Sawirro: DF Soomaaliya oo si rasmi ah ula wareegtay shir-guddoonka…
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiWasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa si rasmi ah ula wareegay shir-guddoonka Kalfadhiga Caadiga ah ee 56-aad ee Golaha Wasiirrada Warfaafinta Carabta oo ka qabsoomay magaalada Qaahira ee dalka Masar.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Soo-jeedinWasiirka ayaa ku baaqay in la xoojiyo is-weydaarsiga khibradaha dalalka Carabta ee ka hortagga dacaayadaha argagixisada iyo marin-habaabinta, lana horumariyo tababarrada suxufiyiinta, hubinta xogta iyo badbaadada xirfadeed.
- Wasiirka ayaa khudbaddiisa ku gudbiyay salaanta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo xaqiijiyay sida Soomaaliya uga go’an tahay xoojinta iskaashiga Carabta iyo horumarinta wada-shaqaynta dhinaca warbaahinta.
- “Annagoo ku faanayna inaan la wareegno guddoominta kalfadhigan, waxaan rajaynaynaa inaan idinkala shaqayno sii ambaqaadidda guulihii la gaaray iyo sidii mudnaanta inoo wada taalla loogu beddeli lahaa tallaabooyin wax ku ool ah oo kor u qaada warbaahinta Carabta, kana jawaaba himilooyinka shucuubteenna” ayuu yiri wasiirku.
- Wasiir Cabdifataax Qaasim ayaa si gaar ah uga hadlay doorka warbaahintu ku leedahay dowlad-dhiska, ilaalinta madaxbannaanida, midnimada qaranka, taageeridda dib u heshiisiinta iyo la-dagaallanka fikirka argagixisada.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Soomaaliya qaadi doonto inta ay hayso guddoominta?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa si rasmi ah ula wareegay shir-guddoonka Kalfadhiga Caadiga ah ee 56-aad ee Golaha Wasiirrada Warfaafinta Carabta oo ka qabsooma
- Wasiir Cabdifataax Qaasim ayaa si gaar ah uga hadlay doorka warbaahintu ku leedahay dowlad-dhiska, ilaalinta madaxbannaanida, midnimada qaranka, taageeridda dib u heshiisiinta iyo la-dagaallanka fikirka argagixisada.
- Wasiirka ayaa ku baaqay in la xoojiyo is-weydaarsiga khibradaha dalalka Carabta ee ka hortagga dacaayadaha argagixisada iyo marin-habaabinta.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Qaahira (Caasimada Online) – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta la wareegay shir-guddoonka Kalfadhiga Caadiga ah ee 56-aad ee Golaha Wasiirrada Warfaafinta Carabta oo ka qabsoomay magaalada Qaahira ee dalka Masar.
Wasiirka ayaa khudbaddiisa ku gudbiyay salaanta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo xaqiijiyay sida Soomaaliya uga go’an tahay xoojinta iskaashiga Carabta iyo horumarinta wada-shaqaynta dhinaca warbaahinta.
“Annagoo ku faanayna inaan la wareegno guddoominta kalfadhigan, waxaan rajaynaynaa inaan idinkala shaqayno sii ambaqaadidda guulihii la gaaray iyo sidii mudnaanta inoo wada taalla loogu beddeli lahaa tallaabooyin wax ku ool ah oo kor u qaada warbaahinta Carabta, kana jawaaba himilooyinka shucuubteenna” ayuu yiri wasiirku.
Wasiir Cabdifataax Qaasim ayaa si gaar ah uga hadlay doorka warbaahintu ku leedahay dowlad-dhiska, ilaalinta madaxbannaanida, midnimada qaranka, taageeridda dib u heshiisiinta iyo la-dagaallanka fikirka argagixisada.
“Waayo-aragnimada Soomaaliya waxay xaqiijisay in warbaahintu door aasaasi ah ku leedahay dhismaha dowladnimada, ilaalinta madaxbannaanida iyo midnimada qaranka iyo taageeridda dib u heshiisiinta iyo nabadda,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay wasiirka.
Wasiirka ayaa ku baaqay in la xoojiyo is-weydaarsiga khibradaha dalalka Carabta ee ka hortagga dacaayadaha argagixisada iyo marin-habaabinta, lana horumariyo tababarrada suxufiyiinta, hubinta xogta iyo badbaadada xirfadeed.
Waxa uu sidoo kale adkeeyay muhiimadda horumarinta warbaahinta dijitaalka ah iyo adeegsiga garaadka macmalka ah, iyadoo la ilaalinayo kalsoonida xogta, asturnaanta iyo xuquuqda hal-abuurayaasha.
Dhanka qadiyadda Falastiin, Wasiirka ayaa mar kale xaqiijiyay taageerada joogtada ah ee Soomaaliya u hayso xuquuqda shacabka Falastiin oo ay ugu horreeyaan aayo ka tashigooda iyo dhisashada dowlad madax-bannaan.
Waxa kale oo uu carrabka ku adkeeyay mas’uuliyadda warbaahinta ee soo bandhigidda xadgudubyada, gudbinta codadka shacabka Falastiin iyo difaaca badbaadada suxufiyiinta.
Soomaaliya ayaa inta ay hayso guddoominta golaha waxay dalalka xubnaha ka ah iyo xoghaynta guud kala shaqeyn doonta dabagalka go’aannada mudnaanta leh, qeexidda tallaabooyinka lagu fulinayo iyo qiimaynta horumarka la gaaro, si iskaashiga warbaahinta Carabtu u yeesho natiijooyin la taaban karo, sida uu sheegay wasiirka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa si rasmi ah ula wareegay shir-guddoonka Kalfadhiga Caadiga ah ee 56-aad ee Golaha Wasiirrada Warfaafinta Carabta oo ka qabsoomay magaalada Qaahira ee dalka Masar.
Qodobada muhiimka ah
- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa si rasmi ah ula wareegay shir-guddoonka Kalfadhiga Caadiga ah ee 56-aad ee Golaha Wasiirrada Warfaafinta Carabta oo ka qabsooma
- Wasiir Cabdifataax Qaasim ayaa si gaar ah uga hadlay doorka warbaahintu ku leedahay dowlad-dhiska, ilaalinta madaxbannaanida, midnimada qaranka, taageeridda dib u heshiisiinta iyo la-dagaallanka fikirka argagixisada.
- Wasiirka ayaa ku baaqay in la xoojiyo is-weydaarsiga khibradaha dalalka Carabta ee ka hortagga dacaayadaha argagixisada iyo marin-habaabinta.
- Soomaaliya ayaa inta ay hayso guddoominta golaha waxay dalalka xubnaha ka ah iyo xoghaynta guud kala shaqeyn doonta dabagalka go'aannada mudnaanta leh, qeexidda tallaabooyinka lagu fulinayo iyo qiimaynta horumarka la gaaro.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku saabsan guddoominta.
- Eedeymaha ku saabsan doorka warbaahinta iyo iskaashiga waxay ku saleysan yihiin hadallada Wasiirka.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan hadallada Wasiirka lama bixin.
Gunaanadka akhristaha
Soomaaliya ayaa qaadatay guddoominta golaha warbaahinta Carabta, iyadoo xoogga saareysa iskaashiga iyo doorka warbaahinta ee dowlad-dhiska.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Soomaaliya qaadi doonto inta ay hayso guddoominta?
- Sidee loo cabbiri doonaa waxtarka iskaashiga warbaahinta ee la soo jeediyay?
- Maxay yihiin jawaabaha dalalka Carabta kale ee ku saabsan guddoominta Soomaaliya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · soomaaliya · guddoonka · shir