Topic
Warkasta is tracking sidee across 1 report from 1 source. Recent coverage touches baydhaba and xaaladda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Baydhabo (Caasimada Online) – Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa degan saacado kadib markii uu magaalada ka dhacay dagaal u dhexeeyay ciidamada dowladda, kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed iyo ciidanka taabacsan Lafta-gareen. Dagaalka ayaa sababay khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed, hase yeeshee tirada rasmiga ah ee khasaaraha weli lama xaqiijin. Wararka laga…