Shuute: Aabahay waxaa loo dilay kiiska qaraxii Zoobe dartiis
Waxa dhacay
70 ilbiriqsiXasan Cali Nuur (Shuute) ayaa ka sheekeeyay in aabihiis la dilay maleeshiyaadka Al-Shabaab oo la xiriira kiiska qaraxii Zoobe intii uu ka socday shirweynaha qaran ee Muqdisho.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Shuute ayaa soo hadal qaaday qiso xanuun badan oo ku aadan dilka Aabihiis oo uu la xiriiriyay kiiska qaraxii weynaa ee 9 sano kahor maanta oo kale ka dhacay isgoyska Zoobe.
- “Markii uu dhacay qaraxii Zoobe nimankii argagixisada ahaa waxay isku dayeen inay ka leexdaan oo aysan sheegan waxa meesha ka dhacay nasiib wanaag hay’adaha amniga markaas waxay ku guuleysteen inay qabtaan qof kamid ah dadkii hagaayay gaariga oo waday gaari mar dambe ku qarxay aagga Danwadaagta,” ayuu yiri Xasan Cali Nuur (Shuute).
- Guddoomiyaha ayaa shaaca ka qaaday in Aabihiis loo dilay si loo baajiyo dhageysiga dacwadda ninkii hagayay gaarigii ku qarxay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, isagoo xusay in dilka Aabihii uu dhacay xilli la doonayay in la hor istaago in kiiskaasi la dhageysto.
- Shuute ayaa sheegay in inkastoo dilka Aabihii uu ahaa dhacdo xanuun badan oo saameyn ku yeelatay qoyskooda, haddana aysan taasi noqon sabab ay uga tanaasulaan gudashada waajibaadkooda shaqo.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa saameynta shakhsiyeed ee rabshadaha la xiriira argagixisada Soomaaliya iyo caqabadaha ay la kulmaan qoysaska raadinaya cadaalad.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin cadeymaha taageeraya eedeymaha Shuute ee ku saabsan dilka aabihiis?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Xasan Cali Nuur (Shuute) ayaa sheegay in aabihiis la dilay maleeshiyaadka Al-Shabaab si loo baajiyo dhageysiga dacwadda ninkii hagayay qaraxii Zoobe.
- Shuute ayaa sheegay in dilka aabihiis uu dhacay xilli la doonayay in la hor istaago in kiiskaasi la dhageysto.
- Aabahey marka la dilaayo saddex maalin kahor ayuu ka yimid meel ay maamulaan Al-Shabaab.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, Xasan Cali Nuur (Shuute) oo ka qayb-galay shirweynaha qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka fikirka xagjirka ah oo ka socda magaalada Muqdisho ayaa ka sheekeeyey sidii loo dilay Aabhiis oo ay horay u khaarijiyeen maleeshiyaadka Al-Shabaab.
Shuute ayaa soo hadal qaaday qiso xanuun badan oo ku aadan dilka Aabihiis oo uu la xiriiriyay kiiska qaraxii weynaa ee 9 sano kahor maanta oo kale ka dhacay isgoyska Zoobe.
“Markii uu dhacay qaraxii Zoobe nimankii argagixisada ahaa waxay isku dayeen inay ka leexdaan oo aysan sheegan waxa meesha ka dhacay nasiib wanaag hay’adaha amniga markaas waxay ku guuleysteen inay qabtaan qof kamid ah dadkii hagaayay gaariga oo waday gaari mar dambe ku qarxay aagga Danwadaagta,” ayuu yiri Xasan Cali Nuur (Shuute).
Guddoomiyaha ayaa shaaca ka qaaday in Aabihiis loo dilay si loo baajiyo dhageysiga dacwadda ninkii hagayay gaarigii ku qarxay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, isagoo xusay in dilka Aabihii uu dhacay xilli la doonayay in la hor istaago in kiiskaasi la dhageysto.
Shuute ayaa sheegay in inkastoo dilka Aabihii uu ahaa dhacdo xanuun badan oo saameyn ku yeelatay qoyskooda, haddana aysan taasi noqon sabab ay uga tanaasulaan gudashada waajibaadkooda shaqo. Wuxuu tilmaamay in markii la aasay meydka Aabihii ay isla maalintaas guda galeen dhageysiga dacwadda, taas oo muujineysa sida ay uga go’nayd in kiiskaasi uu socdo.
“Nimankaas December dhammaadkeeda ee sanadkaas ayaa la keenay maxkamadda kadib waxaan ballaminay taariikhda ku xigta ee la’isku imaanaayo markii aan sidaas ku ballaminay maalintii kiiska la geli lahaa habeenkii ka horreeyay ayaa wiil yar oo xaafadeenna deggan isoo wacay wuxuu igu yiri Aabaha iyo Hooyadaa ayaa xabad lagu dhifanowaa yaa ku wada? wiil yar oo shaati cad wata, waxyar kadib waa igu soo laabtay ninkii wuxuuna igu yiri Aabahaa waa la dilay,” ayuu iisii raaciyay,”
Waxaa kale oo uu intaas kusii daray “Aabahey marka la dilaayo saddex maalin kahor ayuu ka yimid meel ay maamulaan Al-Shabaab mana jirin sabab loo dilo oo aanan ahayn kiiskan in la baajiyo maalintaas waa fahmay marka kadib waa aasnay maydka, isla subaxdi dacwadda ayaan horay ka aadnay”.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Xasan Cali Nuur (Shuute) ayaa ka sheekeeyay in aabihiis la dilay maleeshiyaadka Al-Shabaab oo la xiriira kiiska qaraxii Zoobe intii uu ka socday shirweynaha qaran ee Muqdisho.
Qodobada muhiimka ah
- Xasan Cali Nuur (Shuute) ayaa sheegay in aabihiis la dilay maleeshiyaadka Al-Shabaab si loo baajiyo dhageysiga dacwadda ninkii hagayay qaraxii Zoobe.
- Shuute ayaa sheegay in dilka aabihiis uu dhacay xilli la doonayay in la hor istaago in kiiskaasi la dhageysto.
- Aabahey marka la dilaayo saddex maalin kahor ayuu ka yimid meel ay maamulaan Al-Shabaab.
- Shuute ayaa sheegay in inkastoo dilka Aabihii uu ahaa dhacdo xanuun badan oo saameyn ku yeelatay qoyskooda, haddana aysan taasi noqon sabab ay uga tanaasulaan gudashada waajibaadkooda shaqo.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha uu soo jeediyay Shuute.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid Al-Shabaab oo ku saabsan eedeymaha.
- Maqaalku ma shaacin xaaladda hadda ee dacwadda.
Gunaanadka akhristaha
Akhristayaasha waa in ay ka warqabaan dagaalka socda ee ka dhanka ah argagixisada iyo saameynta shakhsiyeed ee ay ku leedahay qoysaska Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin cadeymaha taageeraya eedeymaha Shuute ee ku saabsan dilka aabihiis?
- Waa maxay xaaladda hadda ee dacwadda la xiriirta qaraxii Zoobe?
- Ma jiraan baaritaanno socda oo ku saabsan dilka aabaha Shuute?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa saameynta shakhsiyeed ee rabshadaha la xiriira argagixisada Soomaaliya iyo caqabadaha ay la kulmaan qoysaska raadinaya cadaalad.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · security · security · dilay · shuute