Sideey ciidamadu u dileen horjooge Mustaf Maxamed Dhaayow
Waxa dhacay
Hal il · Jowhar
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ka fuliyey duleedka deegaanka Moora Hagar Guudale, taasoo keentay dhimashada horjooge lagu magacaabi jiray Mustaf Maxamed Dhaayow.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku guda jira howlgallada lagu ciribtirayo haraadiga maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab ayaa maanta howlgal ka fuliyey duleedka deegaanka Moora Hagar Guudale, oo qiyaastii 20 KM dhanka koonfureed kaga beegan magaalada Xudur ee gobolka Bakool.
- Howlgalka ayaa lagu dilay horjooge lagu magacaabi jiray Mustaf Maxamed Dhaayow, kaas oo kooxda Khawaarijta u qaabilsanaa ururinta lacagaha iyo xoolaha ay si baad ah uga qaadaan shacabka ku nool deegaanno ka tirsan gobolka Bakool.
- Howlgallada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee lagu baacsanayo maleeshiyaadka argagixisada ayaa sii soconaya, iyadoo si gaar ah loo bartilmaameedsanayo horjoogayaasha Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya godadka.
- Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay bogaadinaysaa geesinimada iyo naf-hurnimada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxayna adkaynaysaa in la sii dardargelinayo howlgallada lagu ciribtirayo haraadiga maleeshiyaadka argagixisada, si loo xaqiijiyo amniga iyo xasilloonida dalka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee sababay in la beegsado Mustaf Maxamed Dhaayow?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ka fuliyey duleedka deegaanka Moora Hagar Guudale, iyagoo dilay horjooge lagu magacaabi jiray Mustaf Maxamed Dhaayow.
- Mustaf Maxamed Dhaayow wuxuu ka mas'uul ahaa ururinta lacagaha iyo xoolaha ay si baad ah uga qaadaan shacabka ku nool deegaanno ka tirsan gobolka Bakool.
- Howlgallada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee lagu baacsanayo maleeshiyaadka argagixisada ayaa sii soconaya, iyadoo si gaar ah loo bartilmaameedsanayo horjoogayaasha Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya godadka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Sideey ciidamadu u dileen horjooge Mustaf Maxamed Dhaayow
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku guda jira howlgallada lagu ciribtirayo haraadiga maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab ayaa maanta howlgal ka fuliyey duleedka deegaanka Moora Hagar Guudale, oo qiyaastii 20 KM dhanka koonfureed kaga beegan magaalada Xudur ee gobolka Bakool.
Howlgalka ayaa lagu dilay horjooge lagu magacaabi jiray Mustaf Maxamed Dhaayow, kaas oo kooxda Khawaarijta u qaabilsanaa ururinta lacagaha iyo xoolaha ay si baad ah uga qaadaan shacabka ku nool deegaanno ka tirsan gobolka Bakool.
Howlgallada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee lagu baacsanayo maleeshiyaadka argagixisada ayaa sii soconaya, iyadoo si gaar ah loo bartilmaameedsanayo horjoogayaasha Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya godadka.
Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay bogaadinaysaa geesinimada iyo naf-hurnimada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxayna adkaynaysaa in la sii dardargelinayo howlgallada lagu ciribtirayo haraadiga maleeshiyaadka argagixisada, si loo xaqiijiyo amniga iyo xasilloonida dalka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ka fuliyey duleedka deegaanka Moora Hagar Guudale, taasoo keentay dhimashada horjooge lagu magacaabi jiray Mustaf Maxamed Dhaayow.
Qodobada muhiimka ah
- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ka fuliyey duleedka deegaanka Moora Hagar Guudale, iyagoo dilay horjooge lagu magacaabi jiray Mustaf Maxamed Dhaayow.
- Mustaf Maxamed Dhaayow wuxuu ka mas'uul ahaa ururinta lacagaha iyo xoolaha ay si baad ah uga qaadaan shacabka ku nool deegaanno ka tirsan gobolka Bakool.
- Howlgallada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee lagu baacsanayo maleeshiyaadka argagixisada ayaa sii soconaya, iyadoo si gaar ah loo bartilmaameedsanayo horjoogayaasha Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya godadka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid Al-Shabaab oo ku saabsan howlgalka.
- Maqaalku ma caddaynayo tirada saxda ah ee khasaare ama faahfaahinta howlgalka.
Gunaanadka akhristaha
Howlgalku wuxuu muujinayaa dadaallada milatari ee socda oo ka dhan ah Al-Shabaab gudaha Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee sababay in la beegsado Mustaf Maxamed Dhaayow?
- Ma jiraan warar ku saabsan khasaare rayid ah inta lagu guda jiray howlgalka?
- Maxay noqon doonaan talaabooyinka xiga ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka dib howlgalkaan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · security · security · maxamed · dhaayow
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- DF oo shaacisay magaca horjooge sare oo laga dilay Al-Shabaab
Caasimada Online
- Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyey duleedka Xudur, kuna dilay horjooge Al-Shabaab u qaabilsanaa baadda shacabka
Shabelle Media
- Duqeyn cirka ah oo laga fuliyay deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha Hoose
Shabelle Media