Sidee aabbe iyo wiilkiisu u badbaadiyeen Soomaali iyo dad kale oo ku jiray huteelkii gubtay ee Delhi?
Dab aad u xooggan oo khasaare gaystay ayaa ka kacay hudheel ku yaalla aagga Malviya Nagar ee magaalada Delhi, maalinti Arbaca ee todobaadkii la soo dhaafay.

Aabbe Riyazuddin iyo wiilkiisa Arman Mansuri ayaa badbaadiyay 12 ilaa 15 qof oo ku jiray huteel gubtay oo ku yaalla Delhi.
Maxaa la shaaciyey
- Dab xooggan ayaa ka kacay hudheel ku yaalla Malviya Nagar, Delhi, halkaas oo 21 qof ay ku dhinteen.
- Riyazuddin iyo Arman waxay caawiyeen dadka ku dhaawacmay, iyagoo siiyay furaashyo iyo dhar muhiim ah.
- Arman wuxuu sheegay in haddii albaabka labaad ee hudheelka la furi lahaa, dad badan ayaa badbaadi lahaa.
“Aniga iyo dadka kale waxaan dukaanka ka soo saarnay furaashyo waaweyn, waxaana ku gogolnay waddada.”
Sababta ay muhiim u tahay: Sheekadan waxay muujinaysaa geesinimada iyo naxariista dadka Soomaaliyeed iyo sida ay u caawin karaan dadka kale xilliyada masiibada.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Sidee aabbe iyo wiilkiisu u badbaadiyeen Soomaali iyo dad kale oo ku jiray huteelkii gubtay ee Delhi?
Dab aad u xooggan oo khasaare gaystay ayaa ka kacay hudheel ku yaalla aagga Malviya Nagar ee magaalada Delhi, maalinti Arbaca ee todobaadkii la soo dhaafay. Dabkaas waxaa ku dhintay 21 qof. Waxa ka mid ahaa 11 qof oo ay soomaali ku jirto iyo muwaadiniin kale oo u dhashay dalal shisheeye.
Inta badan dadkaasi waxay halkaas u joogeen sidii ay u daryeeli lahaayeen eheladood oo caafimaad u soo raadsaday halkaas.
Xilligii ay masiibadan dhacaysay, hal arrin ayaa soo jiidatay indhaha dhammaan dadka. Taas oo ahayd in ku dhowaad 12 illaa 15 qof ay naftooda badbaadiyeen iyagoo ka soo booday daaqadaha hudheelka kuna soo dhacay furaashyo lagu goglay waddada waddada dhexeeda.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.