waa la ogyahay Mirinaayo ayuu galay jabhad ma ahaynoo? dantiisii yaqiinee, annagana teyna kama xishooneyno,” ayuu yiri taliyihii hore ee Hay’adda NISA.
Sidoo kale, wuxuu soo hadal qaaday eedeymaha shaqsiyeed ee loo jeediyay, kuna aadan inuu la shaqeynayo dowlado shisheeye, gaar ahaan waddamada Itoobiya iyo Isu Tegga Imaaraadka Carabta, isaga oo xusay in aanu ahayn siyaasigii ugu horreeyay ee tega dalalkaas, ayna kaga horreeyeen madaxweynayaal iyo siyaasiyiin kale oo Soomaaliyeed.
Waxaa kale oo uu intaas ku daray in madaxweynaha hadda talada haya uu dhawr jeer ku laa laabtay Itoobiya, sidoo kalena carruurtiisa ay dagan yihiin dalka Imaaraadka Carabta.
“Itoobiya ayaa ka timid ayaa hadda aniga laygu eedeynayaa horta ogaada ninkii shalay Itoobiya aaday oo ahaa Cabdullahi Yuusuf madaxweyne ayuu ku noqday hadda Xasan Sheekh horay iyo gadaal ayuu ugu ordaayay Abiy isaga marka uu u tegaayo ma fiican tahay? anigana marka aan u tegaayo ma xaar ayaa i marsan oo ma xumahay? ayuu yiri Sanbaloolshe.
Sidoo kale, wuxuu kusii daray “20 canug oo uu leeyahay Xasan Sheekh Imaaraad ayay ku noolaayeen marka aniga iska tago oo aan soo salaamo ama aan iska soo daaweynaayo waa xumahay cadow ayuu soo raacay ayaa lay leeyahay war dadkeygow yaan la’idin marin habaabina”.
Ugu dambayn, wuxuu ku baaqay in talada dalka dhexda lasoo dhigo, isla markaana wada-hadallada socda ee arrimaha masiiriga ah lagu saleeyaa midnimo, wada-tashi iyo is-afgarad.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ka hadlay eedeymo xasaasi ah oo ku saabsan dhisidda jabhad hubeysan iyo la macaamilkiisa Itoobiya iyo Imaaraadka intii uu shir jaraa'id ku qabtay Beledweyne.
Qodobada muhiimka ah
- Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ka hadlay eedeymo xasaasi ah oo ku saabsan dhisidda jabhad hubeysan iyo la macaamilkiisa Itoobiya iyo Imaaraadka.
- Sanbaloolshe ayaa si wayn u difaacay qorshiiisa iyo abaabulka uu haatan ka wado gobolka Hiiraan, isagoo sheegay in uusan ahayn kan ugu horreeya ee jabhad dhisa.
- Wuxuu xusay in madaxweynaha hadda talada haya uu dhawr jeer ku laa laabtay Itoobiya.
- Wuxuu ku baaqay in talada dalka dhexda lasoo dhigo, isla markaana wada-hadallada socda ee arrimaha masiiriga ah lagu saleeyaa midnimo, wada-tashi iyo is-afgarad.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha uu Sanbaloolshe soo jeediyay.
- Ma jiro jawaab ka timid dhinacyada la eedeeyay ama la dhaleeceeyay.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan eedeymaha la falanqeeyay.
Gunaanadka akhristaha
Hadallada Sanbaloolshe waxay muujinayaan xiisadaha siyaasadeed ee socda iyo eedeymaha ku saabsan ka qaybgalka shisheeye ee Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin cadeymaha gaarka ah ee taageeraya eedeymaha uu Sanbaloolshe soo jeediyay?
- Sidee bay eedeymahaasi u saameeyeen xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya, Itoobiya, iyo Imaaraadka?
- Maxay yihiin cawaaqibka hadallada Sanbaloolshe ee ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee hadda jirta Soomaaliya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · imaaraadka · itoobiya · sanbaloolshe