Sawirro: Xasan Sheekh, Muungaab iyo Cali Guudlaawe oo tegay gogosha taalla…
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galay gogosha tacsida Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka HirShabelle, Cali Cabdullaahi Cosoble, oo Khamiistii lagu aasay magaalada Muqdisho.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Go’aan la gaarayIntaas kadib wuxuu saxiixay buugga tacsida marxuumka, waxa uuna Alle uga baryay in uu naxariisto, hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdows, qoyskiisa iyo dhammaan dhamaan shacabka Soomaaliyeedna uu samir iyo iimaan ka siiyo.
- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal tacsi iyo duco ah la wadaagay qoyskiisa, ehelkiisa iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.
- Go’aan la gaarayDhankiisa Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka HirShabelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa isna maanta saxiixay buugga tacsida ee Marxuum Dr.
- Sidoo kale, wuxuu tilmaamay in marxuumku ka soo jeedo qoys dowladeed oo taariikh iyo door muuqda ku leh dalka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin waxqabadka gaarka ah ee Cali Cabdullaahi Cosoble uu ku lahaa dowladda HirShabelle?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galay gogosha tacsida Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka HirShabelle, Cali Cabdullaahi Cosoble.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Jowhar (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb-galay gogosha tacsida Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka HirShabelle, Marxuum Cali Cabdullaahi Cosoble oo Khamiistii lagu aasay magaalada Muqdisho
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal tacsi iyo duco ah la wadaagay qoyskiisa, ehelkiisa iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.
Intaas kadib wuxuu saxiixay buugga tacsida marxuumka, waxa uuna Alle uga baryay in uu naxariisto, hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdows, qoyskiisa iyo dhammaan dhamaan shacabka Soomaaliyeedna uu samir iyo iimaan ka siiyo.
Dhankiisa Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka HirShabelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa isna maanta saxiixay buugga tacsida ee Marxuum Dr. Cali Cabdullaahi Cosoble, wuxuuna sheegay in Marxuumka lagu xusuusan doono kaalintii mugga lahayd ee uu ka qaatay aasaaska iyo dhismaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle.
Sidoo kale, wuxuu tilmaamay in marxuumku ka soo jeedo qoys dowladeed oo taariikh iyo door muuqda ku leh dalka. Hoggaamiye Cali Guudlaawe ayaa Alle uga baryay Marxuumka inuu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, samir iyo iimaanna kasiiyo qoyska, qaraabada, iyo dhamaan umadda soomaaliyeed ee uu ka baxay.
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo isaguna ka qaybgalay gogosha tacsida Alle ha u naxariistee Marxuum Cali Cabdullaahi Cosoble, ayaa saxiixay buugga tacsida ee Marxuumka.
Muungaab oo u duceeyay Marxuumka, ayaa xusay in Cali Cabdullaahi Cosoble oo siyaabo kala duwan ugu adeegay qaranka; uu door shariif ah ka soo qaatay dib-u-dhiska dowladnimada Soomaaliya, nabadeynta, dib-u-heshiisiinta iyo xoojinta hay’adaha dowliga ah.
Waxa uu hoosta ka xarriiqay in Marxuumku ka tegay dhaxal mug leh oo lagu xasuusan doono, isagoo Alle uga baryay inuu u naxariisto, qabrigiisa u waasiciyo, dambigiisa dhaafo, kana waraabiyo Jannatul Firdowsa.
Ugu dambeyn, Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Alle uga baryay inuu samir iyo iimaan ka siiyo, qoyska, qaraabada, asxaabta iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum Cali Cabdullaahi Cosoble.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galay gogosha tacsida Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka HirShabelle, Cali Cabdullaahi Cosoble, oo Khamiistii lagu aasay magaalada Muqdisho. Mas'uuliyiin kale, oo ay ku jiraan hoggaamiyaha HirShabelle iyo Duqa Muqdisho, ayaa sidoo kale ka qayb qaatay gogosha.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galay gogosha tacsida Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka HirShabelle, Cali Cabdullaahi Cosoble.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee aan joogin gogosha.
- Faahfaahinta khasaaraha ama ku saabsan aasitaanka lama bixiyo.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashooyinka ma jiraan.
Gunaanadka akhristaha
Gogosha waxay muujineysaa ixtiraamka iyo aqoonsiga waxqabadka Cali Cabdullaahi Cosoble ee dowladnimada Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin waxqabadka gaarka ah ee Cali Cabdullaahi Cosoble uu ku lahaa dowladda HirShabelle?
- Ma jiraan qorshayaal kale oo lagu xusayo Cali Cabdullaahi Cosoble?
- Sidee bulshada u aragtay gogosha?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · cali · gogosha · sheekh