Topic
Warkasta is tracking shuute across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dilay and security, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, Xasan Cali Nuur (Shuute) oo ka qayb-galay shirweynaha qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka fikirka xagjirka ah oo ka socda magaalada Muqdisho ayaa ka sheekeeyey sidii loo dilay Aabhiis oo ay horay u khaarijiyeen maleeshiyaadka Al-Shabaab. Shuute ayaa soo hadal qaaday qiso…